Alaah ha ku gargaro hoyadaana xaqa alaah ha fahan siiyo
@ApdalaMouta-d8x
3 ай бұрын
Qofki ùgu horeyay ban ahay like hala ila dhaafin. Nabigana igula sali sce
@NasroMowliid-zg3ny
3 ай бұрын
Waa misadventure
@NasroMowliid-zg3ny
3 ай бұрын
Waaku saxantay indàa aadido
@user-ze8dm9yy1y
3 ай бұрын
Alle garab ha ku siiyo wall alle ha ku dulqado culeys 🤲
@RayaanHonasti-v6j
3 ай бұрын
Ax ax ax 😢😢😢😢 abaaayo allle ha dulqaado dhibka hoooyo iska wanaji usha qey caaasi matihid gabdha hasna allle ha xifdiyo lacagtana alle ha ka bixiyo alla meshas wil an buuu sas idin yelaa hooooyona qalbigeda ale ha idin soojediyo ❤❤❤❤❤ wllla hagana kasoo bad baadso oo abaayo usheg tankle alle bari sajuuda kubari oo astaq farta badi i.n alle ha ka dul qaado dhibka 😢😢😢
Walasheey qaaliya allaha kaa dulu qaado xanuunka iyo muruguta iyo ciilaka kaa xanuunjiyay qalbiga walahi waxada tahay gebera wanagsan aad ya aadna u qiima badan hooyo macan waa walidi oo warakeeda lama diidikaro waxansa rabbi kaga barayaa inow qalbigeda kusoo xejiyo
@saalax3162
3 ай бұрын
Rabi hakaasaro culeyska nolashada mid wanagsan hoyo xaqa allah tuso
@user-fy8rk7yw2c
3 ай бұрын
Aamin yarabi 🤲 ♥️
@user-uz8iw8xi8g
3 ай бұрын
Walashee maqaldanid mahabaarin waa duceysantahy waxaatahy gabar wanaagsan waxaatahy gabar Sharafleh waxaad sameysaa inaad badiso astaqfarta iyo saliga nabiga scw mida kale Allah hakabad baadiyo adeerka xun hooyadaan Allah qalbigeeda naxariis hakuu galiyo
@fariyaahmed5054
3 ай бұрын
Asc habaryar ilaahay haku badbaadiyo adigaiyo walaalaha habaryar waxaa laga yabaa hooyada in rakaato lagu aysto marka walaalahaaga badbaadi oo meesha kala baxso mana habaarnid hooyana alaha soo hanuuniyo adigana ilaahay isku xir markasta afka kuhaay. Laaxowla walaaquwta ilaabilaahi ku celceli abarya hooyada dad xun ayey gacanta ugashay ilaahay h aka soo bixiyo aamin yarabi
@user-hn1no6ey5t
3 ай бұрын
Ilahey haka dul qaado abaayo mcn adi qalad ma lihid ee qalad ka Hooyadaa ayuu ka socdaa ilahey haka dul qaado abaayo macn ilahey hooyadaa qalbigeeda hagiliyo ilahey ha usoo jeediyo qalbiga gabadheeeda abaayo mcn ilahey ha una xariisto marka ko waad abaayo mcn gabdhaha walaalahaga ah bad baadi sid aad ku bad baadin laheed abaayo mcn waxaa thy gawar wanaag san ilahey haka dul qaaado dhibataada iyo cules ka aad dareemoosa Aamiin yaarabi ilahey ha ku fudeyo amuurahooda oo dhan ilahey haku sahlo niyadaada sida aay rabto ilahey haku yeelo Aamiin yaaraabi walaagi waa qiso xanuun badan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 abaayo mcn niya daada qeer usheeg waad kabixi doonta dhib ka aad ku jurto ilahey na hooyadaa hatuso wadada xaqa Aamiin yaarabi abaayo waxaa thy gawar wanaag san oo qiimo badan ❤
@SukhraFaysal
3 ай бұрын
Ilahay ninkaa ha kaabadbadiyo wlshy ilahayna hooyo xaqa hatuso waan ku ducaynaye wllo
@ramzimalka8574
3 ай бұрын
Walaley nolashad adiga aya uu xuur ah hn adu dhiso nolashada ilahey ha ku sahlo
Ilaahey swt culeyska ku saaran ha kaa qaado I.a hooyadaada qalbigeeda Ilaahey swt hakaa dulqaado I.a
@abdimoalim3449
3 ай бұрын
abayo wan ku salame wllkey neh adna wan ku salame abayo waxad samesaa abayo illahey talada alle u dhiwo salada intaa dugado abayo alle talo saro insh allh wad libanee insh allh hoyana qalbi geda allha kuso celiyo
@khadrasaleebaan4773
3 ай бұрын
Runtii waxad tahay gabar aad u mqaali ah ma tahid mid habaar qabta hoodaa way khaldantay allah ha garansiiyo xaqa ishallah
@FadmoMaxamud
3 ай бұрын
أن شاءالله
@user-fy8rk7yw2c
3 ай бұрын
