Asad wankufarxaa marku faraxsanyahay masha allah tabarakalah
@hafsamohamudhassan2602
12 күн бұрын
Koko iyo asxabteda team 27 waa nisalamay🙌 masha allah xbbti ilahay hakuu dayo walidinatada cimri dher iyo cafimad ha usiyaadiyo aamin🤲 guul ayaa kugu ogahay horey usoco xbbti❤🙏
@XamseMohammed
12 күн бұрын
Kusali ya nabi Muhammed (scw)
@caishahaji8839
11 күн бұрын
Scw❤❤❤
@muqtaaribraahin2611
11 күн бұрын
Scw
@nastehaabdirahmanborow7632
12 күн бұрын
Ayy mashallah hambalyo qaali allabhaku barakeyo muuqaalada aan ka argno camerada qaaligeeda dhiig kakeenaa kudhahy😂koko❤️
@hodan6368
12 күн бұрын
Kokooyee abti asad haajiyo bring ku soo sameey kokooyee codsi waaye❤❤❤❤❤💔💔💓💓💓💕💕💖💖💗💗❤❤❤❣❣❣
@mxuboaxmed5268
12 күн бұрын
😂😂😂😂 yaahuu
@hodan6368
11 күн бұрын
Maxa kawada
@user-lx4nb6mk4j
11 күн бұрын
@@hodan6368prank ukawadha😂
@Rrrrrrr-vq4xn
12 күн бұрын
Intan in kbdn I.a haf million ka wax yar ka dhiman. Aan kaarsiino 😭🫶🏾💕❤
@Nuuradinio
12 күн бұрын
13400 rengid means 3350 Dollars 😮
@BilanQaldane
12 күн бұрын
Dollar
@mxuboaxmed5268
12 күн бұрын
13k dollar baan uqabaye😂
@BilanQaldane
12 күн бұрын
@@mxuboaxmed5268 sas waye 13k dollar waye
@mohamedhirsi5875
11 күн бұрын
@@mxuboaxmed5268😅😂
@Tasnem_tasmah
11 күн бұрын
$3,216 weeye
@fatimaabdrizakali4784
11 күн бұрын
Team Amiira iyo Team koko idin mee Half million aan gaarsiino gabdha ❤ ani labadaa team baan wataa mar walba.
@qaalihassan4312
11 күн бұрын
Team Amiira wax la dhoho ma jiraa gabadhaan maalin walbo ayee cayaaan ayada neh repost ayee dhahdaaa
@fatimaabdrizakali4784
11 күн бұрын
@@qaalihassan4312 yaa la caayaa abyo koko baa mise Amiira
@Rayaanmohamuud
11 күн бұрын
@@qaalihassan4312Naa gabadha beenta kadaa Wax ee repost dhahde mlhne Teda kale Koko iyo Amiiro ayagaba iska dhaw bilaasha Gabadha wey cayan udhehe 👍 Cuqdada ilahy haniga koriyo
@naturechannel950
11 күн бұрын
@@qaalihassan4312mindĥaa yaa qur.aan aqriyo😂😂😂😭
@qaalihassan4312
11 күн бұрын
@@naturechannel950 ilmahaaan yarka koko Haka maseeyrin quruxey 5 sano KZitem ku jirtaaa sadax qof lee ku fiirsato
@kadra9957
12 күн бұрын
Masha Allah Hambalyo koko ❤ Waalidkada illaahay ha ku xafido. Waxaad u qalantaa 1milyan iyo ka badan , you are talented girl . Abti ku jecel oo support ku siinayo. Masha Allah. Keep going Amazing girl Koko bulle ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nuwarahenna1836
12 күн бұрын
Masha allh keeep goin koko❤congratulation🎉🎉🎉🎉
@Nalkanur1234
12 күн бұрын
Keep going 1m kabadanaa kuu rajeenaya Queen 👑❤
@f.mohamed4638
11 күн бұрын
MashaAllah walashey macaan koko cadey illahey haku daysto walidka cafimad. Cimri deer Allah kusiyo adna tee kuanfacdo Allah hakaga digo farxada waa farxadena ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko hambalyo wll hore u soco waxan kugu dhiiri gelinya inad barnamiijyo qurux badan oo qiimo leh so diyarsato oo anad entertainment keliya ku koobnan nutrition ka kaso hadal social worker wad tahaye arimaha social kan kaso hadal guulayso labada daroodba❤
Пікірлер: 509