Haniyeeta❤️ waa hees xaqiqdaa mantaa talaa ka hadleso runtii Ninbaa cadowgeen la’showraa hadana somali sheegan saxiiix wayee you deserve to get more than 7m
@sacdiyo9280
4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭Way way Heestani waarunteed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomalay aan isdaba qabano
@maryamyussuf2372
4 жыл бұрын
Hees wadani markaan dhageysto jirka ayaa cad cad i dhaqaqo o ilin igu so istagto😭😭 jecel ka aan uqabo wadankeyga❤ Somalia From 24 yrs til now ma arkin nabad Allow sharaftii wadankena lahaa no so celi o cadawga noga qabo allahuma amiin
@safwanfrank2326
4 жыл бұрын
Wllh Hees macna ween xunbarsan waye love you somaliweyn Dalkega calankega kufana🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
30 Jir aan doowlad arkin baan ahay ku dhashay muqdisho dhalinyaro next 30 years 60 jir baan nahay xisaabta ku darsada Ilaheey Dalkeena Nabad iyo doowladnimo hanagu soo de dajiyo Insha Allah shacabka Qabiilka ayee ka jecel yihiin qaranimo ma gaaraan shacabka reer Sudan iyo turkiga ilahahoow shacab wadankooda jecel
@somaliking838
2 жыл бұрын
Soo celi qoftaan inadmissible askarow mise ninbaa qol ku xirtay she is more then singer so talented
@sihaammaanka4069
3 жыл бұрын
Waa run sharafeey🤲🤲💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙🌹
@khadraabdulahi5275
4 жыл бұрын
Mashallah waa ruun. Abdi askari TuBE👍👍👍👍
@salmamoha9091
4 жыл бұрын
I’m proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰
@ahmedabdiqadarsalat5662
4 жыл бұрын
Soamli🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️
@suuqsoco
4 жыл бұрын
Haniyeeta inantii asturnayd
@suuqsoco
4 жыл бұрын
@AZIIZOO OFFICIAL CHANNEL waan ku saarey inader
@abdishukriaadan5896
4 жыл бұрын
Qofka ugu horeyo daawada🤞🤞
@Abdikadir1
Жыл бұрын
Ninbaa ku shaqesta manta wixii laga shiixi jiray waa💔🇸🇴🥹
Пікірлер: 169