Rodol tawers Hambalyo Masha Allaah Yurub. Markaan.ka soo xir xirto Ayaan idinla soo xariiri doonaaa C salaan hereri. Mahadsanid.
@shukrihaji6958
10 ай бұрын
Mansha llah ader kiisa Waad mahada san tahay abdisalan shaqad fiican umada uu soo gud biso❤ hal kaa ka sii wada
@marianmohammed67
10 ай бұрын
Ilaahey ha ku nabad galiyo umadda guryahan dheerdheer ee Afrika laga dhisayo
@mawlemagan
10 ай бұрын
Mashallah!! Abdifatah (rodol homes) Alle ha u barakeeyo ganacsiga. Dhab ahaan wuxuu soo bandhigey dhismayaal tayo sare leh. Dhismayaashaan, waxaan fili inay daboolayaan baahida Soomaalida ee deegaan.
Waa umad dhan oo wadan aynan laheyn dhisaya alla calool xuma badana, illahow somalia nabad nooga dhig😢😢😢
@madbacaddagalkiojet7867
10 ай бұрын
Dalkeena iyo dadkeenaba in loo tashtaad moodaa.. meel cidlo ah baa laysku haystaa umadii kalena horumar bay kafakarysaa
@AliAsadMo
10 ай бұрын
We are KENYANS 🇰🇪, we cannot leave and won't leave. We will continue building our nation!
@abdikariinibraahim3252
9 ай бұрын
Kenya wa dal somaliyed Yaaa yiri somali malaha... Adunka Dadku waxay kufikiran dhulbalaarsi somaliduna waxay rabta inay 1 mel ku xaraysnato 2050 Nairobi wa inay noqoto mudisho oo kale wada somali
@abdulrahmanhassankafi6312
8 ай бұрын
Wadan kiiii adiga oo kale laguuuu dayay ee ha ku deeeeqo
@Som-Hanoolaato
6 ай бұрын
Waxaa uguwacan Al sheydaanki oo umadda wadanka ka eriyey, oo umadda iyo waxay arkaan qarxiyaan muddo 30 sano. Dhisa waxaad rabtaan, meesha nabad leh ee aduunka katirsan…….ilaa ay alsheydaanka wadanka kadhamadaan. Xasuusnow in Al sheydaankii ay yihiin kuwi dileen dadbadan iyo 200, ardey iyo macalimiintooda .
@dekadahir1828
10 ай бұрын
Asc masha allah tabarak
@alikaffe1242
10 ай бұрын
Masha Allah
@zaakkahin7370
10 ай бұрын
Somalinimaduba Amarka Allah Ninkasi ayay ku dhantahay rabigu ha ku ilashado amin Amin Amin
@shcyb1584
6 ай бұрын
Maxaad ku tiri?
@zeinabyussuf1991
10 ай бұрын
Aasia good lucky keep on your work
@afjanoabdilahi6458
9 ай бұрын
Thanks adeer😊😊😊
@umalkhayrmohammed8931
10 ай бұрын
Proud of Asia..😊
@mohamednur1696
10 ай бұрын
MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH
@abshirmohamed3527
10 ай бұрын
Masha allah
@ifraxmaxamud9617
10 ай бұрын
Run ahan waan ka xumahay waxa aan jeclan lahaa in aay soomaalidu dhisato dhulkooda please dabaq kuma raaci doone ee dhulkiina dhista
@muslimlivinglife9341
10 ай бұрын
Kenya waa dhulkeena garisa iyo wajir waa dhul soomaaliyeed oo kenya katirsan
@shlmhd7386
10 ай бұрын
Ifraax maxa somaliya dhul laga dhisaa baaburta raashinka sida dekada ka soo baxa isbaaro loo dhigtaa guri xata hada dhisan maagto o canshuurta iska bixiso dhismaha xata laga joojinayaa wana lagu xirayaa marka somaliya ha iska bur bursanato ila caqliga u so noqdo isbaaradana iska dhaafaan
@bashirhersi2829
10 ай бұрын
Kkkkkkkkk dadku meeshay lacag Ka helayaan ayey dhisanataan
@aliabdi8347
10 ай бұрын
Guryaha nairobi way ka raqiisanyihiin kuwa laga dhiso Muqdisho iyo hargeysa wayna kataya fiicanyihiin sababtaas ayaa keentay inu qoofka nairobi ugu gato guri
@AliAsadMo
10 ай бұрын
Kenya is out country. We are building our country 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪
@SuugaanSafaari
10 ай бұрын
Maansha Allah hambalyo.
