Allaah ayaa ku mahadsan oo israel fashiliyay sanad kadib
@MohamedHassan-bu3zm
3 сағат бұрын
Hadeey wararkaa qaadi lahayn si kama dambeeysa ah ayeey qadiyada reer falastiin udhiman lahayd
@MohamedHassan-bu3zm
3 сағат бұрын
Ma ahayn in dadka eey soo afduubteen dadkala ku badashaan ee waxeey dib usoo nooleeyn ku sameeyeen qadiyada falastiin oo sii dhimaneeysay
@chaneelkaqisoyinka7337
5 сағат бұрын
Lakafar lakufar 😂dheh macalin marki ad sheegeysid tangiyada yahuuda 😂😂
@MohamedAhmed-hl5yk
5 сағат бұрын
Shiikhaas Kolay aqoon Uma Lahan Arinta Uu Ka Hadlayo Dagaalka intuusan Bilaaman Wuxuu Lahaa Dagaalka Labo is Buuc Ayuu Socon Doona Mana Socon Hadda Wuxuu Dhahay Dagaalkan Turkey 🇹🇷 Ayaa Soo galaya Mana Dhicin Muxuu Kalo Dhahay Madax Waynaha Israel 🇮🇱 Wuu is Casili Doona Mana Dhicin ?????
@suweysupdyrisak3730
2 сағат бұрын
Horta mustablka cid kawarheyso majirto shiiquna wuu qiyaasayay isagoo firinaya taariikhdii hore sreal hada waa asaga sheegaya in Israel istaraatiijiyadedi badashy ee dadka hayska xukmin wllkey
@HusseinDjibuuti
5 сағат бұрын
What do you remove the vidéo before this video ? Maxaad uga qaaday videogii hore ?
Пікірлер: 16