Mansha allah Somaliland guul iyo Gobanimo Reer Borama way fahmeen Cadawgi Somaliland Guulaysta
@abdiaziizahmed7827
Ай бұрын
XIDIGTA GERMANY WAA GOB GOBI DHASHAY OO NASAB REER SOMALILAND AH WAA FARIID AAD U DHIIG BADAN WIXII NOOL BAA KU NOOLEEYA WE LOVE YOU SO MUCH REALLY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedabdi5593
Ай бұрын
Awdal peoples are the intellectuals of Somaliland. It is not those who can destabilise Somaliland. They are the legacy of the Somaliland.
@ahmedabdi5593
Ай бұрын
This flag has been made by peoples from Awadal they are the Pioneer of Somaliland.there are those who created Somaliland. Viva somaliland people
@ainanshehassan1195
Ай бұрын
Guul Somaliland i am Reer Dilla Awdal waan Reer sh Isaag abit Iyo Samaroon one ☝️ family
@aadanmahamoud3762
Ай бұрын
Ubaxlaw abti nin fiican ayad tahay halkaana kaga hey wacyi gelinta aad u samayso reer somaliland oo dhan sidaad wanaaga iyo horumarka ugu dhiiri geliso ayan kaga hambalyeynayaa hawl weyn ayad qarankan u heysaa illaahey hakaa jazaai siiyo kheyr badan ayad ka shaqeysaaye reerna ma rali gelisid adigu cidwalbana runtaad u sheegtaa macaa reerkiina hadey noqoto hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo
@Sumayo987
Ай бұрын
Hadayinu kan oo miidhan heli lahayi waxba inagama xumadeen ❤❤
@husseinmohamoud4227
Ай бұрын
Masha Allah reer Borama sida wangsan udhawacen cadowga Somaliland guul reer so
@shukrimohamed8518
Ай бұрын
Guul guul iyo gobanino reer borame nalada maansha Allah.🎉🎉🎉❤❤❤
@Jumu-rb5bi
Ай бұрын
Ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain keep up the great work going through forward buddy keep it up the Somaliland proper and the Eprdf iwm guul qarannimo kudos WA Bilahi Tawfiiq.
@Jumu-rb5bi
Ай бұрын
Keep up the original victory of the Somaliland strategies majority vs minorities under the auspices of well calculated multiparty geopolitics pivotal ovation inspired by the UAE DPW berbera corridors Sahel project along with the big western hemisphere and global proxies agreements catalyst USA geopolitics vi.z-versa.
@user-km7uo7hm1o
Ай бұрын
Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar
@cismanabdi2416
Ай бұрын
Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️
@soleimanfarah12
Ай бұрын
Guuuuuuuuuuul iyo gobanimo mashaallahSomaliland iyo Ubaxle Media allah hainixafido
Maan sha alaha shacabka reer somalilaan ee gobolka awdal ilaahay haydin barakeeyo ilaashada nabad galiyada dalkeena hooyo ❤❤guuuuu❤guuuuu❤
@roodacawad13
Ай бұрын
Guuul aomaliland iaha allaah ❤❤❤awdal❤❤❤❤xaqa ayaa alle idin waafajiyay❤❤cadowgeenu ha jabo
@user-kn5nw1yv4p
Ай бұрын
Manshaalaah rer borame hambalyo ❤❤❤❤❤
@shadiaelmi-ke1ru
Ай бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland iyo reer awdel🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@Jumu-rb5bi
Ай бұрын
Ubaxle Media 24 Birmingham UK Weldon wisdom attain.
