Asc mudane so dhawow aad iyo aad ayaan kugu ham balyenayaa mudane fiqi. Inkastoo siyasada aan kala nahay nabad iyo nollol . Iyo daamul jadiid hadana ma aha in laysku qaso kala aragti duwanaanta siyasada iyo gusha dalka waa kala labo guul dowlada somalia
@raghedanan3959
Ай бұрын
Maasha Allah Guul iyo Gobanimo Mudane Wasiir Fiqi Guulayso….👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
@waab4314
Ай бұрын
Raagow waa xagee ma fiqi baa ku soo saaray in muddo ahba social media kuguma arag.
@raghedanan3959
Ай бұрын
@@waab4314 Suldaan maya Fiqi ima soo Saarin ee Wanaaga iyo Dawlad Dhiska iyo Horumarka socda weeye waxa isoo saaray.
@abdirisakmohamoud1772
Ай бұрын
What a beautiful speech keep on going wasiir fiqi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SharifAbdul-in3cu
Ай бұрын
Ciddii Ookiyaale qabiil ku eegta ayuu hadalkiisa nuxur u leeyahay F. CAMAN KUUS.
@fadumaali4556
Ай бұрын
Mashaa Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido farxaď mudane wasiir Fiqi guuleso halyey Qaran guuleyeso inshaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
MashAllah wan ku faraxsanahay kulankan qiimaha badan ee Jaaliyada Manisota. Reer Manisota iyo Martitu way mahadsan yihiin. Dawladda Soomaliya waxan leeyahay Halku dhagiinii rumeeya, reer Manisota way muujiyeen Midnimadoodii. Hadaba Soomaali Heshiisan rabnaa.
@user-bx1bp9cv9y
Ай бұрын
AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL AWDAL tatsts of Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 GUUUUUL JAMUURIYADAA
AWDAL tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 GUUUUUL AWDAL OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUL AWDAL OF SOMALIA 🇸🇴
@NADIRHASSANAWIL
Ай бұрын
Jilicsan fiqi
@mcnncm1318
Ай бұрын
Coadow jabay mooryaan isbaaro argagixiso
@mcnncm1318
Ай бұрын
Guul somaliland and ethiopia 🇪🇹
@user-bx1bp9cv9y
Ай бұрын
AWDAL tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴
@user-bx1bp9cv9y
Ай бұрын
AWDAL tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴
@saidmussa6461
Ай бұрын
Ciyaal Faaycali to wasiir arimaha dibadda cajiib somalia dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@allahadoonkiisiiayaanahay27
Ай бұрын
Rerkaagii miyaad meesha ka arki weysay?
@ahmedmose5466
Ай бұрын
Wan ku naqaan waxad tahay caruurtii aay oramad ku dhalen somalia oo afka somaliga baratay oo joga hargeysa
@SharifAbdul-in3cu
Ай бұрын
Fiqi Mooryaan waa ninkii ku faanayey Xasuuqii uu 91kii ka mayb qaatay ee aay Beeshiisa geeysatay, wuxuuna ka mid yahay dhibaatada Soomaaliya! Yaa eega qalbiyada dadka uu hor taagan yahay oo u badan kuwii ka badbaaday!
FIQI HUBKII QARNKA IYO CIIDMDII QARNAKA SWDIIGII U SOO RAREY LAASCANOOD EE DIYARD KU KENI JIREY SOMALI IS DILEYSA MANEY AHEYN KOLKA HUBKA IN LGU AMINO SOMALIA MA AH
@abdullahiomarali5241
Ай бұрын
26 June wxey qaas they reer Somaliland
@MaxamedAbdiaadam
Ай бұрын
FAQASH KAN WAA KUWII AAN BOQOLAALKA KA DILAY INTUU JOOGAY CABAADE FIQI
@muhadbarre1821
Ай бұрын
الوزير الخارجيه الصومالية رفع الشعور الأمة الصومالية كلها وارجوا أن ترحبوا بجهده كلنا بدون الاستثناء. لانه التفرق، والأنانية والعصبية لايقدمنا لمصلحتنا ولكن يقدم لمصلحة الاعداؤنا التاريخ.
@AbidiMohamed-ih7fb
Ай бұрын
ماهي الجهود قدمها للأمة الصومالية
@muhadbarre1821
Ай бұрын
ما قدم لفترة قصيرة الذي هو يسغل في حقيبته حالي الاحد لاينفي علي جهده الا من الذين لايرون ما يرون الجماهير الذين لوزير الشؤون خارجيه. لا احد يرحوا أن يري لحياته كل الصوماليين في موقف واحد بدون خلاف. بينما كل صوماليين يخالفون الاشياء لايهم الصوماليين قبل قضية الكبري التي يتعلق لمصلحة الوطن ،والاستقرار والأمن ،والتوحيد ،والشرف والاستقلال. وشاهد شهداء الجماهير الذين استقبلوا بترحيم وديه والسرور التي لاينكر فرد اوافرد .
