sax awoowo iyagaa u dhintey muuse iyo maxmed kahin hadey rabaan wadnka ha rogan iygaa xorastey
@Burcawi24
Ай бұрын
Maxay xoraysteen500 oo nin bay gooja-cade kaga so carareen 😂😂😂😂😂😂😂😂
@amalhussein5132
Ай бұрын
Fariiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid❤❤❤
@amounnoor3585
Ай бұрын
Wa runta wallahi
@user-rn8id1ym4u
Ай бұрын
Absolutely 💯👍👍👍👍👍💪💪💪💪💚🤍♥️
@Halgame334
Ай бұрын
HJ COD CASHO KUMA BIXISO
@user-zy3te4fp7y
Ай бұрын
Fariid ❤❤❤❤
@abdigouled6801
Ай бұрын
Walashi wa rented habaryonis wa cadowga habarjeclo ila weligedba markay halagu jihad oo ayan cod lasin hj wa kulmiye no cod huwanta uu shaqeya cadowga somaliland
@user-mj6kq3eu2v
Ай бұрын
Asc eedo you are too late qaranimaa la marayaaa ragii talin jiray baa talinaya xaabadan cagaf baa lagu qaadayaa xiqdugu ka buuxo adna isdaba qabo somaliland baa maanta la marayaa dalkana labadooda kaliyi ma xorayn wax qabad ku faan siilaanyo dabadii kaadhkaSi gubay maxaad la cabaadi la dareer baaay
@Degmociise123
Ай бұрын
Xirsi na geed quraanjo leh ayaynu ku xiraynaa
@abdullahiomarali5241
Ай бұрын
quraxey awoowo illmaderaden wadani nin snm ma wataan somali wa qabiil isaaq nin aan snm aheyn madaxweyene ahyen dooran mayan
muuse hadu garanayo qiimaha mahamed kaahin aqoontiisa qiimahiisa waxqaabadkiisan anu xata weligiis xaran cunin oo dhisay dalka muusiyo kursiga hada madama uu 7 sano haysto sheekow ku nacay inderay macan waxas ha ku daalin hj maaha sidad mooday maxamed kaahin oo hadan 7 san o suga wa sheeko baralay maxamed kaahina hadna ama halo dhiibo huudhiga madhan laga dareeray ama ha walan angu wa tashanay yaan nala waalin hadan arko faysal la tegayo waan noqon hadii kale miya bartasanu ka fadhiisnayna iyagu ha ku kala baxan
@fotballontop
Ай бұрын
Naa Ina Kaahin ha ku waso ee naga tag.
@sidrasirad9475
Ай бұрын
inaderow wax ma ku sheega waxa muuse xusbigi u kala diray ee ila sadiintiisa iyo siyaasiyintiisa wadani ugu diray muuse waa yaan lalga danbayn wa yaan ina kaahin waxba helin labadan xusbina wa iskama dhanato iyo dhasheeed okay taasho baan ku idhi xusbiga ucidna tageera ama isakaba fadhiista iyagu ha kala badiyaane muuse wadankiina dayac dagalki geli wciidamdi boqon soo eegi waa xuduudi xidha fasal o shalay tuga raq iyo ganbadha iyo maraga guulo ka soo hooyayna wata cadowgu haysto isag aiyo ciidmo badan muuse ruwaayad buu dhisaya ah maxa iga galay cirona hj oo madhaata ayu ufaraxyaaa isma dhaaman dadkan lakiin odayga faysal soo booqday cidiamdi ee cadowga u jawabayaa ee meel adag ka istaga inkastu isba khalad leyahay oo aanu bariga in badan qiimayn hadana waxan maqli jiray cadabaha way is dhamane fasal ugu rida hj ama iska jooga ila dagal baad ku jirtaane inakahain inta huudhi madhan laga kireeyo saladii iyo siyasiyinti h awal raacan wadani idinka yaan la idinka tegin r meel aan cidi joofin ta la wadana wa taas hy qaar badan oo goba jira waxaa qaaqda hayana waa wixi cidigale la odhan jiray waxasoo hadalana kuwa shubaya isaaqa kala fogeya wa ciidagale hadi faysal kuwa iska fogeeyo wax inoo ogolado raaca hadi barta cardkiina la fadhiya maxa idinka galay iyagu ha tartmane maxa ku qabtan meesha marka horeab
