Abgaal cismaan Boqortoyada hawiye Waye , waa dad goba , waan salaamaya abgaal cismaan ✌️✌️ from hargysia s/land
@ubaxabdiaziiz821
3 жыл бұрын
🙏🥰
@abdixaabsade7603
3 жыл бұрын
@@ubaxabdiaziiz821 Thanks huno
@saadaqmohamed818
3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰
@fasoffasof
3 жыл бұрын
Somaliland wa gobool ka tiirsan somalia waye wll dalka ha kala jariin 😏🇸🇴
@fasoffasof
3 жыл бұрын
@@ubaxabdiaziiz821 somaliland wa gobool ka tiirsan somalia 🇸🇴 waye wll dalka ha kala jariin
@khadijahassan1985
4 жыл бұрын
Abgaal cismaan wa idin salaamay dad sharafleh baa tihiin allaha idin xafido
@salmiitasalahsiyaad4181
4 жыл бұрын
Khadija Hassan wan kaaqadnay xbbti mcn kujecllahay ❤️❤️❤️❤️❤️
@aziiz94
4 жыл бұрын
Wa laga qaaday sister raxmaanka haku xifdiyo adiga iyo dhaman umada somaliyed 💙🇸🇴😘
@raaqiyaqueen8612
4 жыл бұрын
Aamiiin yarabi dhamanten ba inshaallah
@halimaali431
3 жыл бұрын
Asc Masha allahi alle ha ku xiifdiyo khadija cadey🤲💯💖🌹
@abdirizakothman4619
4 жыл бұрын
anoo isaaqa waxasn halkan ka cadaynayaa in somali dadka ugu gobsab ay yihiin abgaal cismaan noolaada abidkin
@amanomar804
Жыл бұрын
Alle haku sharfo wllo🥰🙏
@xilwaali9953
4 жыл бұрын
saaas waayeeeee kaftan teyda caashaqa waaka baxsatay ❤❤❤👌🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 all abgaal cusmaan salaan sare my dariskeyga xalaasha
@faraxxusen6863
3 жыл бұрын
Samideey Farah kaftan wa ka baxsatay heesta Abgaal cusman my xajigaga caruurteyda abahood ilaah haikin dhoro wlh ana xaas unoqday wa dad qalbi fcn darisnimo iyo xididnimo ku fcn abgal cisman one love from walalihin dir irir samaale 🥰💉💋
Owladi oooo Abgaal cismsan aa naha yee, marna habar yar marna aboooto 😁❤️ xamar illaaa xarardheere unukaa leh, mar dhow badgal sameeyneeynaa, somali dhan waa casuumeeynaa from hargeisa all the way to kismaayo, sagaal berri ayaa quraan aqrineeynaa, sab na waa qabaneeynaaa cadale, ilaheey qalbiga Somalia oo 30 sanno kala maqnaa aa isku keeyneeynaa, cafis iyo musaamxa somalida jid toosan ayaa ilaahey uga baryeenaa, qurbaha inta joogto dammaan wa la soo rarraaa waddankeenaaa u soo noqoheeynaaa amiin yaa rab 😢😢❤️❤️
@luludacoce7741
3 жыл бұрын
dadkii la iga beeray wan idin jeclahay waana idinku faanaaunolaada cadowkiina guul iyo gobanimo iyo horumar wacan abgaal cismaan I love abgaal cismaan hogaanka hawiye dhal boqortooya abgaal cismaan 💖💖💕💕💜💝💗💟💖💖💖💖💖
@hassanissack5123
4 жыл бұрын
Abgaal Cisaman ma ihi lkin somli ka wangan ma Arkin wlhi ❤️❤️❤️
@saadaqmohamed818
3 жыл бұрын
Txn mazul sar🙏🙏🙏🥰🥰🥰
@abdiabaana890
3 жыл бұрын
Salute👏
@seynabhassan3818
3 жыл бұрын
Viva abgaal cusmaan me jareer weyne
@abtigiis5188
2 жыл бұрын
❤️❤️❤️ Abgaal cismsan aa naha yeeeee😘
@CandiRaxman-k6n
Ай бұрын
Abgaal Ismaan iyo jereer ismaan aa nhy huuno❤
@seynabalihasan1672
4 жыл бұрын
Abgaal cusmaan waaye iska fiiri dey dey ❤❤❤❤
@mohamedkhadarsalah8811
3 жыл бұрын
Mansha allah abgaal cismaan idiin jeclahay ilaaah ha idiin dhooro ilmaheyga abtiyaashood sharafaa lee dihiin abgaal cismaan.