@maxamuudmaxamed5108
10 ай бұрын
Masha allh
@khaalidcusmaan2778
10 ай бұрын
War naga aamus kenya maxaad kavtahay kenya malin somali baa nala yiraa kenya dadaal beey ku bixineeysaa in ayan somalia. Dagin si dhaqaalaha somaliya kenya u gala
MaSha'Allaah waaa fadliga Allaah uu siiyay Somalida xagga well activity for every thing biznesses in the world: Nairobi'Kenya,, waxaan Allaah ka bayayaa inuu ka qabto dadka cadowga ku ah umadeena Somaliyed: sida Kenya/Ethiopia oo aan si aad ah u ogahay in ay yihiin codowga shacabka dadka iyo ama umadweynta Somaliyed..
@aliabdi8347
10 ай бұрын
Soomaali cadow aan iyaga dhexdooda aheyn maleh
@AliAsadMo
10 ай бұрын
Kenya is out country 🇰🇪 🇰🇪 don't spread hate
@ashamuhammad1982
10 ай бұрын
Naeema guriga iskor saaran iyo kuwa flat ka kuwee fiican
NAYROOBI AYAY DHISAYAN MARKASAY KELEEYIN WA DHULKINI CAWAAN FOQOL CAWAN. HADAY GARISA HANTIDODA GALIN LAHAYEN WABA LO GARABI LAHA!!!!! WA UMAD DALKODI LA NAXSIIYAY OO MALAB LO MARIYAY DAL SHISHEYE OO DADKI LAHA HAGAJISTEN!!+
@jama253
10 ай бұрын
sida wadamada ajaanibta loo dhisho way yaqaana lkn ma yaqaanan sida loo dhisto wadankooda..
@onelove7853
10 ай бұрын
Meesha nabad leh ayaa la dhisaa walaal xamar hadeey nabad noqoto iyadaaba dag dag ku dhismeeyso
@jama253
10 ай бұрын
@@onelove7853 nabada waa wax la sameesan karo weeeye wll
@dugulemuse4458
10 ай бұрын
Somalida qaar waxay iska dhigayaan iney wadanaka marti ku yihiin, kenya somali cid ka xigto majirto waayo waxa jira qabaaila Somalida kamida oo kenya kamida gobolka labaad ee ogu weyn kenyana somali baa leh ✌️
@abdirahmancajiib0
10 ай бұрын
Maxaa vetting iyo interview loo mariyaa Soomaalida marka ay ID iyo passport qaadanayaan, oo aan kenyan ka kale loo marisiin hadii ay dalka u dhasheen? Su'aasha Ducaale xitaa kama jawaabi karo
@dugulemuse4458
10 ай бұрын
@@abdirahmancajiib0 waxa loo mariyaa si loo kala saaro somali wadanka iska leh iyo kuwa qoxooti ga kujoga dalka waana sax
@jellebashirmohamed-wc9op
10 ай бұрын
@@abdirahmancajiib0 Sharciyada aduunka kama warqabtid malaha
@ashamuhammad1982
10 ай бұрын
Run America guryaha kagadanaa Kenya is part of Africa/ Somali joogta degan too
@farhiyosharif8208
10 ай бұрын
@@dugulemuse4458WAXAD IS QABAD SISA MARNA WAXAD LEDAHAY SOMALIDA WAXA ISMODAYAN IN AYA KENYA MARTI KU YIHINN EE IYAGA LEH CIDI KAMA XIIGTO. MARNA WAXAD LEDAHAY. QARBA QOXONTIYA?? MARKA MASKAXDA LAGA GUMAYSTO WA SIDAN. ADEER DADKA SOMLIYE DALKODA WAXA UDHAMA MALAHA EE HAMAL GASJADEN DAL SHISHEYE MALKODA YAY KU QASAARIN MARTI AYA MARWALBA KH TAHAY DAL ADAN LAHAYN.