@warss11
Ай бұрын
Faqash first
@proudcitizen4883
Ай бұрын
Halkaasay Inagataagantahay I said No Cirro
@cabdinuuromar5088
Ай бұрын
Halkuu sawikani maro habarjeclo ma mareyso waayo waa asaasaq
@user-cp7zn6fd8b
Ай бұрын
❤❤❤ariiid fariid ❤
@warss11
Ай бұрын
Wait we Are in other war wait
@abdirahmanlibaan5850
Ай бұрын
Tuug tuug dhalay Bacaac 😂😂😂
@user-bk4dx6br3w
Ай бұрын
Doqon.xun.nodhig.magacayaga
@abdullahduale8922
Ай бұрын
Adiga iyo noocaaga oo kale ayaan caqli lahayn
@user-nz8xk7ql9q
Ай бұрын
@@abdullahduale8922 ha u jawaabina waa reer xirsiye
@sidrasirad9475
Ай бұрын
eegay siysadiiga muhaidkiina wadadkiina kuli way aflagadeeyan reer kulmiye magac dil iyo wa tuugo ayay ku hayan iyago iyagu ah kuwa jaqaya maaliyadii iyo wadanki inakaana daradiis ayaa xusbiga loo babaiyay tooosa tooosa oo wax fahma ma garaten siyasidinta hirsi hashi galaal kaahin saleeban intaba dadka caya ee u sameeya magac dilka wa reer kulmiye ama rumayso ama iska daa c alashan xusbigi bay ka baxeen ayaa loo magac dila shalayba wa la watay marka fekera hy maha badana kuwa dadka waxa xun kula hadla wa ciidagale oo ciro ka soo horjeeda madama uu ucid ka tega y wax fahma oo eeg eega hy wa tolkiina inkasootoo ciro aanu u eekayn leader wax hagi karaya muusena fartada ayaad eeday wax ku haya ma jiro caynaba ayuu gobol u balan qaday wuu kaga baxay gebilayna waka siinaya meel walbana reerkiisu geyay wax aad kulmiyaihii aad lahayd manta ka tahay noo sheeg waalida nagala taga kuwiina aminsna ina kaahin baa wax ka helaya cidlo gudaysan inkaahin nacayb loo qabo aya kursiga loo babaiyay i sababta loo eryay ragii odhana wa sidasi dantooda watan keebau dhalnay keeba gabadh naga qaba xinif waxa lagu wata gabadh bu ka qaba inkaahin haquus qato xinif oo guulwadnaya ina kaahin la dhalay kana qaba ayaa naf ka wayay ma xinif ow ma ada naf ka helaya ader xirsi iyo xashi iyo gaal wadani bay ku biireen qar kalena ucid alkiin dalkan intay labad xusbi rogi lahayeen faysaal ha lagu dabo filo dadkaan caydatamayyana wa ciidagale xusbigodi intay ka tageen cayda u ban baxay hadii faysal hadhow kuwasi iska fogaynayo caytama oo dadka kale la stashanayo isaga raaca hada fahmi waydan intaba balan iyo axdi ka qadan waydan iska fadhiisata khasab maha doorashada barta faryaro bidix kabaxa
Iska war la alaabtaada ilaasho ka bax raga dhexdiisa iidoor ilaa naagihii baa waashay waa kuwaa waa bilaa diin waa la dhalay oo la sii dayey waa taa walatay
@bashiirtarabbi
Ай бұрын
Shuush😂
@user-jj9gl5yd1w
Ай бұрын
Haku waso ina kaahin
@fotballontop
Ай бұрын
Ina Kaahin isagaa lagu shaqaystaa oo Muuse ku shaqaystaa oo maba miyir qabo. Ina Xaashi iyo Muuse Abokor oo dhan bay mucaaradku haystaane afka ha iska xumeyn. Weligeed ba dagaal may gelin Muuse iyo Ina Kaahine maxaad la xiiqsan tahay inder xishood fasax baad u tahay hadalka inder.
@fotballontop
Ай бұрын
Inder fariid baad tahaye xishood ,mucaaradkaaba ku guursanaya hadday doonaane xishood inder. Raallina iga ahow .
Пікірлер: 55