Ahmed wareysiigaga waxba ka khaldan wayo wax cadayne ah madan keenin.siida dadkii la dhashay sawiradodi iyo video marka see logu qanca waxa aad soo bandhigaysid
@garastv1126
5 ай бұрын
qabiilkan gero koombe oo yuusuf watey lama rumeysan karo wax kasto ay ku hadlaan
Masha alaah aqoonyahan culus baa maantey arinkii soofara geliyey nomanka yantaar caruurta Maka war hayeen mise maamaday ku korsanayeen
@seed3966
5 ай бұрын
Asc 😮😮😮 cajiiib cajabtu waa yaab yuusuf asagu ma nin waalanbaa miyaa sow nin weyn maaha hadiise wax kale jiraan geeyd halagu xidho 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@umusumaya-mq5ms
5 ай бұрын
Qoladii la qaraaban jirtay armey yihiin
@user-tx5wy6tc2s
5 ай бұрын
Ilahay shaqo yuusuf dhafsan haku siiyo ninkaan haduu danbiila yahay ilaahayba soo saarayo idiga views baa ku daran waaa u jeednaya. Dadkan sheekadan yay ku dan baabin illahy waa cadaalad fale wuuna arka wax socda xaqa wuu siin qofki dhiban xaqiiqada mahayno anagu😢
@marianabokar7809
5 ай бұрын
Barteeda buu dhigay ruta buuna ka sheegay tankale waxay ila,tahay reerka gariga waxaa laga yaabaa in ay turufo,toorayaal isla,og ama tuugo soo heshiisay waana dhageystay ninka,lahaa reerkaan ka mid ahay waxaan ka dhan,dhansaday iney tuuganimada isla,ogyihiin
@sidrasirad9475
5 ай бұрын
MAXA LA ISKA DALINAYA CARUURTA UU DHALAY IYO REERKIISA DNNA U KALA QADAA MAXAA ISAGA LOO DAYDAYAYAAN CARUURTIIBABA LA HAYAA QOFKA QOYSKIISA AH IYO ILAMAHA UU YIDHI ANA DHALAY UKALA QADA DNAA
@seed3966
5 ай бұрын
Ass war sooyaaliow arrinta aad baad ugu fogaatey u dhexgashay🎉 wiilkaas yuusuf waxa lasheegaya oo dhan waa hadal uun Rabbii yaaa zaqiida o الله اعلم
@mancityfan660
5 ай бұрын
Ninkaan ey sheyaadiin ayuu ahaay sir badan ayuuna haaya garina maahan reerka sheegtay wax baa qarsan dowlda somaliya ha loo geeyo asaa tufaayo waxuu haayo
@maryan4436
5 ай бұрын
CIDA WADATAY WAXAA LAGA YAABAA INEEY SHABAKADA KAMID YIHIIN DHINACA ITOOBIYA INEEY FADHIYEEN DNA MARKII LA DHAHAY INEEY LAFAKADAAN
@maryamadirie8722
5 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk war maxay kufalaayaan hada ninkaan tuugsiga casrigaa wata
@somalihanolato741
5 ай бұрын
Lacagtii loo ururiyey ayey ka so furanayan ka dib way so diri donan isagoo haysan wuxu carurta bananka ku soo dhacday ku debero way dhici karta inay shabako yihiin somali waa ka surowda
@abdikadirasheikh180
5 ай бұрын
Yuusuf xirafadiisa ayay aheed laakiin hada tii uu kakici laheen ayay uegtahay DNA meelkastaa lagu qaadaa garooowe ayaa ugu caansan adis waa lagu qada south. Afrika waa sheeeko xariir
@MursalMaady
5 ай бұрын
Yusuf waa yintaar garni ab iyo isir noma galo
@MursalMaady
5 ай бұрын
Yusuf iniga nila dhashay ingana gari ab iyo isir noma galo
@yusufsheikh3487
5 ай бұрын
Yusuf mohamed wanan Yantaar ah layagaano reer Buulafuur ah walal cadeen wan bixiney walal wagaranaya aniga
@Dheeman-ky7tu
5 ай бұрын
Odayaasha iyo dumarka watay ee Illaa hada haysto waa shabakadii uu dadkii hore kusoo dhacay waa dad Tuugo isku xiran oo Yusuf kuqaraabanayo waayo hadaysan Shabakad ahayn mar hore ayey Soo tuuri lahaayeen ee maantay maysan Difaaci lahay shabakadaas waa in ladabagalo oo Yusuf kaligiis aan farta lagu fiiqin waana in Kuwii Mediaha Soo Istaagay ee Lahaa DNA baan kaqaadnay oo waa wiilkeenii lasoo qabqabto oo lawada xiraa macal Yusuf Markaas ayey Runta Banaanka usoo wada baxaysaa ee halasoo xiro kulligood Allaha naga Cafiyo wixii dambi ah lkn Meeshaas Shabakad baa kamuuqato Dna Ahmedow haka harin Illaa Xad waa in Shabakad Yusif xitaa haday Jaajuusiin ama Alshabaab yihiin kasoo wada qabanayso
@MAHATABDOWABIKAR
5 ай бұрын
Asc awey sagalixi Geri gompe ama suldan
@AbdiAbdiadam
5 ай бұрын
Yuusuf kiliyaha aalagalabaxaya haduw kaso cararin
@MohammedGama-r5g
5 ай бұрын
ASc
@nasro7666
5 ай бұрын
Tuug umalaynah rerka racay waxay ku heshuyen ilhay og
@hamdiaabdalla4772
5 ай бұрын
Tuug jano magalo
@AbdiAbdiadam
5 ай бұрын
War anaa yantar ah garikonbe farac noomagalo mirfle anku abtirsana
@UmuAbdalla1
5 ай бұрын
Ninka la iska qaadanayo oo lesku dagalaayo maxa laga faida horta
@Mohaminakhal
5 ай бұрын
soomaali waalatay bal is weydiiya ma qof baa nin wayn anaa dhalay intuu dhaho iska qaadan karo waa may yaa maanta yuusuf iska qaadan lahaa oo inta been sheego iska qaadanaya😳😳😳qof qaadanaya ma jiro nin wayn oo kaa af badan ee ulajeedo ayuu marba reer u raacayaa maanta hadii yuusuf iyo boqolaal kun oo isla socda hadii la ii keeno isku qaado wa walaalkaa la i dhaho ma qaateen ninkaan mashiidiyaha ah cid rabta ma jirtee xabsiga itobiya ha la dhigo
Пікірлер: 37