@abobasement346
10 ай бұрын
Somaliduh waxaan ku nacay dhulkodih bay so burburinayan dhul anay lahaynah bay dhisanayan waxaan kah baqayah meshan waa Africah berih haday kah bilabatoh waxaa waa lah dhacayah kk
@yusramaalim4865
10 ай бұрын
Abdisalam isli mel maaahan Allah aya maraqti iga ah bulacadhaha urkodha san naqaska iskurewaye urka mataq ba isobarey waxan isdahay dadki darenki malaqadhe . somalidha waxba yey no xayyesin ur iyo bulacad ba hostodha ah maleydagan marawi .
@aliabdi8347
10 ай бұрын
Been baad sheegtay, haddii aysan meel aheyn maxay intaas oo soomaali caalamka daafihiisa ka kala yimi umaal gashtaan? Mise adigaa ka caqli badan dadkaas oo dhan
Marka hore adinka wax isku ogolaada o cadaalad ku dhaqma
@aliabdi8347
10 ай бұрын
Horta ma la ii ogolyahay inan ka dhiso intaas oo magaalo aan ka aheyn degaanka beesheyda
@cabdirshidosman9649
10 ай бұрын
Somalida waa sixran yihiin ayagana waa la isku sixray oo waa is neceb yihiin, dhulkoodana waa lagu sixray oo waa neceb yihiin intaa dhul dad kale ayay u socdaan oo dhisanayaan ama ku riyoonayaan in ay dagaan.
@IRIR-SAMAALE_114
7 ай бұрын
Ganacsatada soomaaliyeed waxaan leeyahay shacabka ha marin habaabinina oo wadankeenii yaa u maqan haddii aad kenya aad guryo ka dhistaan, war umadda u dhisa dhulkooda oo shirkadiina ha qeybiso dhismayaasha oo ha ka kala dhisto dhulka 5ta Jamhuuriyadood ay soomaliweyn (Great Somalia) leedahay ee kala ah:- ■Jamhuriyada Somaliya ■ " " Jabuuti ■ " " Somaliland ■ " " DDS (Rajo) ■ " " NFD (Rajo) Haddii aad diidaan taladeyda ogaada guryahaas waxaa dhaxli doona kenya. Mahadsanidiin
@claahiahmed7202
10 ай бұрын
Jaamacada io Machadka language ka soo Hadal wall
@nuurnuuraan8624
10 ай бұрын
Waxaas oo lacag ah oo aye galinayaan wadan aye qaxuuti ku yihiin waxa ugo fiicnaan lahayd in aye dhalinyarada quryaha sidata laga iibsadaan quryaha oo aye nabad ka dhigaan
@AliAsadMo
10 ай бұрын
Build your own country, we are building Kenya 🇰🇪 🇰🇪 our home country. Stay with your tribalism and broken somalia
@nuurnuuraan8624
10 ай бұрын
@@AliAsadMo you are not even second citizen in Kenya they just your money
@AliAsadMo
10 ай бұрын
@@nuurnuuraan8624 So why do we have 5 counties that receive equal money from all taxes collected by ALL Kenyans? Why do we have our somali people as head of DCI, NGO board, IG police, national intelligence agency, and minister for defence? Do you even reason
@nuurnuuraan8624
10 ай бұрын
@@AliAsadMo I told you it’s just a time when they done with socking your money they will kick you out how many schools in mandheera
@mohamudaynaan2042
10 ай бұрын
These projects will be the best towers in Nairobi
@saharachannel1600
10 ай бұрын
Dhul kiina dhista 😂😂😂😂😂😂
@bilaladen7752
10 ай бұрын
Sharci kamajiro,
@halimoomar7529
10 ай бұрын
Laguma noolaan karo.Tuugaa u tashatay.Wadankii,cid aan ayaga kamid,aheeyne kuma noolaan karo. Dhulkeena Waa jecel nahay.Lkn Mooryaan ayuu faraha u galay.Tuugaa qabsatay.Dalkeenii.Allaha sahlo Amiin
@AliAsadMo
10 ай бұрын
This is our land too 🇰🇪
@saharachannel1600