Marka kowad gabadha walshe ah waxa alle oga baryaa inu alle kherka fahsiya ayn alle kaga baryaa mar walibo oo an tukado inshalah walhi abayo xanu ayn dareme sabto ah in lacgta mustaqbalkaga ku xiran aan waxba kaga cawinkarin lkn walaha kale ee higsi ayn rajenaya in aye ku buxiye garbkaa lkn aniga waxa ku awodaa ducadaa kamana baqelayo inshalah abayo mcn 😢❤❤
@SafiyaMacalin
3 ай бұрын
Walashy hoyo xaq qa alaha tuso.saad jeceshy Alh ku yeeelo
@ikranabib7919
3 ай бұрын
Aamiin Allah ha u gargaaro gabadhaha
@faadumocrashiid7987
3 ай бұрын
Allah kaaqabto ninkaas Hooyana xaqa allah tusiyo
@HamdiHilkas-y5y
3 ай бұрын
Wllshy alle hakaa qaado dhibaatada dambi dhaaf alle hakaga dhigo waadba ducaysan thy abyo qali waad kumahadsnthy sida aad uga Fogaato xumaatada hoyo alle qalbigeeda haguusoo Dumo kana fogow qofka noocaas ah baari ayaad thy abyo ducayso anakane waan kuuducaynaynaa I.a alle ayaa kuu aqbalayo
Alla bariga badi deh 2 rakacado na duko deh Illah garabkeda Allaha galo😢
@user-tc9xq8oh7s
3 ай бұрын
MaKhaldanid mahabaarnid causing matihid
@ShukriaTakal
3 ай бұрын
mahabarnid
@user-qt6wz6qt3z
3 ай бұрын
Sry abyo ilahay hoyo qalbigada ilahay ha kuso jedo abyo culeskana ilahy haka dul qado abana ilahay ha u naxaristo 😭😭😭😭😭
@nunuure0527
3 ай бұрын
Wlasheydiyeey adiga caasina ma tihid mana habaaranid, dhibkaan ilaahay hakaa dul qaado hooyadaana ilaahay qalbugeeda hakuu jilciyo, abaayo waxwalba ha dhacaan lkn ninkaan guurkiisa ha ogalaanin ilaahay taladaada saaro, meel khayrqabta ayaa kuu danbeysa abaayo imtaxaan waaye aduunyadaan. Ilaahay hakuu gargaaro abaayo rabbi ayaa kuu jeeda xaalad walbo aad ku sugunthy.
@ابال-ن8م
3 ай бұрын
Astaqfarta badso ale farxad haku siyo😢
@muhuboabubakr-jg1kz
2 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤
@Ugbaad473
2 ай бұрын
Ilahy culayska Haka dulqaado wllo😢
@Fatuma-c3k
3 ай бұрын
😢ilahay haka dhulqadho muruugta abayo
@maryanxuseen7462
3 ай бұрын
Xagen kala xariiraa wilkan wan ubahanahay
@Sankaxaji-r7g
3 ай бұрын
Hooyo lama dhihi karo
@FaisaAli-c4y
3 ай бұрын
Aabay mcn sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Aamiiin 😢😢
@Sankaxaji-r7g
3 ай бұрын
Guriga hadaa utagto xanuunyaha jiid maya ma qaldanid Hana yelin ninka
@hhhaaa5798
3 ай бұрын
Abaayo mcnto hada farinti arktit waku barina ila so xarir maclimad ayaan ahy waxa diyad u ahy inan diinta ku baro aa quranka ku baro sa ilahy ugu dhawatit waxan kula talin laha ina gabdhaha wllaha inat so wadid oo walsha ka wein o gysit sa o baadbadist
@nimconajax-lq4ru
3 ай бұрын
Wllo mcn inan xiftiiyo quranka rabaa mad ii barii iyo diinta diyaar uu ahy ila so hadal wllo si ad diinta ii Barto wlllo pis
@samiirasm1834
3 ай бұрын
Subax wanagsan guys ❤
@hilaalfaysalcali7113
3 ай бұрын
Wll qaaliyeey dhibka alle hakaa dulqaado qaladka ugu wayn se aabihiin baad ka gasheen ood hooyadiin umaqasheen , laba waalid way kuu siman yihiin wixii dhex maraa iyagay u taalaa lknse inaga hadaynu caruurtoodii nahay midna inaynaan mid u maqal weeye iskuna wadno jacayl aad hooyadaa siinayso aabahaa baa u qalmay oo sariir saarnaa habaarkiisii baana idin haysta xitaa markaad wax walba inaad aabahaa u tagto ood ka ducaysato ayay ahayd
@XaawoCabdulaahi-v9f
3 ай бұрын
Aamiin aamiin🤲🤲
@ShukriaTakal
3 ай бұрын
lanbarkedanosodir
@Sankaxaji-r7g
3 ай бұрын
Gabdhow nin kii idin kufsan rabo xaniin yaha marojiya
@ManaalAbdi-yp8xo
3 ай бұрын
😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣
@SukhraFaysal
3 ай бұрын
Ilahay ninkaa ha kaabadbadiyo wlshy ilahayna hooyo xaqa hatuso waan ku ducaynaye wllo
@faadumocrashiid7987
3 ай бұрын
Aamiin 🤲🤲🫶
@SukhraFaysal
3 ай бұрын
Ilahay ninkaa ha kaabadbadiyo wlshy ilahayna hooyo xaqa hatuso waan ku ducaynaye wllo
Пікірлер: 68