youtubeka umadaha kale markaan daawado commentga ayaan akhrinayaa mana arko hal qof oo leh anaa ugu horeeyey kaliya dadku fikirooda kala duwan ayay falaqeeyaan lkn somalidu ma fahmin sababta i like uradinayan
@mohameddaahir2220
5 жыл бұрын
Anigaa u u horeeya caawa bcz shaqadaa cidanimda waan jecelahy
@nimojama6000
5 жыл бұрын
Masha Allah. Cilmi badan ba ku jira horena anan u ogeen Mahadsanid in badan.
@thegaming85
5 жыл бұрын
Maasha Allaha akhii ilaahay ha ku barakeeyo caqligaaga
@daakirkadoon5338
5 жыл бұрын
Masha allah waa mowduuc muhiim ah.
@SalahAliAbdi
5 жыл бұрын
Well done aad ayan ugu xiranahay muqaaladda xiisaha leh ee aad soo galiso kanaalka go ahead macaracde wll.
Пікірлер: 136