Hhhhh cimran asaga so adegtay carafti iyo dharka jifka manshallah
@ashanuur2091
3 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah ilaahay ah idiin xafiido. War somaliyey maasha Allah dheha please.
@hiboibraahim9525
3 жыл бұрын
Mansh allah wlshy barlin Ladan,dagan,qali dumar Wlhi ku jecliya asturnanta XISHODKA,iyo xadarinimada Maxaad hadyad qaliya gudontay CIMRAn waxaan leyahay halka Ka si waad farxada,barlin nalka Illahay ha isku kiin barakeyo
@Daryeelhooyo
3 жыл бұрын
Maansha allah cimraan ku dayashaad mudantahy allaaha isku kiin barakeeyo
@ashadhoolismail8898
3 жыл бұрын
Masha allh boqrada barakaysan waa marwo xishoonaysa ad ban kaa salamaya hargaysa
@xayadahmed5720
3 жыл бұрын
Wll qali hargysa
@farhiyoomar2466
3 жыл бұрын
Mash llh Alle haidi xifdiyo
@shobtosaid177
3 жыл бұрын
MashaAllah baarliin waa gabar xishoota
@nimoosman3773
3 жыл бұрын
M.shalllh my fvr coupls allha idin barakeeyo
@bilanlifestyle3114
3 жыл бұрын
Abaabaay baarlin nalka wa ugu jirtaa maanta
@marioyaska5609
3 жыл бұрын
Mansha alh
@halimoyar5173
3 жыл бұрын
Waaw
@sumeiyaismail3066
3 жыл бұрын
Masha Allah illahay haydinbarakeeyo keep going lamaane quruxbadan tadibaa hadhaya
@horumarinaftaada5872
3 жыл бұрын
Baarlin hadiyad way u qalantaa🥰🥰
@bilanhassan6459
3 жыл бұрын
MashaAllah qoys qurux badan Allah ithin barakeyo Asxabta isha baharka cayuminaska MashaAllah haalagadaxa
@raxmogulied4930
3 жыл бұрын
Mashaallah
@ismahanmacalin2123
3 жыл бұрын
Masha allh catarka sahra wallhi liiga masomaro aad baujeclhy 😍😍😍🥰🥰
@ISMOBeautyandCooking
3 жыл бұрын
Mansha allah gulaysta lamane dar alleh aan ujeclahy ❤❤❤
@nadifabarqadle554
3 жыл бұрын
Mashaa Allah boqorada waa ilabaxad allabta brevadka aad bey uqarisey lama tuso dadka
@riyanelmi1864
3 жыл бұрын
Kkk
@hawaaragsan189
3 жыл бұрын
Masha allah lamaanaha wa idin jclhy inbdn jiroo jooga
@zhafie6752
3 жыл бұрын
baarliin iyo cimraan sharaf io cisi
@khayraadclaahi5582
3 жыл бұрын
Salaam MaanshaAllaha TabaarikaLaah. Qoyska Reer Imraan Ilaahay ha idin Barkeeyo Noloshiina ay ku dheehantahay المودة والرحمة Oo ka mida Rukniyada uu qoyska ku taaganyahayna Allaha idiin Xafido idiina siyaadiyo. Aamiin 🌹🌹🌹🌹👍
Wadanka Sweden waa lagu caayaa soomaalida uunsiga iyo catarka adag oo eey shitaan ee iskadaaya
@mamaaasiyo7315
3 жыл бұрын
Sweden isku dhaqan manihin waa kuwa doorshaanku ka uroo udgoonku miski iyo cuudkan ugu jeclahay catarada rasuulkeenii udgoonaa scw miskigu aad umarsan jirey udgoonkuu jeclaa waa inan kudayanaa udgoonoow maxamad umadiisi beynu nahay gurigoodey ku isticmaalayaan baarikallaah
@leeylaluula6315
3 жыл бұрын
Maashaa allaah salan sharaf mudan wllo ❤️ qaaliya
@hananmuse4595
3 жыл бұрын
Cimraan xishoon maayo😎
@user-ir3qy3jx2m
3 жыл бұрын
ما شاء الله عليكم ما شاء الله عليكم الله يحفظكم الله يحفظكم من العين ومن الحسد ما شاء الله تبارك الله الرحمن الرحيم
@nimcocali6839
3 жыл бұрын
Mnsha allah waa hadyad qiimo badan alle ha idin bara keeyo
@istaahilistaahil9229
3 жыл бұрын
Masha Allah lamanah Allah ha idin xafido
@ayaansiciidofficial2474
3 жыл бұрын
Mansha.allllah
@ruumichannel
3 жыл бұрын
Hor mar wacan lamane an jeclahay
@khadramusse3725
3 жыл бұрын
Barlin Masha Allah, farid weyi Pyjama waa private
@kaafisohaji5267
3 жыл бұрын
Hadiyad qurux badan mashaxallalh 🥰🥰
@halimaelmi5742
3 жыл бұрын
Masha aIIah
@nashrucilmunaafic56
3 жыл бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم chat.whatsapp.com/JFb7eAg7LRn2d2kqN2VHZA Aslaamu caleykum 💗💓💞💕💟 Soo carara duruus Cusub Lifadiilati Sh Cukaashe 💗💓💞💕💟 Tafsiir Bilaaw Suuratu Albaqarah iyo Naxwa iyo Sarfi. 💗💓💞💞 Gurigaaga adigoo joogo cilmiga sharciga ku barta. 💗💓💞💕💕💟 Dumaroow soo carara cilmiga barta waliba Kan diinta naarta dumarkaa u badan si aan alle uga baqno. 💗💓💞💗💓💞💕 Walaashiin Hani Maxamed Khayrka idinla jecel. Tafsiir Biloow Suuratu Albaqarah. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 chat.whatsapp.com/JFb7eAg7LRn2d2kqN2VHZA Walaalahiin la share gareeya
@nawaalinasooraan2910
3 жыл бұрын
Markaa labadiina wax isla duubi jirteen aada idiin daawan jiray lkn hada intaa kali kali wax uso duubtaan idinma daawadi❣❣idin jeclahy
Пікірлер: 152