Hadii waalidkaa ay neceb yihiin Hawiye maxaad adiga ku jeceshahay Abgaal Osman ilaa waa Hawiyee???
@deqah
3 жыл бұрын
@@mukhtarali1974 Wadmahadsan tahay walal Anagana waan ku jecelnahnay waxa aanu nahnay dad walalo ah Asaliyan Allaha ku xafido walal Qayr badan ban kursjeynaya
@dalla112
3 жыл бұрын
Hhhhhhh fikrad qaldan waalidka ka qabaan hawiye
@halimaali431
3 жыл бұрын
Asc adigan sida ad no jeceshay ayan ku jecelnahay💖💯💖🌹
@abrahamhashimi72
3 жыл бұрын
Abgaal waa dadka ugu fiican Somalia xushweyn ayaan u hayaa aktooda aytooda ayaan kusoo koray waligeeyna ma i Curzuriyerynin wllhi mana ilaawaayo wllhi
Abgal Osman rer abtiyashee Marne walalehee we love you from wacdan Osman 🥰❤️ mudulowdnimo ❤️❤️❤️🏋️🏾♂️🏋️🏾♂️🫀
@aamina864
2 жыл бұрын
Habo mcn🤴👑🥰
@abdifitahahmedshador628
2 жыл бұрын
My Boqortoyo Leyga Beeray Abgal Cismana Ahayee❤️❤️❤️❤️💪💪🥰🥰🥰
@abtigiis5188
2 жыл бұрын
Abgaal cismsan aan nahayeee ❤️😁😁
@abdifitahahmedshador628
2 жыл бұрын
@@abtigiis5188 aad iy aad sxb
@farhiyasomalilandburco2557
4 жыл бұрын
Aar isaaqow in laysu heeso barta
@abdihaadi6608
3 жыл бұрын
Isaaq oo abwaanadi waa weyna alla weyne ee ka dhashen hal hees lgama waayin palse iyagan rabin 🤣🤣🤣
@Haarliina_Abgaaley
Жыл бұрын
Hadaad Nooshahay Waan ku salaamay🙏Hadaad Dhimatay Allah Ha kuu Naxariisto😪😪😪😪🙏 waxaas sas kuu lee yahay Heesta 3 year Ago ka Soo wareegaty Marka Barta In Aad is ku Heestaan🤣 Hada Abgaal ina ka tagnay baan Lafahii Hoos u Heesnaa🆎️🦁❤💪
@Haarliina_Abgaaley
Жыл бұрын
4 year Ago Hello 2023🎧🎤🎵 Owlaadii🆎️🦁Osmaan❤💪Geelka irmaan Abuurka waa ii Astaan from Caligaduud🦁❤ilaa Jowhar❤🦁💪
@@hawoibrahim392 Armey soomali aheyn yemanta soomali ku dhaqan waaye SaaS maqley iney reer boondheer tahey yeman tahey
@move-on1833
4 жыл бұрын
@@omaamir1444 Ma ahan waa abgaal cisman
@boradamuqdizhaawi7613
4 жыл бұрын
@@omaamir1444 farax kaftan waa gabar harti abgaala laa kii hooyadeed baa reer xamar ka cad cad ah laa kiin iyada waa my dhiiga abgaal cismaan
@mohamedadan1518
4 жыл бұрын
waa harti abgaal hooyadea ayaa yamani ah
@abdirahmanmohammedwehlie4383
Жыл бұрын
Aniga waxan ahay nin abgaal ah waliba wacesle yaraanki abgaal cusmaan Hoyadey mcn Ilahey ha u naxariiste wa gabar shiiqal Ah waxan idinkasoo salamayaa kaaraan xfda ugu badan ee abgaalku ugu badan yihiin wana degmo abgaal mahane qof kale aaney degin runti cideyda faanin maayo wa dad gob reer magaal Ah anan isla weyneyn Waligeen ma kibirno oo Qabaailada kale dhamantood way na wada jecelyihiin sababtuna wa inan nahay dad anan cunsuri aheyn kuna dheereyo walalnimada iyo somalinimada❤️💪
Пікірлер: 400