Wnqiroday wlhi alleh how naxaristo dhmn halyeyadii nabada iyo xoriyada an haysano kadanbeyay 😢
@proudcitizen4883
Ай бұрын
Waa Inla Qurxiyaa Goobtan
@Ahmed-maaniyo
Ай бұрын
Legend horay usoco
@yurub5288
Ай бұрын
Mashalla Allah waa xasuusata lugu xasuusto gurigan waa tariikhda waa in sidaas loo daayo waa in waxaba la marin rinji iyo waxa kaletoon wayo waa in qofku waa in uu Arko.sidii loo galay cadowga somalilaan waa dhabiil ku tagan markay Arkaan dayarada iiyo gurigii laga dhawaaqay somalilaan ❤ xashiika uun halga guro
Dadku ma yaqaanaan iya goo dhisay baa la arki sidaa hal daay
@AkramCade-bs6ed
Ай бұрын
😊
@CabdifataaxAli-oz1xx
Ай бұрын
zhp Hore usoco
@muhamalapo5330
Ай бұрын
Wlhie manta wanan oyin uun wlhie😢😢
@AkramCade-bs6ed
Ай бұрын
Shp faca usaaree🎉
@mychannel-bq1mq
Ай бұрын
Good memories
@sahraismail610
Ай бұрын
guurhayhan wa tariikh an la ilawikarin jilba jilka ukadanbeeyo ha arko waxba yan ladhisin hadi kale tariikh awoowashashen iyo aderaden iyo halganki dheera ee tariikh ah wana ayun dhiganay markadalkena lala somaray yan la ilawin ok somamlinad
@abdinasirmohammed4595
Ай бұрын
Waa in sidaa loo daaya
@mohamedidleh5785
Ай бұрын
Woooow
@AyaanWaano
Ай бұрын
Axaxaxaxax isaaq
@muzhdhool2353
Ай бұрын
Mnsha allah hambalyo reer somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ lkn wxn ka xumahay meeshii lagaga dhawaqay goni isutaaga inay sidaa u burbursantay xaq umay lahayn sidan waayo wa goob xasuus mudan oo in LA qurxiyo oo taalo laga dhiso mudan so sorry wlhi
@Muwaahibibrahim
Ай бұрын
Hore usoco wllky❤🎉
@SahraAbdi-io2vy
Ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊❤❤😂😂❤❤❤
@fathaibrahim7079
Ай бұрын
Maya maya guriga hadii la doono hala daayee waa in derbi lagu soo wareejiyo ubax lagu beero qudbadaha laga jeediyo
@fathaibrahim7079
Ай бұрын
Imisa Madax wayne iyo Mayar ayaa isaga danbeeyey
@hoodoosman6702
Ай бұрын
❤woowsomaliland💚💚💭💭❤❤🥰🥰🙏😊
@fathaibrahim7079
Ай бұрын
Waar meesha ha la habeeyo
@fatushaanajamac8888
Ай бұрын
maxaa lodhisi wayey
@fathaibrahim7079
Ай бұрын
Subxaana laah,maxaa meeshii somaliland lagag dhawaaqay sidaa u galay
@cartancartan8452
Ай бұрын
Sidaaas ku foicntahy wa taariikh lamana ilaabi doono Kuwii buburukaa u gaystay
@Gobanimo-gy8gd
Ай бұрын
Maxaa loo dhisi waayey BURCO waa meel aan waxba lala Rabin yana wax Rabin 😢
@maxamedcqaadir8787
Ай бұрын
Islaan baatidhi ninja riyaale eg inantayda kamadhaliwaayin ee wuuhagraday India gurigan lama dhisiwaayin ee waxkale ayaajira hadab dadkii dhashy burco meeye walaa qurbajoog walaa qolqoljoog maxaajira runta halasheego
@user-vt7fk1kx1k
Ай бұрын
Nasiib daro ku dacday, Reer Somali Land, Gurigii lagaga dhawaaqay ayaa baylahdaasi ka muuqata waa nasiib darro, cid daryeeshay ma’jirto cashuurti Burco waxaa lagu cunnaa Hargeysa iyo Guriga Muse Oromo 😭😭😭
@cartancartan8452
Ай бұрын
Waa la dhisi karaa Mid baqol daq ah Lkn sidaanbay ku saxntahy Waa taariikh Ma ilaabi dooono marnaba kuwii buburka iyo xasuuqa gaystay
@engab001
5 сағат бұрын
Somaliland gurigii laga dhawaaqay ayey dhisi kari wayeen. Waxay ka turjumaysaa xaalada guud ee dalka. Siduu gurigaas yahay bay Somaliland na gudaha ka tahay.
Пікірлер: 36