Balantu ma aha wax sahlan marka loo eego xiriirka maantane waa qeybta u horeyso oo caawa qofkii aad xiriir bilaawdaan balan iga qaad baa kasoo horeyso,, Anu waxan is iri sbbtu waa aaminad daro baahsan oo jirta rag io dumarba,, Waxaanse kula dardaarmi lahaa w Jiilka maanta iska ilaali balan whyo biniadam ayaad tahay waxkasta sidaad u rabty uma dhacaan badi✅✅ Sidaa darteed ku dheh qofka aad xiriirka la leedahay mase kujecel/jeceshahay waan dadaalayaa lkn ogoow in wax walba ay calaf qoran yahiin anagune biniadam aan nahay waliba ugu celceli markasta si qofkaas uusan niyada ugu jabin hadii ay timaado marxalad kale☝️👏👏👏 Rabbi ha isku calfo qalbiyada is jecel 20/12/20 somalia🙋♀️🙋♀️💞💞💞
@Goraygacad
3 жыл бұрын
Haawo degan sidaas weeyi zxp jceylka imika waa ku bartayoo ku caashaqay
@haawodagan5472
3 жыл бұрын
@@Goraygacad waa xaqiiq inbti qaab aan u raaco ayaa fahmi la,ahay aniga🤔🤔 wxd arkeysa 2bo ruux oo xiriir yeeshay isla week gudahii waxa la jilayaa jaceyl xad dhaaf ah oo waxaad is leedahay kuwaani dhaqsi kuma kala irdhoobayaan?! Lkn waxa la yaabka leh ayaa ah in isla week kale kadib 2dii ay noqdaan kuwa dunida iskugu neceb🙄 adigu ma yaabty🤔🤔😁
@Goraygacad
3 жыл бұрын
Hlkèd ku nooshahay wll
@haawodagan5472
3 жыл бұрын
Somalia wll
@Goraygacad
3 жыл бұрын
Sax
@siqaayehd5024
3 жыл бұрын
Heestan waa hanuuniye iyo siraad abdlule ugaas aamina wax la yidhaahdo waa aamina abdulahi iyo aamina fayr midna maaha saa ula socda midakale siraad bay isla qaadan heeso badan waxayna ku jirta heestani cajalka labada heesod ee kala ah kudoortaye waan ku doortaye iyo Hestii sidaad doonto waad heli
@abdirahmanabdulahi7372
2 жыл бұрын
Amina Cali jiisow
@mohamedabdulle9904
4 жыл бұрын
codkii dahabiga ee cabdala yusuf hanuuniye cimri dheer iyo cibaada suuban ayaan u rajaynaa
@abdullahiyare8314
3 жыл бұрын
Alla ya cisak dad qaaliya hobolladii waaberi , miraha laxanka iyo waliba codadka lagu laray ayaa cajiib ah iyo siday isula jiibinayan waa beri samaadkii uu fanku dhadhan lahaaa
gorga cad sxb aan ku saxo ee aamina ma aha mgaca gabadha sax waa Siraad Cabdule ugaas ta kale waxa fiican marka aad yara garan waydaan waydiiya dadkii usoo joogay waa iga talo mahadsanid
Пікірлер: 164