Hadraawi markaan arko qalbi gaan ka farxaa wallahi
@kaamilbisle1749
3 жыл бұрын
Weriye abdirisaaq terra alle haku sharfo Alle ha caafiyo abwaankii cabqarigii faylasuufkii somalida abwaan hadraawi
@yusufali3737
5 жыл бұрын
Viva somali Maxamed waa hal geed meelkasta ay joogaan iyo hal dhiig ...Ilaahow abwaan Hadraawi iyo Aabwaan gure cafimaad iyo Nabad sii Aamin
@AliHussein-vf6ru
Жыл бұрын
ninkii Tera ahaa ayaa gaadhiga wada, Alle ha u naxariisto abwaan Hadraawi.
@cmcproductionxd9449
5 жыл бұрын
alow cimri dheer iyo cfmd no sii cabqari gena weyn alow xafidh alow ciil ka dhowr alow cfmd taam ah no sii abwaan hadraawi amiin amiin
@nouhmohamet
5 жыл бұрын
abwaanki waynaa abu hadra alle wayne cfmd iyo cimri dheer hasiiyo abwaan guuri oo masafo dheer uso maray saxibki w.terra w.coldoon iyo bakayle mahadzanidin
@maxamedkarre8075
5 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi alle cimriga alle hakuu dheereyo iyo Cabdirisaq Terrra ' Bakayle ' cabdimaalik muse coldon sadexda saxafi ee sida xidigaha uga soo dhexbaxay o si sharafle ugu maamuusay ba abwaanka👏👏👏👏👏👏👏
@faajemuumin4411
3 жыл бұрын
Masha Allah hadraawi soomali xurmuu ka mudanyey
@safiyayasin8718
5 жыл бұрын
Wlhi waan imeyey waxan du ahayn kuma awodo Allah haku cafiyo
@haybegeesofficial7306
2 жыл бұрын
Qof ka qiimo wayn oo soomaaliyi ma jiro Hadraawi wuxuu waayey qof soomaaliya Oo helayaa ma jiro raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo AUN mahamed ibraahim warsame hadraawi inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun. Waxa qoray Sxbkay Cabdirisaaq Khaldaan🙏
@cabdirahmaansiciid7723
Жыл бұрын
Allow unaxariiso. Aaabe hadraawi
@osmanahmed2384
5 жыл бұрын
Cabdirisaaq Terra maanta ayaan u qiray inuu yahay suxufi ballaadhan oo hibo u leh mihnaddiisa. Bal eega siduu mudnaantiisa u siiyey ee u sharfayo Abwaan filasoof Hadraawi. Hore u soco Mr Terra
A tip: watch movies on flixzone. Me and my gf have been using them for watching a lot of movies these days.
@jakobturner3341
3 жыл бұрын
@Rylan Decker Yea, been watching on Flixzone} for since november myself :)
@davidfletcher8335
3 жыл бұрын
@Rylan Decker Yea, been watching on flixzone} for since november myself :)
@naimanazirismail2033
7 жыл бұрын
Mancha allah alle ha caafiyo hadraawi alle ha igu zimo in aan arko hadraawi
@farhanjam2773
6 жыл бұрын
Alleh haku cafiyo apo hadrawi alleh haydin anon arkin harawi
@abdifatahawil3280
6 жыл бұрын
Masha allh hadraawi waa aabihii somaliyeed
@sahramussr2208
7 жыл бұрын
ilaahay ha caafiyo hadraawi
@user-te8uy3hk2l
5 жыл бұрын
Allaw caafi abwaan hadraawi we love you
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
dhaqaleya Geelasha .wana ka baxay
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
waxi qalaad ihi la soco gorni ee igayimid nafta latimid
@halimosharif7651
7 жыл бұрын
Alloow ku barakee
@abdisamadjoe
6 жыл бұрын
Abwaan Hadraawi Ilaah hakula jiro
@kaamilabdirahman210
2 жыл бұрын
Baxsanoow Hadraawoow
@qoojechannel9416
6 жыл бұрын
Alle ha caafiyo hadraawi
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
aragtida caqliga wa laga siman yahay in waxi qalaad ah in u qalaad yahay waxi saax ihina u saxyahay
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
isowadage لا مارة
@raxmoiid2044
3 жыл бұрын
Masha alaah ale ha ku cafiyo
@faajemuumin4411
3 жыл бұрын
Allah ha caafiyo indhihii somali buu ahaaye
@malirasta2688
2 жыл бұрын
Amiin nacam runta waye
@musehaaji2224
7 жыл бұрын
HADRAWI WAA LIBAAX NOLOW
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
waxan is iri naacnac badan yayko mudmud satay
@desertflower6751
Жыл бұрын
😭😭😭😭What man he was
@husseinmataan911
5 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo aabaha umada somaliyed
@ciiltiremohmed5490
5 жыл бұрын
Abwaan soomaliyeed
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
waxajira waxyabo cimilada ay wadato sidokale isko sowada hobi hoobi waxa la uran kara in ay donista nNNaAAftaa goorji rumaysan tahay habdha qaankasi in ay Lodo kodararto Geelona in u Aad iyo Aad ugu cana yareyo
donistada iyo haytada iyo kowa Aad jeceshahay iyo kowa Aadan Reer nimo Aad unecabtahay ama Reeerr nimo Aad u jeceshahay mana aha wax Lallaa yaabo wayo habdhaqan ay ledahay shayga aburkena ka mid ah o0 magacedo yahay naaf naafto waxay ledahay donis ka baxsan aminaad waxyabaha ay sidato ee lago kaladowan yahay caqligo waxo kasiman yahay waxi nolosha dhibko ah qaladbu u wada arka ee daba karixida ay naafto ay ko hayso caaqliga ya lokala nogol yahay
@yasmiinxuseen123yasmiinxus7
4 жыл бұрын
Alle haku caafiyo ❤❤
@jeclownaftada5321
4 жыл бұрын
Alaah yaraxma
@gabadhahabeenkstaiskukadis4280
7 жыл бұрын
mansha Allah
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
waxo kodanbeyaay waxi u horay uaha u aha marka goorji maxa ugo wacan hadi Aad istiraahdo hees dhagayso gorji waxo kosodhigaya fanaan kale oy isko hay yihin si o0 u helo d
@ciiltiremohmed5490
5 жыл бұрын
Maxamed Ibrahim Warsame hadraawi
@sharifmahamud2993
Жыл бұрын
u ma jeedo marka an leyahay Lo ama Geel aminaada waxi an goorgi ahayn o0 dhan nafto waxay kadhigaysa
@ahmedronaldo9980
5 жыл бұрын
😢😢😭😭
@mcnncm1318
5 жыл бұрын
Kooxdani ilma jar iska xoor ciyaalkoodii waxay ka faaiidaysteen xanuunka hadraawi bilowgii kooxdan uu coldoon iyo terra kow ka yahay
Пікірлер: 67