Maa shaa Allaah, Rag culus oo ku qaaliya bahda baahibta wararka xaqiiqada ah u soo gudbiya umada soomaliyeed. Allaah haydin xafido dhamaantiinba
@AbdiAliFaroole-jm4qp
Сағат бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@XuseinmaangeCusmaaniidle
2 сағат бұрын
salaamullaah allah burburiyo yahuud mareykan aamiin illaahow u hiili islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah aamiin
@AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
2 сағат бұрын
Maracade soo dhawaw waa wll qaali ah waa legend aan bartay October 2023❤ waan kaa qaaday salaanta
@azizaabdulle792
2 сағат бұрын
Maracade waa wariye aan aad u jeclahay war tabintiisa soo dhawaada kow iyo maracade,,
@fartun9503
Сағат бұрын
Ustaaad Mustafe Thanks
@Fadxi-p5h
Сағат бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤
@khatraharunaadamu6117
Сағат бұрын
Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi
@hamsenour2714
39 минут бұрын
Maracade o aan aad ugu xiranahay baad keentay masha.ALAH
@fathiyamaalin8849
Сағат бұрын
Marcade waa wariye aan warkiisa dhagaysto ❤❤❤❤
@Caliya7
Сағат бұрын
Guul degdeg ah Allaah hasiiyo walaalaheen reer falastiin 🇵🇸
@AbdiAliFaroole-jm4qp
Сағат бұрын
MaashaAllah Allaha idin Xafido InshaAllah
@AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
2 сағат бұрын
Maasha allaah 2badiinuba aadbaad u mahadsantihiin mustafe cali & max/e d ciise
Allaahu Akbar Alxamdulillaah waa Nasriga Illaahey horaa looyiri Waa lagukufaa lagu kalajabaa Kibirka. Illaahey waxan uga baryayaa inuu yuhuud iyo kibirkeda Jabiyo oo Xaqa soo Ifbixiyo bi Idnillaah. Yaa Rabbi Sanadkii Guusha Xamaas uga dhig Sanadkaan oo dawlad Xora ka dhig.Xisbullaah guul Xuuti guul Xamaas guul Maqawamadoo dhan guul IIraan guul Yaa Allaah Guusha Noosoo dadaji oo cadawga jabi Aamiin.
@SacdiaSheik12
Сағат бұрын
Maracade sheekh Mustafa qaali ayaad xageyga ka tihiin allah idin.dhowro
@JaamacsalaxClle
Сағат бұрын
5ta youtuber ee aadka ujeclahay warbixinadooda 1,kow somali. 2,maracade show 3,nadaara show 4,Hbn,somali 5,dulmidiid intaas kama kaftamo warbixinadooda jaaaw jaaw sxibayal reer coment
@erumroble5081
Сағат бұрын
Waad madsantihiin munayaal Sida aad noogu soo gudbisaan Xogha Dunida🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@sunari8818
Сағат бұрын
Labadinaba waad mahad santahiin warbixinta aad na siseen allaha weyn SWT waxaan ka baryayaa in guusha u siiyo islamka yahudina sy burburto allahuma aamiin.
@halimayusuf4899
Сағат бұрын
Inshaa allaah waa ay guuleyteen inta hartayna waa ay sii guulaysa naayaan.
Comments kayga wiilasheena qiimaha badan aad ayaan idiinku mahad celinaynaa sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbinaysan wararka deg degta ah .