@user-yc2db4hc9w
Ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
@ZM1233_
Ай бұрын
Geesi qaran Abdi Rahman ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sanyarecali7568
Ай бұрын
gobtii reer boorama masha allah
@user-kn5nw1yv4p
Ай бұрын
Guul iyo gobanimo ❤❤🎉🎉❤❤
@user-kn5nw1yv4p
Ай бұрын
Somalilan cadawgedu ha jabo ❤❤🎉🎉
@user-sz7sn2rv9r
Ай бұрын
Amiin Amiin Amin
@ilhanhassan9813
Ай бұрын
Ubaxle waan ku salaamay arintan way isla ogyihiin gabadh hadalkeeda waxba ha ka soo qaadin habaryar guulayso ayay u sii raacisay Laakiin waxba qaadi maayo qof kasta oo cadaw ku ah soomaaliland inshaalaah ilahay ayaa ka wayn Daacad weeye reer sheekh isaxaaq Maxaa ka maqan reer awdal waa kibir
@mcnncm1318
Ай бұрын
Xidigta jermalka waa gabadh somalilandr ha ku dhex waalan reer borame iyaga leh somaliland ama dumiyaan ama ha dhisaan cid ka xigtaa ma jirto
@abdigah5364
Ай бұрын
Aqoonsi iyo aqoonsi-la'aanba Somaliland waa xor waana laga saari-doona xuduudada bari soo-galeytiga ku soo duuley وبالله التوفيق
@hassandarar
Ай бұрын
Geesi qaran ubaxle leh media 24 guul somaliland
@halimaaden275
Ай бұрын
Somaliland 👍
@jamalskp7280
Ай бұрын
XIDIGTA GERMANY NOOLOW ❤❤❤
@abdihoori4524
Ай бұрын
Huwanti gudaha iyo ti dibada way u qadan wayen in reer borame si ilbaxnimo isugu sobaxan hanbalyo
@MarwoAyan-ni7ix
Ай бұрын
Guuul Gul somalilland❤❤❤
@aminamusa5517
Ай бұрын
Xidigta garmalka guulayso habaryar adiguna dhulkeenii ayaad inoo ilaalinaysa matideena iyo malkeena aan cid kale burburinayn ayay doona yeen in caruurteena loo adeegsado masha alla reer borama guul somalilanders we love you brothers
@amdualeh5802
Ай бұрын
Hambalyo,mudane xildhibaan maxamed abiib,oo si fiican u muujiyey mowqifkiisa somalilandnimo.
Dahir Riyaleh Kahin geesi 7 sano madaxweyne ka ahaa Somaliland oo doorasho Somaliland ka dhacday ku guuleystey isla markaana qayb libaax ku-laha dhaqan-galka dimuqraadiyadda Somaliland . Rabbi cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo madaxweyne Dahir Riyale
@SaynabNuur-zu4ib
Ай бұрын
Somaliland guuuul Somaliland hanoolaato 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abibFarx-et1zw
Ай бұрын
Xildhibaan xil lagaqaaday majiro soomaaliland
@warss11
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedismailmohamed71
Ай бұрын
REER BOORAMA IYAGAA LEH AASAASAYAASHA SOMALILAND CIDDINA KAMA SHEEGAN KARTO, MEEL WALBA WAY JOOGAAN ASHQAAS DANO GAAR AH LEH, MAANTAANAY KASII MARAG KACEEN IN AY SOMALILAND LEEYIHIIN
@aminamusa5517
Ай бұрын
Borama ayaa u horaysa wax diida dhib ku socota magaladoodii borama is not easy ha ku talo galin
@jamalskp7280
Ай бұрын
DAAHIR RIYAALE AYAA HORGALE NOQDAY INA ABIIB WUU CADAYSTAY REER AWDALOW ABTIYAAL
@ahmedabdi5593
Ай бұрын
He is not him only there a lot people's from Hargeisa such like Hersi Mohamud Hashi Mr.shabell I do not known his name Cukuse I do not know his name too.
@mcnncm1318
Ай бұрын
ubaxle media halgamaa sare
@jamalskp7280
Ай бұрын
HALDOIRKA SAMAROON EE SOMALIAND WAA 8N AY IS ILASLIYAAN CADOWGII SOMALIAND WUXUU RABAA IN AY MAXAMED ABIIB DILAAN SI REER AWDAL U KACAAN
Aad iyo Aadbey Umahadsan Yihiin Shacbigayga Reer Somaliland Iyo Dowladda Somaliland Ee Police keedii Amaan Dalkoodda Iyo Shacbigoodda Illaaliyey . Cadowgii Somaliland Waan Leeyahay Qudunquutooy Ku Quuso
@user-ly8rr3cq6j
Ай бұрын
Awdal Argentina were very disappointed today, I think the got a new messy, not a fat boy who love a thief maxamoud xashi
@mcnncm1318
Ай бұрын
xidigta jermalka waa itixaansanaa
@mcnncm1318
Ай бұрын
Reer borame waa ilbax QAC BAY KA YEEDHSIIYEEN CADOWGII SOMALILAND 😂😂😂
@mijr4568
Ай бұрын
Waxa gabadha hsya caadifad Plan A iyo plan B ma kala taqaan. Qof wata googaradii ay reer Awdal u tollrn Isaaqa ma ku aragteen meesha. Intaa ayaa hadal kuugu fillan, indhahaa kuu macalin ah.
