Wadadku ma PHD ban haysta bu iga dhadhicinaya imika 😂😂
@abdigah5364
3 жыл бұрын
Waxqabad maad ka hadashid intaad is xayaysiin iyo shahaadado ka hadlayso. Bal sheeg waxaan jago-jagaysi ahayn eed soo kordhisey muqaal iyo nadaafad iyo qurux . Xaaraan lagu naaxo waa ceebuun waxa laga taransada
@bintiahxmedsaleban9682
3 жыл бұрын
Hadaad Culimo Illahy Ka naqanaya tahay Maxaad magaaladii Burco ee masuulka lagaaga dhigay wadooyin Ugu Dhisi Wayday Hal wadona lagaaagama aayayo Xagaad gaysay Cashuurtii shacabka Burco
@saed8202
3 жыл бұрын
Maayor ka wadooyin dhis badan burco muusoo marin. Qofka kasto oo Burco ku nool taasi way umuuqataa haddi oo qofkaasi dareen sax ah leeyahay.
@MMATvs
3 жыл бұрын
Calool jileeca iska daaya HJ meesha cod iyo faro ayaa laydinka maquuniyeee dhamaan shaqaalihii hore waa Gate ka dhaafa
@donotgiveuphelpneedypeople2241
3 жыл бұрын
Mayor Muraad dardaarankii ugu danbeeyey ee ugu cuslaa buu jeediyey....
@dul-cadmedia1562
3 жыл бұрын
ina muraad taariikhda been buu ka sheegay 1967 august 31 waxay ku beegan tahay maalin khamiisa halka isagu uu yidhi waa maalin isniina
@mohamedyusuf656
3 жыл бұрын
Adeer bye,fool xumo
@isseyusuf8888
3 жыл бұрын
Caydu waa ceeb
@mohamedyusuf656
3 жыл бұрын
@@isseyusuf8888 Haye isse yusf fool xume nin rag ah ceeb ku ma ah.ina yusuf.
Пікірлер: 13