Masha allah wa qiso cajiib ah jazakallah qayr Sheikh
@umudahda1027
6 жыл бұрын
masha Allah tabaraka Allah aduunya inaysan waxba ahayn bey garatay aakhiraana meel loo shaqeesto ugu wanaagsan jazakAllah kheyr sheikh
@nimcocabdullahi9422
5 жыл бұрын
Masha Allah jazaakallah khair shaikh
@fiicaneefaceedkaroon3629
6 жыл бұрын
Www Amiin dhaman teen ilaahy hana wada barakeeyo wll shukran Jazaakallahu Khayran,runti wxy aheed qof reer aduunyo ah balse Aaqira ka fikirta iskuma soo dhawin ee ilaahy hamigeena haka buuxiyo Camal wngsan
@khadradheeman1772
6 жыл бұрын
Maansha allaah way gaadhay hadafkeedii inagana ilaahay haynaga dhigo kuwii kheyrka u deg dega jazaakalaa kheer
@mahadali3744
6 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh bes cibrad qadasho midaan ayaa nagu filan maxaa yelay waxay na tusaysaa mizaanka adunyo iyo midka aqiiro allow na tus wixii xun iyo wixii fican Amin yarabi
@hanaabintuomar2134
6 жыл бұрын
jizakaalahu khayr sheikh ilaah hana waafujiyo kheyrka dhamaanten aamiin
@hapyi9013
6 жыл бұрын
Allahu Akbar. Yaa Rabi kuwii aakhira wax u dhigta naga dhig oo aduun Lee u ordin.اللهم امين. اللهم امين. اللهم امينAllahu Akbar.
@abdiali3111
6 жыл бұрын
Masha Allah
@deeqoahmed1771
6 жыл бұрын
Maasha allaah jzklh kheyr sh c//laahi waa qiso cajiib ah illaahey hanaga dhigo kuwa kheyrka udegdego anaga iyo intii Muslim ah
@fatimavlogs1234
6 жыл бұрын
Masha allah qof aragti dheer bey aheyd ilaahay xaqa hana waafajiyo
Пікірлер: 87