ilahay idin dulay kuwah mah somali u ah dowlad ilahay idin dulay waa shacab aad u damir xun o gunah labadah tug bay qabil iyo lacag xaranah ku dorten somali Qadhmun weligin nocas bah idin talinayah
@Ali_qasim143
8 күн бұрын
Hooyo adiga iyo ayaga midkii geerida ku hormaraaya alle baa garanaaya xaqaaga ilaah hakaaga soo dhiciyo hooyo xolahaaga oo xoog ama qabiil ama dowladnimo lagaaga haysto xanuunka ey leedahay waad garanee adigana waxaad afkaaga kacadeyne in aad sidaas oo kale yeeli lahayd lkn dowlada pundland kaa hor iataagsan tahay adigo donaya kuwo qiligood kula noolaa ama dagan pundland lkn xoolahooda kubanaysanaysid in ey isku hayb yihiin gudomiyaha iyagoo raali ka ahayn in xoolahaaga lagaa qaata amaba ey nan garanayn aadan madoobahaba hadii adigoo maamo domaliyed ah iyo hadii madaxdii dalka dhaqan kooda sidaa yahay jiilka dambe ee aad role modelka utahiin dhaqankooda sidee buu noqonayaa ilaahayow umadaada xaqooda usahal kuwa lanoolna kalgacal iyo xaqdhowr kula nolaysii kuwa qabiil ahaan iyo awood ahaan isbidaaya in ey kaga roon yihiin jiilka dambana somalinimo iyo muslin nimo kalgacal leh kuquudi
@Ali_qasim143
8 күн бұрын
Hooyo ilaah hakaaga sahlo xaqaaga haday dhintaanna dhaaf hala aasee si qabriga loogu jaruruciyo meel ey madax ama gudomiye ka ahayn cadaaladna taal waa dhanka hoose
@dekaabdisalam2497
3 күн бұрын
Waa isla og yihiin, hadii uula ogayn madaxweynaha waa kugu dambi ee tag maxkamada oo ka dacwee hadii kale Allah ayaa idiin gar qaadi doono maalin aad Siman tihiin,
@user-tu8in2sk3t
8 күн бұрын
Weli culimadi somaliyeed kama jawaanin hooyada waayelka ah ee ummada u jeedisay Inan Laga aasin Aden madoobe IYO Gurguurte oo ay Ku sheeganeyso. Culimow si deg deg ah UGA soo jawaabtan hooyada idin la hadashey ?
Qofkasto meelbuu soo fariistay wuu iska hadlay aadan madoobe guri eey sheegeeyso inuu dadkii ay iyada ka iibsatay uu ka iibsaday yaa og qofka runta sheegaya 2 diina madaxweeynaha waxaad tiri iga iibi ee lacagta isii waad is ogtihiin madaxweeynuhu ma dhulalkuu kala gadaa yaan leeyga duugin deen baanku leeyahay goormeey kaa deensadeen dhul haduu kaa maqan yahay doowlada hoose la xiriir kaga dacwoo waa hadii hadalkaagu run yahay
@salebanomar76
8 күн бұрын
😂😂😂 YAA MUSLIM ☪️ AHEEY ILAAH KA BAQ MEEL LOO DHAFAA MA JIRTO BALSE DUQDU WAA QABILISTE REER MJ KULAHAA SOMALIA 🇸🇴 MAAD DHAHDID YAAB
@Ali_qasim143
8 күн бұрын
Ilaah xaqa ha ina fahan siiyo waa maamo sheganaysa in hantideeda xoog kaga heystaan madaxda sare ee qaranka xanuunna ey dareemayso ilaahna ha uga sahlo lkn maamada iyadana waxba kama roona oo waxay afkeeda kaleedahay waxaa jira kuwo garoowe ku nool oo ey isku hayb yihiin gudomiyaha oo aan rabay in aan anne kala wareego hantidooda lkn doqlada pundland baa ii ogalayn oo raali ka ahayn in qabiil lagu dhibaateeyo dadka kunool punland lkn maamadu dadkaas xoolahooda wey banaysatay weyna jeclaan lahayd in ey u dhibateyso reer waligood ladagna lanoolaa taas oo xoolahooda kubanaysanayso ama dambi kaga dhigayso in ey isku hayb yihiin ama kasoo jeedaan kgs iyadoo laga yaabo in aanay garanayn aadan madoobe amaba kgs marka maamadu maxay dhaantaa kuwa ey iyada kacabanayso ilaah hana siiyo dowlad caadil ah iyo walidiin caadil ah
Пікірлер: 9