10 ай бұрын
@@halimoomar7529 been ayaa sheegtey, tuugta waa noocyo badan tahay marka taas qiil kuuma noqoney so
@saharachannel1600
10 ай бұрын
@@AliAsadMo caqli kuuma aha sidaan
@yasminmaow4747
10 ай бұрын
I wish that we build our own land like this isn’t true? Why not we don’t build our own lands in Somalia 🇸🇴
@farhanwarsame3820
10 ай бұрын
Somalida yaa amini kara aniga aduunkan wax amino ma jogaaan
@hiboibrahim1983
10 ай бұрын
Somalidu dhulkooda iney dhistaan maxaa udiidey
@kingcade5498
10 ай бұрын
Barnaamijyada mareekanka shidan dadka hormarka ka sameeyay ama beeraha ku leh
@onelove7853
10 ай бұрын
Kkkkk buufis ku haayo
@Feeedomlove
10 ай бұрын
Herirri sheekadan mafiicna. Nairobi.mogadisho giri ka dhisa noo sheeg .thank you
@fadumoelmi3594
10 ай бұрын
Mogadishu ayan kugu jaya mad tiradod o dhisyan dalkiina inta ad dhisayso dal adan lahayin
@abdirahmanolow2830
10 ай бұрын
Muqdisho amaan maaha sxb
@globaltrends7520
10 ай бұрын
Wadan Aan laheen aad dhiseesiin, kiina Waa burbureyseen
Nairobi ok giriga iga radi .wan gadan dollar ban isticmali cash.Laakiin Nairobi qabiilkayga madegan .iso sheeg.ana qabiilkayga ku shegi.nairobi.walal xamar guri iga radi ani.
@ahmedcabdirisaaq2402
10 ай бұрын
C/salaan hareeriyoooow dad waawayn baa kugu xidhane muusiga ka reeb barnamijka nin dhalin yaro ahna ma tihide
@AbedaffelIsmaeldenville
5 ай бұрын
فى بادئ ذي بدء ، إنه لحري بالإشادة بشركتم المعنية بالتنمية العقارية ، ما من شأنه محاربة العشوائية ذات أبعاد سيماوية لعينية سيكولوجية الجماهير ، وفى محني معيارية سواقة أسد المتاح...وفى هذه الأثناء ، حبذا لو كانت لكم روية لفاقية بشأن التوافر على شاطبية فندقية ، بمعنى شقق فندقية المسماةب: Marinat ، بكامل الخدمات ، ouch the compliment of technical prowess....so forth casting my chill out
@roodanuur2196
10 ай бұрын
Their is something that somali people they're not beware of and those so called somali agency who building those apartments they're not telling the people thos apartment it's leases you will never own all the apartments are leases some of 40 years or maybe 50 years than Kenya will take over.
@AliAsadMo
10 ай бұрын
Only foreigners are given leases. Kenyans like us just own land. Simple. In Kenya we buy our land. You are one of those who think we are foreigners in Kenya? Shame on you
@abdiasisali
9 ай бұрын
Asalama alaykum akhi Ali: Asalkaagu haduu somali yahay sideed ku noqon kartaa Kenyan🤔 Sharcigaaga Kenya ma waxuu kaa dhigi kara Kenyan 🤔🤣 Laguma diidin inaad noqoto muwaadin kenyan ah laakin warkaada cadee. Mida kale maxaa ku diiday inaad afsomaali wax ku qorto ileyn somali ayaad la hadlaysaaye 🤔 Dadkaas aad sheegayso eed leedahay nooma haystaan inaan kenyan nahay way kaa saxsanyihiin waayo waxa jira somali is mooda inay Kenyan yihiin. Qaarkood xataa afsomaliga way ka faanaan waxay ku wada hadlaan sawaaxili, English iyagoo dalkooda kula hadli kara afsomaali qaarkod wayba iloobeen afgoodi. Afgooda ma qori karaan mana akhrin karaan . Ma fiicno inaa la isku dejiyo dad anad aheyn waxaad tahay nin Muslima oo Somaliya. Jazakullahi khayr khayr.
