Dalka badbaadsha oo ka badbaadsha siyaasiga carabta wuxuu kasoo qaato ku faana iyo ka hantidiinii intuu hore u cuney hadana raba inuu burbursho dhisida xooga Dalka.
@Somali-One
3 жыл бұрын
Guulaysta Ciidanka xooga Dalka
@sankuusyare5495
3 жыл бұрын
M.a 🙏👏
@nimcoadnan9582
3 жыл бұрын
Guul ciidankeena
@maxamedcalimaxamed4363
Жыл бұрын
Soomaali hanolaato
@yaasmiinyesboss4912
3 жыл бұрын
Yasmiin yesboss
@MBmubaarig
3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💌
@saciidmacalin-kx3qp
Жыл бұрын
Saciid yare
@anisasalax624
3 жыл бұрын
illaahoow runkadhig
@ahmedsulayman1855
3 жыл бұрын
M.a✊
@user-no9xl2vj1o
5 ай бұрын
Raxoiyo damashadmarhoranisdeyno ad ioad tliye
@hibaqcfitax9209
3 жыл бұрын
Somali hanolaato
@ayaneycadey6575
3 жыл бұрын
Allow cadawga kaqabo cidankeena qaranka 💞💞
@axmedhillaac3886
3 жыл бұрын
😘😘😘🇸🇴👌👍😘😱
@saciidmacalin-kx3qp
Жыл бұрын
Saciid yaer
@faizacabdi3464
3 жыл бұрын
Farmaajo hadiii lawaayo makula thy ciidan qurxan oo ladamci karo in lahelaayo 23 jir baaan ahay farmaajo ka hor ma arag ciidan aaan ku qanacno markaan indhaha saarno awal markuu hal askari naga hor imaado wadadaan ka leexan jirnay si ay nafteena u wax yeeleeyn hadana Indhahaan la raacnaa dharagta quruxda wadaninimada ka muuqata dad jcylka xaquuuqda dalku lee yhy ixtiraamka dumarka wlhi waan yaabaa sideey isku badal ugu yimid ciidamada ilaahoow farmaajo hanaga qaadin ooo hanaga wadin
@anfacdadkaagaofficial6479
3 жыл бұрын
Aamin yaa alalh
@shaaficicabdi3577
3 жыл бұрын
Soo dhawaaw wll ciidankan aad arkeysid waxaa laga shaqeeyay oo dawlada Turkia lala saxiixday heshiis ciidan dhiska 2011 waa xiligii sh.shariif, dufcadihii ugu horeeyay waxaa la diray xiligii xassan shiiq, sidoo kale waxaa wadanka laga hirgeliyay kulyada ciidamada turkisom oo ah tan hada soo saarta gorgor iyo haramcad, dufcadihii xiligaas la xareeyay ayaa soo baxay intuu joogay farmaajo bal adigoo ilaah xagiis eegaya oon nin jeclaysaneen ma waxaa dafirtay ragii didaalka ciidan dhiska lahaa markaas ayaad didaalkodii iyo amaantoodii siisay ninaan waxbo ku darsan in uu ciidankii shaqadoodi shaqaan ahayn ku qabsado mooyaane. Cajiib
@faizacabdi3464
3 жыл бұрын
@@shaaficicabdi3577 alx carada Indhaha Nooogu Shub Shekh Shariif Markii La Bixinaayay Sanaa aqli Ulahaa 9 Jir Melahaasaan Ahaaa Asigaaba La Bililiqeeystay Oo Ciidankiisii Io hubkiiisii Ka Cararay Filo beeydhabp Tan Ka Dhacday qofkii arkaa yaqaaan Waayo anaga waan u dhaweeyn Hotel shaamoow agtiisaa dagneeyn shariif maxuu dhisay acuudu bilaah xasan sheekhna haba namaqashiin gabdhahuu naga gataaa wali hada nala ah ma wiilasheenuu qurxinaa nin gbdhaheena gatay 14 Actober Ciidamadii Baabuurta lagu wareejin jiray qaraxiii soobe kadib dhalintiii argagaxday jaamacadaha kawada wabxay tawabar udiyaaar garooway oocalanka soomalia ayagooo wada xiran kumanaan baaabuur ah tarbuunka ilaaa digfeer ilaaa taleeex ilaaa lanbar afar isgooos walba xirtay maalinka laxareeynaayay sideey ugu go.antahy ineey ciidama cusub sooraaran dhalin yarta ayaaa laamiyada muqdisho dhamaan lagu wareejinaayay dhalin yarta midooway dhiigoodu dhaqaaqay cidqasabtay ay jirin buugaaagtooda ay laaweeen waddanka ay u istaageen jamacada somalia 🇸🇴 aaan dhiganaayay ma ogthy inta arday eeee naga baxday io tirada farsalada qaaar kusoo hartay wiilasheena somaliyeed waan jclhy blse qalbi mucaarad taageersan ayaaa kugu jiro insha allah farmaajo wuusoo laawan laabtaana kala soconaa hadaan awoood ulaheeyn inaaan lakulano qalbigeena waxa kujiro . Ma waayi doono ilaaheeyna xaq ma mooooga guuushana waaa farmaajo hadaadba iikeentay haramacad gorgor io dhamaan ciidamkaan maanta hanka io quwada leh aaaa shekh sshariif io xasan shekh lug kuleh kuwaaas maaa hormar somalia urawa waanba ka ooynee. Madaxdiiii hore ma sheegi karo blse intaaan goob jooog ahaaa madaxweeyne xilkiiisa dhamaaday eee soomaali weeyn dhan inta qalbiga wngsan leh eeey u ooynaayaan madaxweynaha waligiiin yaaa ila arkay farmaajo kahor waddaniga hashaqeeysto Dawo dhilif hadawar go.o qaaar baaa isooo dhihi doona qabiiiil baaad ugu hadleeysaaa uqsum bilaaah inaaan xitaaa isku soodhaweeyn blse qalbigeeyga been kama sheegi karo
@hanadgaashaan2699
3 жыл бұрын
Shaqa Wanaagsan ayaad uheysaa Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka gudahiisa walaal saami cade Balanbaalis studio The only studio oo wax tayo leh Soo saaro alaha ku nabad yeelo walaalky
@lakiaxmed2918
3 жыл бұрын
Somliya hanolato
@MaxamedsaleebaanMawliid.Ismaac
27 күн бұрын
Eaatf😢❤😢🎉sss😊
@hamsehasan5758
3 жыл бұрын
M a
@liibaanofficial5167
3 жыл бұрын
Mar danbe balanlisow hada qoralkeyga dhiledo jawab bad heli ila bri walhi xarumaha muqdisho kuledahy wad arki car saar wakaase Qarax bum bum
@nimcaanmaxamed6055
3 жыл бұрын
Heesihi onlf noobadalaysaan 😂
@abukarcaska8258
3 жыл бұрын
Heestu miyaynay tii ciidanka qaranka somaliland ahyn "dulmi la iima tababarin darajada gef uma xidhan" Iyguna ma bedelkii by bilaabeen hhhh
@abdirahamanmahadsamaan7158
3 жыл бұрын
Waa isku laxan lkn miraha ayaa kala duwan see walba oo ay noqoto hal ujeedo ayaa laga leeyahay wana dheera galinta cidanka
Пікірлер: 97