@ifrahiman3883
Ай бұрын
Kolka horeba inader dadka galbedka sld wa dowlad yaqaan marka lo eego dadkeena bariga sld dagaan.
Awdal waa halkii dhidibada loogu taagay Somaliland,, waa hoygii aqoonta sidaas darteed babarkii ay kaa jiraan waa difaac adag oo la soo dhaafay. Difaacii ugu adkaa ee Talyaaniga waxa uu ahaa Claudio Gentile. Waxa uu yidhi:" kubbada way i dhaafi kartaa, ninka weererka ahina wuu i dhaafi karaa lkn labadoodu imawada dhaafi karaan. Imminka reer Awdal calanka Argentina iyo ka wataa ma dhaafi difaaca Awdal
@abdullahiusmanjama4946
Ай бұрын
Xidhibaanka iyo Haldoorka reer Borame Cadawga ha laga ilaaliyo Huwantii Laascaanood afka u soo duuban jirtay waxay ku soo maqantahay Haldoorka Samaroon Si ay isaga hor keento dadka wada dhashay ee Isaaq iyo Samaroon.
@cabdixuseen1839
Ай бұрын
Reeer awdal cadawgii somaliland way uquus gooyen hanbalyo beesha dhex eeen kaso jeedana waxan leeyahay sida reer awdal qaranimada dalkiina Sara uqaaada oo isku duubnaada cadawgu markaas wuuu jabaya
@salebanidiris-he1hg
Ай бұрын
Xidigta somaliland baa la yidha
@jamalskp7280
Ай бұрын
KALMADA INA ABIIB UU YIDHI EE UU MUDANE MADAX WAYNE DAAHIR RIYAALE K7 SHEEGAY HOR GAL WAA KALMADII CADOWGA SOMAL EE LAASCAANOOD ISTICMASLI JIRAY
@abbasxagar3033
Ай бұрын
Saleebaan m x aadan baa laxirey isagoo gudoomiye urur siyaasadeed ah ahaana ex wasiir gudaha
@ismacil9022
Ай бұрын
Sida halowafo wayo dadku liibaanta mawadafahan sana
@hassanmohammed4015
Ай бұрын
madadka xinka labodbodaya
@ilhanhassan9813
Ай бұрын
Aqoonsigani waa kay ka xunyihiin ee markaad sheegtid shubanku ku dhacayo maxaa loo waaninayaa wixii dantooda ah h raacaan Haday rabaan inay qaxaan ha qaxaan haday rabaan inay nabad ku noolaadaana ha ku noolaadaan maxaa loo waaninayaa qof waliba isagaa dantiisa yaqaana
Maxed abiib kiskii Dib ha loo dhig isguna qaranka ha ka xishoodo
@jamalskp7280
Ай бұрын
MAXAMED ABIIB OLOLE AYUU U DAN LAHAA UU KAGA FAA:IDATSANAYEY SHUCUURTII DADKII UU SOO KUCIYEY WADANIBAANA KA DAMBEEYEY FIKIRKAA UU KU OLOLEENAYEY XIRSIBAA KA DAMBEEYEY
@mijr4568
Ай бұрын
No googaradii cid wadata ma jirto
@ilhanhassan9813
Ай бұрын
Wariye ubaxle reerkani way ogyihiin maxaa loo sasabayaa caqligooda ayay qabaan waxay jecelyihiin ha doortaan Walaahi waa la iska celinayaa maxay qaadi karaan wax dulmiyah oo lagu sameeyay ma jirto waa kibir
@mijr4568
Ай бұрын
Oday uurka kaa ogsooni.
@anissaabdi8261
Ай бұрын
Qaraan naaf uma hayo qaan baa meel walba kaga maqan ina xaashi uhoreeyo,qawda maqashu xaalku weeyi jaanis kaad idoor dhohanaw 😃
@Caliya7
Ай бұрын
Cidaan sidey ina biib uga baqayaan hadey Allaah uga baqilayeen wey wada jano gelilahayen😂😂😂
Пікірлер: 94