@batulasmail8261
10 ай бұрын
Sweepinpool 😏😏😏🤚🤚🤚
@quruxay
10 ай бұрын
Wadan kale waxad ku dhisto adi malihiid
@yahya-wadani
10 ай бұрын
Legendary hereri I'm very disappointed in this program and your recent few episodes, we as Somalis are very much interested what's good for entire Somalia we're not interested in investing in Kenya or any other country, let's not encourage our somali community to invest in foreign countries,we've been to hell and back the last 30 years so it's time to encourage all wealthy, business men women to put their money where their mouth is and invest in hargaisa,muqdisho Berbera, bosaaso Kismaanyo to transform the infrastructure for the future of the nation and generations to come inshallah ✌🏻
@daidibrahimadam482
10 ай бұрын
Somali Kenyans cant risk their money putting in Somalia due to tribal issues.
@Limbosaid
10 ай бұрын
Somalis have native lands. Entirely North eastern Kenya garrisa county , mandera and wajir are Entirely ancestral lands of Ethnic Somalis.
@bongasasa3895
10 ай бұрын
You must sort out security first all these ppl would rather invest in Somalia but come on shit is elephant over there!
@leiladagane
10 ай бұрын
But somalia u invest then after it destroyed by alshabab
@yahya-wadani
10 ай бұрын
@@leiladagane no more الشباب our country is safe to invest leila
@khaalidcusmaan2778
10 ай бұрын
Dal ajnabi ah ayaad noo xayeeysiineeysaan sxb dhul iyo gurya somalia ayaa nooga baahan magaalooyinka aad qurxineeysaan adinka malihidiin saxibayaal xoolaha laga soo dhacaya somaliya xaq maahan in Kenya lahu dhisa
@farhanabdiabdi9096
10 ай бұрын
Xasiid ha noqon pro waa inada ku farahda hormarka somalidu ka sameneyso Nairobi waxa dunida naga rebeyo inanan isku farah sanenan hormar gadho xumata ka reba somaliyey
Kenya dal somalidu ajanabi kutahay ma ah 5gobal bay somalidu kuledahay dhamaana wadanka wala wada dagan yahay
@mohamednur3681
10 ай бұрын
adiga somaliya haku deeqdo anaga uma soo socono miskiin yahow xaasid ka ah noloshena mashqul ka kadhaaf alshabab baatahay
@bisharGellowMahad
10 ай бұрын
We don't need somalia.we are happy in kenya.please go home
@sahibuturab7279
10 ай бұрын
Where’s all the money coming from
@bongasasa3895
10 ай бұрын
Shaqo my friend work hard and build shit it’s as simple as that no magic
@Som-Hanoolaato
6 ай бұрын
@@bongasasa3895 Shaqo, shaqo hard 😅
@batulasmail8261
10 ай бұрын
Tayada guriyaha aad ayey ooga been sheegaan Guriyaha Kala fogeeya dadka neefta ha ku celinina
@asha3777
10 ай бұрын
Somalidu waa dad aan waddankood jacleeyn oo waddanne kale maal galiya. Maxaa u diiday in qofkasta ama qoys waliba tuuladii ama magaaladii u ka yimid dakhliga iyo hantidiisa galiyo
@AliAsadMo
10 ай бұрын
Tell those citizens of Somalia. Not us. We are KENYANS 🇰🇪 🇰🇪 🇰🇪
@DuniaIsmail-of1oe
2 ай бұрын
Rodol namber kuso qora
@amalidiris9641
10 ай бұрын
jidku wasakh badana waside guriga markad dhistan de nadafada jidadkana ku dara
@missalishaa2356
10 ай бұрын
Abyo guriga dismada aya kusocoto that’s why
@iloveyoumum2922
10 ай бұрын
Ala ciil badanaa Somali dalkeedii waa bur burisay dal shisheeyana sidaaney u dhistay
@momindekk1
10 ай бұрын
Nairobi anagu ma Lehin yaan la burn buunin stop stop stop
@farhanabdiabdi9096
10 ай бұрын
Ma waxad ka huntahay hormamrka Somalidu ka sameynaso Nairobi Inad ka xumato maha ee waa inadku dhir galisa wayo somali nabad kama jirto marka xumanta kareba homarka qofkasta marka u Hormara rabo dalkisa kuma kobana waxa loo bahan yahay Dunida oo dhan waainana hormara La taban karo kaso hoyana marka Alleh waadanken nabad ha noga dhigo marka ayan hormar gadheyna❤
@farhanabdiabdi9096 walal wadankeena u baahan in la dhiso waa maxay nairobi iyo istanbuul ayaan dhisyaa, hadii 2h uga bax lagu dhaho kawran? Reer walba magaladooda ha dhistaan SaaS wadanka lagu dhiso, you don't belong to kenya we belong our tuulo inaan dhisano.
