Lacagtaada Habarjeclo u doono. Sharcigii iyo dastuurkii goaankii Habarjeclo yaa ka muhiimsan.
@adan10000
Жыл бұрын
Beesha Habarjeclo oo Garxajis goaan u gaartey magdhowna Garxijis ku xukuntay ciidan ciidan ku duula oo mag loo xukumo iyo beel beel xukunta waa ku ugub dhaqanka Soomaalida.
@MurtidaTv
Жыл бұрын
Rooda waxan leeyahay marka hore gardaro ayaa muuse ku raacdeen rag laga gar daranyahy bad gar eexo ka qaadeen oo muuse ka raacdeen maanta idinkiibay idin joogtaa.. marka horeba waa ogaydeen inaydaan soo baxayne muuze biixi inaad garab siisaan ayuunbay idinka ahyd maanta isagaa u raadsada gartiina iyo wixii aad ku raacdeen
@qwertyaserty8404
Жыл бұрын
waa sax lakin wadankaad madaxwaynaha ka doonayso wax u taro xal keena mideya siyassada wadanka xisbi iyo uruur iyo dhmaan umada si guud oo lagu midoobo iyadoon qofna lagu xadgudbin inshallah oo dorasho xalaaal ah u dhacdo laguna midoobo ?????? from saylac 👮🏼
@ahashi7828
Жыл бұрын
Lacagta yaa ka qaaday? Sababta looga qaaday waa maxay? Dawaladu miyayna Kulmiye ahayn? Yaa Kulmiye lacagta ka qaaday?
Пікірлер: 8