Viv Muqdisho cadey Inta ka heshay hesta like dhc igu siya🔥🌏❤😭😭
@Asmaabukar225
4 жыл бұрын
Subescirber iisaar walal thnnx
@bushaaroahmed9580
4 жыл бұрын
@@Asmaabukar225 g
@mustafmuxudiinmuxudiin286
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@y.m.gproduction7106
4 жыл бұрын
ciyal xmar wan amim snaahy from hargeisa🇸🇴🇸🇴
@ahmedhillaac8017
4 жыл бұрын
👑👑👑👑❣sidoo kle
@omarotte2047
4 жыл бұрын
Sido kle bro
@hipa5161
4 жыл бұрын
😂😂😂 been bdnaa ciyaal towfiiq😂😂😂
@ahmedhillaac8017
4 жыл бұрын
@@hipa5161 😡😡😡😡
@Asmaabukar225
4 жыл бұрын
Subescirbe iisaara thnnx
@ramaazruuxi173
4 жыл бұрын
Wow nice song Thnk u fananinta reer hargeysa hooygii fanka idin jclhy wlh ax heestan wlh wey iga gadante mar uunba waan imaan somli lnd walshin from xamar cadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mudasirhirsi5212
4 жыл бұрын
One love ❤muqdisho❤ Cadey From hargeisa hoygii fanka
Wa runta lkn madaxda wxba nagama galin Dhalinyaro ahn An is jeclaanno meel anku kala hdhno ma jogno wlhi Wn isku bahanahy frm hargysa
@jecliyacalankabuluuga2036
4 жыл бұрын
@@marwogul6796 xaqiiq xabbti somali odhan hada nahy allaha na daayo horumar bn rajeynayna from puthland
@haldhaaofficial4547
4 жыл бұрын
Ha walhi wa siyada xun
@cudoonyusuf41
4 жыл бұрын
@@marwogul6796 Haa wa runtaa xppty meel an ku kala harno ma joogno Ilaah quluubteenna ha isku dumo Somali dagaal maskaxeed ayaa lagu hayya wa la isku diry ileyn haddii ay midooban waxa ay dhigayan horaa loo arky marbaa Libaax Afrika ahyn hadal heynta galbeedka iyo yurup noqony kadibne waa nola tashady Hargeysa❤❤❤.
Muqdisho❤ my city from hargaisa idinka soo salaamyaa
@sunaliitabbe3865
4 жыл бұрын
Ka qadnay queen
@ahmedhillaac8017
4 жыл бұрын
Waa lagaa qaaday mhdsnid👑
@mumtaazqaalimumtaazqaali8283
4 жыл бұрын
Wn kaa qadny wllo 😍 ❤
@anizaabdull468
4 жыл бұрын
kaqadny quruxey
@ayuuboslo9823
4 жыл бұрын
M.a anigana waxan kaso salamayaa muqdisho Somalida meel waliba ay jogan wa walalo M.a allow dhowr Somalia oo idil🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👏👏
@daacadabdikarim460
4 жыл бұрын
Inta show Mogadishu Lagu qabtay showga ugu shidan heesta ugu shidan inta hees xmr loo qaaday duubista ugu qatarsan inta show laga dubayy mshallah my magaladeyda XamaR 🙏❤
@malyuuncabdinuurmalyuuncab6610
Жыл бұрын
Wey noo gartay alle ha inoo xafido magaladena xamar cadey kuun mar kabdan fiirasada heestan
Waa fananin ana xero isku xirin soamali u simantahay muqdisho maba taqaan xage ka timi 🇸🇴🇸🇴❤❤👏👏👏
@abdullahiomarali5241
4 жыл бұрын
xanrab waa xero bukaanka meesah kala tag kutaafad ama sida rag u hadal oo somaliand baan xero ku sheegaysa kuwanba waa reer Hargisa naclaa bukaanka ku haya ku yaalaa aan kuu sii fududeeyee somalialand wa dad wlaalo aha is jaceyl oo nabad ku wada nool qabiil ma laaha ahdii qabiil la isku hasyto cid meel ku xuidhantahey waa soamlida koonfur
@hoodoimaan2111
4 жыл бұрын
marhaba Mogadishu caday from Burco Togdheer 👏👏👏💖💝💕🌹🌹🥰🥰👑