@cabdibasid1122
10 ай бұрын
kzitem.info/news/bejne/kq6froOpopmeqYo soo daawo
@JJAbdi
10 ай бұрын
Mashruuc walba 80% waala qaatay kuleeyihiin..dadkaas intaay oogu diyaarsanyihiin mise waa iska business language 😂
@mustafaabdi8427
10 ай бұрын
Why you don’t build your own country
@kinsiwais5918
10 ай бұрын
Very sad somalia we building other countries but demolishing our country? Beautifying other men's land. Were he can take over your property and no law protection on ur side.
@abdinasirmuuse5695
10 ай бұрын
Somalia in laga dhiso fiicnaan lahedaa adunkan bari iskaga dhaqaaq kugu filan
@farhiyosharif8208
10 ай бұрын
2 QOFKA SOOMALIGA EE KU LEH SHACABKA SOMALIYED KU SONOQDA DALKINA KENYA MAXA QOFKA LAGU MACNAYN KARA??? MUXU UGA JEEDA WAA FREE WAXBARASHADA IYO DIINTA??? MAWAX BARASHO BILASH AH AYA AFRIKA TAAL TABCAN WAAXI WAR ORDO DAKINA DHISTA DAL DAKI LAHA AGAJISTEN HA KU MEREYSANINE !
@ummuisra6721
10 ай бұрын
Soomaaliyi dalkoodii bay ku heshiin waayeen oo dhisan waayeen alshabaab iyo qabyaalad dawlad xumo is nacayb ayaa halkaa dhigay markaa reero kale dalkoodii ha dhistaan lama yaabanni
@maajidmustafe252
10 ай бұрын
Telfonkgap
@masterkanfuu2536
10 ай бұрын
Kenya land is for Kenyans be wise to know where you invest your money
@bashirmohamed8020
10 ай бұрын
Are somalis not kenyans
@anezlyrics7154
10 ай бұрын
Then Who's kenyan people? Is there's a tribe called kenyan?
@Redman11829
10 ай бұрын
Umad dalkoodii kacararay oo dalal kale jaclaystay.
@payitforwardpower9910
10 ай бұрын
Hassan dhiiqo aa wadanka Somalia gacmaha qabtay. Tuugo iyo musuq. Wadnaha ku istaaq hassan iyo xasaskiisa 😂
@ameritransportllc7922
3 ай бұрын
80% TO 90% OF MONEY USED TO BUILD THIS PROPERTIES ARE COLLECTED FROM SOMALI DIASPORA. (Not yours) PLZ YOUR PROFIT MARGINS ARE INSANE. YOUR BROTHERS AND SISTERS LIVING ABROAD ARE NOT COLLECTING DOLLARS FROM TREE. PLZ FARE PRICE. NOTE: PLZ CONSIDER BUYING TOWN HOMES INSTEAD OF THIS GIANT BRICKS WITH NO SUN LIGHT AND PEOPLE SCREAMING FROM ALL DIRECTIONS. THIS GIANT BRICKS COST MORE.
Пікірлер: 169