Muqdisho xaal u weysay beenlow 2 af leh yaa aamini karo
@omarmaxud3211
Ай бұрын
See mooryaan loo aaminaa,mooryaan tihiin
@saidmussa6461
Ай бұрын
Ninkani 1988/ 90 ahaa Ciyaal Faycali oo naagaha dahabka ka goosanjirey xaafada Buuloxubey iyo cinema Ducaale ayaa hadda wasiir Arimo dibadeed laga dhigey xasan Muufo Dameer culusow Dameerkada la seexo
@user-gl2go3kp6s
Ай бұрын
Cil ku aya ku dilayo somali we sco ta snm burbur ku jirta
@aaminasahra1875
Ай бұрын
Maxaa ku geeyey meeshaas sidaa sheegtey tuugadu joogto mise booliska tuugada ka furta waxey soo dhacdaad ka mid aheyd ,tuug intuusan tuug la oran buu tuug ku yiraahdaa wll mahadsanid.
@sharafxaaji1047
Ай бұрын
Sland wadan ma ahan intaas miyaad ka carootay
@waab4314
Ай бұрын
Ciyaal fay cali kama dambeen siyaad barre taasaa sheegaysa cidayn u shaqayn jireen iyo asal raacooda.
@aaminasahra1875
Ай бұрын
Waryaa fiqi qabiil baad meesha u joogtaa ee shaqadaada qabso adigoon umada kalena dulmeyn ,intii soomaali kitaabka ku dhaqanto oo dastuur u noqoto ,ilaa adinkaa 4.5 wax ku qeybsadee.
@muhaibrahim2152
Ай бұрын
Wassir giiridhi iyo caatosh yare ma wallala😂😂😂
@fabulous-dy7kq
Ай бұрын
Somaliland guuuuuuuul ethiopia guuuuuuuul
@abdirahmanismail6616
Ай бұрын
Waxaanu u mahadcelinaynaa 1000 jeer Abey Ahmed iyo Ethiopia iyo Madaxweynaha mudan ee MBC maansha Allaah waa guul MOU
@aaminasahra1875
Ай бұрын
Waad soo dhuntaan moodaayaa ithoobiya meeshii looga mahadcelinaayey ma aadan imaan halkaan tv soomaali ah waaye ,marka jidka saxo ,horta qowmiyadaha ithoobiya ma heshiiyeen wll?
@user-yy4ke3xf3h
Ай бұрын
@aaminasahra1875 😂😂 wasiir kaaga dhan ee. Arimaha dabada halkamad oo inglish ah mayaqaaan jarmany baaa ceebaysay Kan. Dadka uu u qudbadaynayo waa qurbajoog ma fahmayaan wuxu ka hadlayo markaaa Kan wuu ceebobay
@user-lo7mv4ki1c
Ай бұрын
Nin aanan wax badan ogayn 😅😅😅😅
@abasemohamed6827
Ай бұрын
Run hadii aad doonaysan Dawlad nin Hawiye soo dhisay Beled weyn ma dhaafayso,
@odowaboqore249
Ай бұрын
Somaliland wa laga qabankara ma jorto horay u socoray
@mcnncm1318
Ай бұрын
Cadowga somaliland cagta hoosteeda ku jiraa fiqi mooryaan isbaaro argagixiso
Waa khalad hanti shacbi in la dhaco balse adigu hanti shacbi nadiif ma ka thy wll bal dib u noqo ,marka dhacii hadii lagaa riixdey raali noqo waxii adinka iyo ayaga aad umada ka lunsateen u soo celiya waxba malaa,ig ha iska dhigininee maryooley ,soo celiya hantidii aad soomaali ka dhacdeen darood iyo hawiyoow iyo kuwii kale ee qaatey ayaguna waxaad ka tagteen.
@mazatoshi7501
Ай бұрын
Wasiir laakiin waxaa ku hadleysay al abaadir private English, naga sax bahasha oo carabka yara qalooci
@cabdullahishaafici6928
Ай бұрын
SAIDMUSSA, DHAQTAR TAG IS BAAR, QUR'AAN ISA SAAR. QOF MADAX AH CAY WAX KAMA QAADDO SAA WAA MADAXE.
