Dhulbahante ha odhane darood iyo isaaq dheh waliba darood oo kaliya isaaq Lama dagalamayn Ee waxa Ladagalamayay darood iyo somalia ayay ahayd watii somalia sheegtay iinay Laascanood kadagalamaysay
@sam-xz5tc
22 сағат бұрын
@@MaryamaAdam-cm1epkeeping cry miss 39 cities
@faizaosman6214
2 күн бұрын
Nacas weeyaan isagu ha la waydiiyo xor miyaad tahay oo nabad qab caasimadaada miyaad ku martaa markaa xor ma tihid guul iyo gobanimo soomalilaand ❤❤❤❤❤❤
@nurae2280
2 күн бұрын
Geesi qaran❤
@user-qb4xy2bu6b
2 күн бұрын
Wara idaada walaall guulayaso garabahaagaanu jooganaa❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@talentfilmz7026
2 күн бұрын
Janada koonfur taala waxba nagama galin anaga waayo wax macnaa nooma samaynayso koonfur janaday sheegayaaan wax ha ku qabsadaan anaga soomaaliland ayaa nagu filan alx maansha alla guuul guul qarnka soomaaliland
@CaytoCabdi-ft8hf
2 күн бұрын
Waridad TV waan ku salaamyaa geesi geesi dhalay waxaan ka so salaamyaa gobolkii cagarna gabiley jano Waridad
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
2 күн бұрын
Caqliga soomaali waa reer sh isaxaaq alxamdu lilaah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@sakariyeCabdi-yu6bo
2 күн бұрын
Guul JSL ❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
2 күн бұрын
waridaad TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ waa nacas kan yar Ma Hawiya
AIRPORT UGU WEYN AFRICA WAA BERBERA RUNWAY 13,580 ft waana mid kamida kuwa ugu weyn africa mida kale khayraadku waxba ma taro haddii aanu jirin caqligii lagaga faa'ideysan lahaa ( human resource ) tusaale japan waa jasiirad wax khayraad waaweyn ahna ma laha kala sareynta dhaqaalaha dawladahana ( gdp ) waxay ku jirtaa kaalinta 3aad beeraleyduna waa qoti oo caqli malaha
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
2 күн бұрын
Waad u soo koobtay Iilaahay caqliga hakuu barakeeyo 🫡
Allah ha iskeen fahansiiyo. Yomal qiyaamihii ayaynu joognaaye. Ducadana ha la badiyo iyo Allah bariga. Asxaabihii nabigu (csms) DUCO ayay kaga bixi jireen marxalad walba.
@Hooda36
2 күн бұрын
💚 Soomoaliland 🤍 Alloow dhoowr ❤️
@duualehadawe4000
2 күн бұрын
Keep going, you are legend 😊😊😊
@Aamiin.qurpawi
Күн бұрын
GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL ❤❤😎👍 Gobonimo iyo reer SOMA💚★❤️LILAND
@abucabdleiriir7271
2 күн бұрын
Dakada iyo eirport ugu wayn waxa ay ku yaalaan barbara
🟩🟩🟩🟩🟩⬜️⬜️★⬜️⬜️🟥🟥🟥🟥🟥 أحب بلدي صوماليلاند Waxaan jeclahay dalkayga Somaliland أحب بلدي صوماليلاند Waxaan jeclahay dalkayga Somaliland I love my country Somaliland
@Janno190
2 күн бұрын
Geesi qaran mr waridaad buufi cayaaynka ❤❤❤❤
@f.warsame1069
2 күн бұрын
Gul Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾🎉🎉🎉
@AyaanWaano
2 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland. Isaaq nimo ❤❤❤ kosoco
@user-ci5mo2gj7r
2 күн бұрын
Gaadhiga hadii mashiinka laga qaado maxaa hadhaya waa qolowata gaadhi somaliland waa mashiinkii koofurina waa qolaftii gaadhi waxaad ogatihiin somaliland la aantee siiro inaa tihiina ma noolana kartida la aantaya
