Wadaadkan wuxuu leeyahay koox takfiir ah ayaa jirata asagoo og in wadanka wahaabiyo wadaado ka tahay .mise waa la jiifiyaano banaan .wahaabiyadu waxey qabtaa waxaan ayaga ahayn ay gaalo yahiin qofkii dood ka qabo ha aqriyo kitaabka uu qorey ibnu ganaam ee taariikh najdi .
Пікірлер: 5