@abdirashidfarah2474
Ай бұрын
Bada soomaaliya soomaali oo dhan wey ka mideysan yihiin inaysan itoobiya qaadanin laakiin dowdan ma aha dowlad iskuwadi karto soomaaliya kuligood waa usc
@fabulous-dy7kq
Ай бұрын
Dirty muqdisho boy 😂😂😂😂somaliland guuuuuuuul
@saidmussa6461
Ай бұрын
Ninkani School maba dhigan oo waligii ciyaal faycali iyo ciyaal jeeb ayuu ahaa luqad English iyo mid kaleba maba yaqaano waa jaahilnimo ayaa dilootey oo da'diisa been ka sheegey 63sano ayuu jiraa
@sharafxaaji1047
Ай бұрын
Iska ooy
@abdijama603
Ай бұрын
Dastuur dhul, lacag iyo xil laaluush lagu bixiyey miyaa dadka looga dhigayaa mi soomaali leedahay? Somalia 4 sano bay dib u dhacdey.
@ArkaAarka-kw3vo
Ай бұрын
ISAGAA. SOMALILAND. U SEXER JABUUTI. HASHIISKA. DADKA AYUU BEEN U SHEEGAYAA
@abasemohamed6827
Ай бұрын
Duufka iska bi’i Fiqiyow,caano ninkii keenay la og yahay ninkastaa ha sheegto.
Foreign minister of dirty muqdisho 😂😂😂😂somaliland guuuuuuuul
@abdirashidfarah2474
Ай бұрын
Kan hadlaayo wadani ayuu iska dhigayaa beenta naga yareey
@user-fy1qe2ff5e
Ай бұрын
Beenta weeyi. Waanu Oglay itoobiya n somaliland r brothers
@mcnncm1318
Ай бұрын
Ilhan LGBT lesbian qoomuluud majeedhen MJ OIL 🛢 SALIID QUMBE
@CheckmatedMedia
Ай бұрын
Criminal. Alshabaab member
@user-ph3qm3hp8f
Ай бұрын
Shabab somaliland ma joogan Ee xaqiiqda ka hadal ciilka somaliland adaa qabe maxaa ka Qaali jadha 😂
@Jamac20
Ай бұрын
Tuuug xaraan ku naaxey mooriyan gobolka galgaduud isbaaro u taalo
@mcnncm1318
Ай бұрын
ILHAN LGBT LESBIAN QOOMULUUD MJ OIL 🛢 SALIID QUMBE
@aaminasahra1875
Ай бұрын
Said musoow qabyaalada ha waarto qalbiga baa i nay dhag leh miyaa xaajadu ,nin rag ah dhaqankiis maaha waxaad wado uma baahnid ninkaad necebthy inaad wax u soo qorqorto ku dadaal uun sidaad booskiisa u tagi laheyd ama u bedeli laheyd nidaam ahaan ,adinkaa qabiil wax ku qeybsadee ka har ninka adeer meesha boqortooyo ma taalee gacan ku rimis ah wadan sameyso aad xukunto jasiirad camal😂😂😂😂
@mcnncm1318
Ай бұрын
ILHAN LGBT LESBIAN QOOMULUUD MJ OIL 🛢 SALIID QUMBE 😂😂😂
Wll cidna ha ku xumeyn dhulkaaga iyo badaada iyo naftaadaba isi suuq gee wll hadaad jaceyl ku helayso,intaad is leedahey cid ku careysii adiga ha ceyrtoobin oo ha karaamo beelin uun akh.
@maryamdirie6842
Ай бұрын
We love Éthiopien more than Somalian if we are Somalilanders
@abdirahmanismail6616
Ай бұрын
Futada ayuu ka hadlayaa xaarweyne Somaliland iyo Somali shaqo iskuma laha, doqon markuu waxba qabsankariwaayo ayuu sabab aan midho dhal aheyn kumeeraystay beenaale beenaale beenaale
@aaminasahra1875
Ай бұрын
Haduu ka hadlo adna ma dhaantid oo soomaali baad thy kow dheh,dantaada ku mashquul uun ,bada goormee wareejineysaa somaliga waalanoow iga raali noqo waan yaabey uun.😂😂😂
@muktara.9989
Ай бұрын
Qabyaalade xun baad qabtaahe markaalahayde Puntland halafarafareeyo soo cadowetimo ma aha mooryaanimadii 1991baade wadaa
@cabdullahishaafici6928
Ай бұрын
SAIDMUSSA, DHAQTAR TAG IS BAAR, QUR'AAN ISA SAAR. QOF MADAX AH CAY WAX KAMA QAADDO SAA WAA MADAXE.
Пікірлер: 107