@guriceel7971
Сағат бұрын
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
@Gosaradan
2 сағат бұрын
Wan idin salamay walaalaha
@ahmadmahamed-w9j
Сағат бұрын
masha Alha gual gual❤❤❤❤❤❤
@AbdiAliFaroole-jm4qp
Сағат бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@ugaasocismaan733
Сағат бұрын
Insha allaah
@SacdiaSheik12
Сағат бұрын
Wcs wll mustafa
@AyanSalad-u1g
53 минут бұрын
Wcs shiikh
@IbiEntertainment
Сағат бұрын
Dagaalka runta ah yaaba is gaadhay, wali guutooyinkii loogu tala galay & hubka qarsoon ee casriga ah yaaba soo saaray sxbyaal 😂 waad hurudaan wali ee hurdada ka’kaca 🙏🏼
@Aragsan192
51 минут бұрын
Marti sharaf bey mudan tahay soo dhawooow maracade
@JaamacsalaxClle
Сағат бұрын
2019kii ilaa hada wanku xernahay maracade warbixinadisana 1muqaal ima dhaafo
@jawahirelmi9
2 сағат бұрын
Asc mustafe kow Somali maracade
@CabdiCasiis-s6b
Сағат бұрын
LABADIINAN CHANNEL WAA KUWO AAD ULA SOCDA ARIMAHA BARIGA DHEXE WAANA LABA CHANNEL OO LOOGU KALSOONIDA BADAN YAHAY
@M.somali.143
28 минут бұрын
Masha allaah labadan qof cilaqaadka ka dhaxeye Baryahan uma boqin ma waxa lamidenraba Kowsomali midea iyo Maracadde show ?
@CabdiqaniSiciid-p1l
2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@abdullahimahamud3429
34 минут бұрын
Farxad ayeey ii tahay inaa maracade ku arko chanelka maantay. Markii igu horeysay inaa ku arko chanelkale. Waxaan rajeenayaa inaa kasoo muuqatid podcast iyo fagaarayaasha caalamka.
@osmanboukah1567
Сағат бұрын
Asc wr wb somali maxamed
@KayseHuriye
Сағат бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
@AyanSalad-u1g
51 минут бұрын
Sallaamu laah wllo
@Khadija-456-w4c
20 минут бұрын
Next idacada buulo xubeey Hassan Osman
@C.rahman.rikoosta
Сағат бұрын
Maracade show anigoo firsan habeenki ma jifan karin
@AsmaAbdixakiin
Сағат бұрын
Qabyaaladiistayaasha wallaal hasoo urursan
@ALIELABEHMoubarik
Сағат бұрын
Labadan wariye aad ayaa loo xiiseeyaa wararkooda gobaladay ka soo soo jeedaan?
@faysaljibriil5778
Сағат бұрын
War kani warmahayo e wu iska xiiqsanyahay un
@RohomojaIsiolo
34 минут бұрын
Xaalada geerida ismacil umar gele is surely
@mrali3601
9 минут бұрын
2023 ?
@AhlamMahad2009-ps4kl
Сағат бұрын
Ducada Islam ka hayareysanina yahuud na wey jabtey
@Yahyedjouneddalieh
13 минут бұрын
Wadanked udhalatay adigu maracadow
@mrali3601
3 минут бұрын
Runta ha la sheego carabti dukun dakun ba laga dhigay, xasuuqa wa socda Gaza na maanta wa uninhabitable, Lubnan na maanta sidi oo kale lagu samayn naya
@Gosaradan
2 сағат бұрын
Ailaahow ducada mussliminta u aqbal
@shukriahmed1387
2 сағат бұрын
Wan idisalamaya labdinaba wan idinla socda barmamishyaiidna
@KhadarMaxamuud-hf6zy
2 сағат бұрын
Asc mustafa iyo maracade sidan 2da qof ayuu ku quruxbadanyahay wararka. Midooba si ay soomali umidawdo kkkkkkk
@jibriiljessow6783
Сағат бұрын
Caawa laba khabiir baa is helay.
@cabdimalikshafi3636
Сағат бұрын
maracade rugcadaa soomaaliyeed
@ibraahinmacalin6156
Сағат бұрын
marka aad warameyso daganaan kudar fldn
@CabdiXasan-n8p
2 сағат бұрын
Maracaddeshow
@RahaAden
2 сағат бұрын
Alooow jabi galada yuhuda ah
@isxaaqcabdirashiidmaxamad
Сағат бұрын
a
@faysalmire7624
47 минут бұрын
Xamas
@sahroabukar1795
35 минут бұрын
😂😂😂😂😂
@sahroabukar1795
35 минут бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@sanbaloolshehussein9256
Сағат бұрын
WWW❤❤❤
@fozi4148
2 сағат бұрын
Maracade Dhinac Ayuu U Janjeeraa Wuxuu Buun-Buuniyaa Sahyuuniyada
@ElyasJimale
Сағат бұрын
SUBXANA ALLAH walal benta iskadaf o ALLAH kacabdaa
Пікірлер: 96