@arrehhousseinmahdi8044
4 жыл бұрын
From jabuti🇩🇯 alow mar uun moqadisho🇸🇴 ii keyn
@faarammuran4057
4 жыл бұрын
Waleee maamadii dalka waa thy mugdishooy i miss you mugdisho cdey xruntii xutunteyda daalay Aan ka soo jeedo salax cab brwqo qlnjo xamda qaali khaalid tnx xidigaha hargeisa wxnu nhy waallo bidixduba mciin mleh hddee midigtu mqn thy 😍😘💪💝💖💓💞💟
@fathumaupdimoha1110
4 жыл бұрын
Waxay ku tusaysaa in Dhalinyarada somaliyeed xuduud io siyaasad kala xidhta lahayn O shacabku hal yihin Ax nama midayn Qabiil kakiya wxa isku keen kenay SOOOMALINIMO 🙏❤ FANININ Somaliyeed👏👏👏
@mukhtarmiami2807
4 жыл бұрын
muqdisho Cadeey I Love Really 🇸🇴 I am Form Hargeisa 😍
@sanjuujrbluesboy7668
4 жыл бұрын
Much Much Love Muqdisho❤🇸🇴 + from JIGJIGA 🇬🇶😍🙏
@ziham_ayanle
4 жыл бұрын
Marxaba marxaba mugdisho cadey Wa heezti igu horaysay een Mugdisho I jecelaysisa waw👏👏❤❤❤🔥🔥💯💯👌
heestaan inta jcl in lagu xiro tartanka dagmowyinka like dhac ku sii
@samewade7564
4 жыл бұрын
Muqdisho xarunta somalida Nabad alle ha ugu deeqo 👐👐 from Hargeysa
@caashocuudsiid2999
4 жыл бұрын
Axya bal arag Bood boodka ka baxayo esh calaa🇸🇴❤❤❤🙏muqdisho io degmoyinked dhan hes io bar ba lo qaday wllhrn somliyed wan u haragr baxnahy hada nahay reer muqdisho Gobta la shegaba wa anaga show shidan
@fatahmouhoumedhabaneh7555
4 жыл бұрын
muqdisho Cadey ❤❤❤ from jamuriyada Somaliland wan idin jecelnahey walahi walalahen
Alxmdulllah jaahilnimadiii waalaga gudabay dadku hada waxaybay fahmeen from hargaysa 2022 reer hargaysa oodhan kawada eega maaamada somali.... Waayo dhibtu markii horoba may ahayn shacbka allow noodaa muqdisho caday😁😁😁😁😁😁😁😁
@fadumomohamud4275
4 жыл бұрын
Amiin aboowe we love hargeysa cadeey always💖❤
@khalifaomer9893
4 жыл бұрын
hadii aad jeceshahay midnimida soomaaliya fadlan like iisaar from hargaisa
@dowsa1252
4 жыл бұрын
Kķkkk😂😂😂
@asmafod1435
4 жыл бұрын
😏😏VIVA Somali land huno Hargeisa ha sheegan
@apdirahimahmedothman147
4 жыл бұрын
Reer muqdisho iyo reer hargeisa way is fahmaaan marka laga tago arimaha siyaasada we love mugdisho ❤❤❤❤
@queenalisha3577
4 жыл бұрын
Hees xamar lo qado ti ugushienye iny thy yaa ila qaba❤
@maryanaadan820
4 жыл бұрын
Marxaba marxaba muqdisha cadey from Germany❤
@ladanloveladanlove3167
4 жыл бұрын
Masha allah karan and warta nabad nolada fananinta somaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌
@mohamedsulayman2340
4 жыл бұрын
More love❤😘💞😍 muqdisho from Somaliland
@phirduzqurux1122
4 жыл бұрын
Muqdisho cadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@sacdiyosimaan3084
4 жыл бұрын
Muqdisho cadeey hormar wacan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bureeqamaxmed1523
4 жыл бұрын
Barwaaqo qlnjo ugu codmcn❤💯
@siciidawaare9770
4 жыл бұрын
Heestan ku qiiroodaY walaahi waan kusoo celcelshaaa mar walba waxan jeclaan lahaa heestan in lagu furo HorYaalada soomaaliya ka ciyaaRa inta ila mid ka ah like kuso muujjiya
Пікірлер: 955