Ani waxaan aaminsanahay hooyooyinkaas hala soo xiro haladacweeyo wadamadey joogaan halagu daweeyo hadii kale caruur badan ayaa lagu dhawacaa oo lagu dilaa yaarabbi
@Naaif12Isa
18 күн бұрын
asc abayo waan ku tagersanahay cidna ha u join ilahay dartiis u cawi ilahaybaa ku naxarisanayo hadii maxkamad noqotana anagaa ku garab tagan hadii loyar loo bahdo garabkakaan taganahay hiil &hooba ok thinks
@BloxPenguinn
10 күн бұрын
Caawi caruunta waa amaano allaah kuu dhiimtay walal magaranayaan dadka allaah siiyey inaykuahiin caruurtu amaano loo dhiibtay
@qajo9403
19 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 ah walhi bilahi talhi this make me cry sorry habo
@rukioadow6509
9 күн бұрын
Aaween kuwii dhalay beer adkaa 😭😭😭😭😭
@TheNasraabdi20
18 күн бұрын
Sorry habo 😭😭😭😭😭
@kowsaralihassan7674
18 күн бұрын
Subxanalaah waxas islamnimo maha😢😢😢😢😢😢😢
@basrabashir5726
18 күн бұрын
Subaxaanallah waalidka ubadkoda ciqaabaya kuxaraynaya xeryaha cadownimada lagula dhaqmaya ma dad waalanbaa
@tufahahmed7144
10 күн бұрын
Waxaan ruun ma ahaan ha aminina waa mashruuc naagtan ayaada so diyarisa waxyabahaan
Innalilah wa inna illeyhi rajacuun Hooyoyinkaas ama abahaas ilmahoda sas u galayo😢 aqiro intey galayaan😢 somali cuquboadaan😢 intey ka galayaan xasbiyallah xasbiyallah xasbiyallah wa nimco wakil😢
@dekajama8188
18 күн бұрын
Subxaana allah waa xagee meeshaas waa inla raadiyo
walllah😢soomali rag😢cadow ah ayaa laga helaa subxabalah😢😢😢
@masaai-cw4lz
18 күн бұрын
Subxaanallaah! When these kids come back,they need to prosecute their parents so this can stop! It needs to stop period!!!
@fardowsawarsame1739
18 күн бұрын
WAXA JIRA ILAAHEY BAA NAGA OG BALSE ADIGU WAXAA TAHAY NAAG DHAQAN XUN OO AYADU DAYACAN OO DIB JIRADA TIISA DARYEELA TU KALE KU DARA WAX SHARAF LEHNA KUMA IMAANAYAN TAN KALE BIQORKA JANARALKA AYUUB MAGACIISA AAD KU TUUG SANEYDO DHIG DAYUUSAD YAHAY SAQAJAMADAA EEN AQLAAQDA LAHEYN DULIYAD YAHAY UREYSA AQAS CALEEG UF IS QARI DOQON YAHAY
@user-vu4vk2ks1e
15 күн бұрын
Rufiyaan
@fxcooking9677
18 күн бұрын
War ilmihiina hageen meel lagu dhibaatayn aniga majeclaysan dhibaatada intaas tira le eg subxaana laah
@riyatomar4555
18 күн бұрын
Knowing their names is not important at all.
@fxcooking9677
18 күн бұрын
Magafe ba somaliya ka jira meesha ma lacag baa laga samayn
@mohamedweli6146
18 күн бұрын
Mesha waa muqdisho miyaa
@maryamabdi5551
18 күн бұрын
Oh my gosh
@kowsaralihassan7674
18 күн бұрын
Abowe ale dhibka heynaga saaro😢saaso kale kenya meel ku taalo an maqley
@Gojoji_editz
18 күн бұрын
Allah akbar.les parents irresponsable. Il faut sauver les enfants innocents et fermer ses endroits. C est pas l Islam. C est des charlatans
@maryamabdi5551
18 күн бұрын
😢😢😢😢
@mohamedweli6146
18 күн бұрын
Mesha waxagee wiilka uka sheekanayo
@kowsaralihassan7674
18 күн бұрын
muqdisho al baraka
@abdullahiahmed3774
18 күн бұрын
Maxaa Lagu Geeyay Markaagii Hore? Maxaa Kaa Sarey Jannadii Aad Doonayso? Aadugi8 Gabadhay Meesha Indhahaa Ma Ku Soo Eegii Karta Xaaqada? Ninkan Maxaa Walidkii U Geeyay Maxaa Kala Dooneen?
@user-he9hz2uw1g
18 күн бұрын
Adigu ma kuwa meeshaas ka shaqeysta oo baraka laawayaashaa baad ka mid tahey?
@Shams-yb2ui
18 күн бұрын
Tan ummada Allaha ka qabto Aamiiin qashin
@Gojoji_editz
18 күн бұрын
Allah akbar les parents irresponsable. L allah va Juger .il faut sauver les enfants innocents et fermé ses endroits. C'est pas l islam.allah albar
@sidrasirad9475
18 күн бұрын
meeshan lagu washay waa xage dadkan dadka warkooda soo goosta ma waxba u dhiman title way bedelan wixi laga hadalayay nus bad soo goostan dislike naga hoo sababtaa waxan ad soo goosanayso aanad dhigay wax la fahmayo xaguu ka dhacayo iyo calankeeni aad soo qadtay bal xariirf noqo yaad walaaysaa dee
Пікірлер: 42