Maansha Allah Tabaraka Allah Illahey haynagu Guuleeyo Hogaaminta Dalka Is bedel khayr qaba waa Cabdiraxman Mohammed Cabdillahi In shaa Allah ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Ogow cirkaa iyo dhulkaa lagaa jecel yee cirro. 18 sano oo aan Cabdiraxmaan Cirro taageer naf iyo maalba aan u ahaa waligay ma arag maalin aan diido Alle haygu simo maalintaan ku galbin doono madaxtooyada dalka
dharaartii dhiigu yaal ragii sawirka iska qaadayey ee bakhaarada boobayey mr sabaayad islaamaha la dube mujaahidow xaal qaado muuse saqajaan baloodh iyo beer meel iigu sheega yaahuu hana cunina
@user-xc2mn5ul3t
9 ай бұрын
Somaliland haanoold waani haanoold
@mustafemaxamed3300
Жыл бұрын
Wehelka Wadani Waswaas Bay Ka Qadeen Walbahaar Ku Riday Wisiisi Bay Ciro Ka Qaadeen Wareer Bay Xirsi Ka Qaadeen Wadani Waakaa Siraataye Waxba Lagama Qabankaro
Пікірлер: 104