Ethiopia hala geeyo berbera halkaasaa dhankasta u fiican khilaafna ka fog
@IbrahimAhmed-yk5ls
2 күн бұрын
Waridaad tv kan inaad u jawaabto ma mudna waayo waa caqli caruur
@user-yc4lh7ge2k
2 күн бұрын
Guul iyo gobonimo somaaliland
@hodanhassan3271
2 күн бұрын
Maanta wad ciil baxday❤❤❤❤
@xaroguled3126
2 күн бұрын
Haday konfuri jano tahay maxay somaliland ka daba ordayan somaliland wa istartejiga dhulka somalidu dagto waxay la muraaro dilacsanyihin Somaliya haday somaliland la citirafo gabal.aya udumaya tas waxan ku cadaynaya sida ay udaba ordayan somaliland
@anabomar2491
2 күн бұрын
❤❤❤❤geesi garan insha Allah guuuuuul Somailland guuuuuul 💚💚🤍🤍❤️❤️
@AhmedMohamed-uf9bx
2 күн бұрын
Vidiogan 2030 hadii dib loo daawado waxaan umaleeynayaa in la arko koofur oo nabada iyo waqooyi oo holceeysa waayo markasta colaad ayaad dad ku ceeysaan waa isku fadhinaa
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
2 күн бұрын
Alle afkaaga ku celi, Abtiyaashay (Reer Koonfur) colaada wey kasbadeen nabadeeduna fari kama qodna 😞
@@user-jv6pl4lk6k xaasid waa adiga oo oo markii laba eray lasheego yar iyo weynkiina ku hayo xamar qaraxbaa ka socdo aad ayadna unecebtahay in xamar nabad hesho waayo riyadaada in eey kuu rumoowdo waxey ku xirantahay in koofur Dowlad awoodleh aan laga yakleelin aduunka waxaad ku beer dulucsataa koofur lama midoobikarnoo qalalaaso ayaa kajira hada koofur weey ku fahantay cadaw inaa tahay muuse biixina dadka waa laga qabanayaa xoog iyo xeelad teey noqotaba wax aan iska leeyahana ma ahan ee xog ogaal ayaan u ahay
Ilaahay waxaa ka baryayaa in reer soomaaliland dawladooda uu u macaaneeyo dadnimadoodana iyo qaranimadoodana gan siiyo qalbigoodana isusoo jeediyo soomaaliyana inaga furfuro guntigay ina haystaan dawladnimana uu siiyo intoodana ku qanacsiiyo I LOVE MY COUNTRY SOOMAALILAND ILLAAHAW GUUSHA SII QARANKA SOOMAALILAND GOOR IYO AMIN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aad baan u jeclahay sida xaqiiqada marqaatiga leh ee aad cadawga somaliland ugu jawaabto🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Abdirahman-1020
2 күн бұрын
Eeripodh ka Africa uugu dheer miyaanu ogayn inay ahayd Barbari mudo aad ubadan 2009kii ayaa 2 Eriboodh oo South Africa laga dhisay ay dhaafeen waxaan kabadnay have kilometers imikanay ay tahay eeriboodhka 3dexaad ee uugu dheer africa Jaarkiiyoow
@sabahgoth1081
2 күн бұрын
Waridaadoow si wanaagsan buu ugu jawaabay
@HassanNuur-t1p
2 күн бұрын
Haye
@abdidayib2720
2 күн бұрын
no.1
@AsmaQurux-qx9ob
2 күн бұрын
Mujaahid noolo nin rageed
@Aamiin.qurpawi
Күн бұрын
🥰WAA SAX WARIDAAD👈👤😎👍
@user-dv7cs4iq5q
Күн бұрын
Guuuuuul soomaliland masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kismayo612
2 күн бұрын
Let me give example bustar yoo hadi oo dowlada Somalia cashur kaqaado xawada somalia oo daan hada dulkina midas ayaa kutuseso
Пікірлер: 389