Muuqaalkan waxa aan idinkula
Wadaagi doonaa qodob dhawr ah oo aan is leeyay wax baxan ayay nolosheena ka badali karaaan .
Tusmada muuqaalka
00:00 - 00:26 hordhac
00:27 - 00:34 intro
00:35 - 03:35 saddex xidhiidh wanaaji
03:36 - 04:50 wax isbar maalin walaba
04:51 - 06:20 hawlaha adag u dulqaado
06:21 - 07:14 jadwal maalinle ah samayso
07:15 - 08:44 dhafarka jooji
08:45 - 09:34 fadhi ku dirirka jooji
09:35 - 10:44 siyaasada jooji
10:45 - 12:09 khamaarka jooji
Негізгі бет Ойын-сауық Hadaad talo i waydiin lahayd! || afar samee ,afar kalena iska dhaaf
Пікірлер: 61