Masha Allah waa qof xaqiiqdii hal abuur iyo niyad wanaagsan leh. Haloo istaago oo hala dhiiri galiyo dumarka hiddaha iyo hal abuurka leh.
@Iskufilanchannel
4 жыл бұрын
Alle dadka xaasidsana gabaygaan hooyo hadeey saareen unlike😢 inti hooyo ila jecel like dhac kasii nacalaa sheeydaan kuyaal
@abdiali191
4 жыл бұрын
Hooyo ilaahey ha daayo
@asmaabdirahaman7927
4 жыл бұрын
💞 we love mom💞💘
@abdifatahali6431
4 жыл бұрын
Wlh ayaan school ayaa wada dhigan jirnay Waliba form one ilaa form four Isku class ayaa ahyn waxy ahyd qof schoolka dhan aad loga qadriyo qof karti badan iyo dabeecad leh waan filyay in dadalkeda meel fican ku gaaryso hormar wacn wllshy ayaan axmed caydid💗
@mustafedabjacayl
2 жыл бұрын
School ke ayaad dhigan jirteen....zxp
@husseinalihassan5121
4 жыл бұрын
Ayaan kaaba maansha Allah Waxkalayba noqotay ALLE swt HOOYO HA xafido AAKHIRO iyo aduunkaba
@@zu7729 waa kuwo caasiya oo hooyooyinkood meel ku ogeen
@fardowsamahamod4671
4 жыл бұрын
Anaa kula mida xabibtii alle hanoosaysto hooyooyinka
@hiboisman2587
4 жыл бұрын
Abaayo xaasid meelwalbo uu jooga 44 ayaa dislike tiri acudubilahi allaha naga qabto kuwa xasidka ah on waxbo qof u ogalen
@jamalofficial2974
4 жыл бұрын
Mansha Allah Alle Haku Xifdiyo Abwaanad✍️🤷♂️
@abdullahimohammedali929
4 жыл бұрын
Wa aftahanad. Mansha Allah
@khadroabdi6491
4 жыл бұрын
Aameen illahy hooyo hano dayo o hsno xifdiyo illahow hooyo mcney intad noshshahay cafimad iyo cimri dheer kugu deeq i love you so much hooyo mcn ❤❤😭😭🌹🌹💋💋👏👏👏👏
@abdurahmanhassan7584
4 жыл бұрын
Mashallah hablaha quruxda Badan ee Somalidu like iisaara pls
@alsafood4244
4 жыл бұрын
Waxaan waligey layaabay oo ilaa iyo hada layaabanahay somalida kulankoodi siyaasada waa hees kulakoodi darisnimada waa hees inla qaada laba nin oo walaalo kala maqnaa hadey kulmayaan waa hees inla qaado umada aduunka ku nool markey kolmayaan ayagoo qaarkod diin gaalo haystaan kulamdooda hadal wanaagsan iyo nadaamey ku hadlaan wana hab siiyan wana kala tagaan lkn dad dad waaweyn oo hadane iskugu yimid danahoodi muhiimka ahaay iney ka wada hadlaan oo hees ka hormarinaayo waba waxaan hormarka la gaari la nahay tankale odi dhaqameedyada iyo masuliyiinta mar xaram waaye heesaha marne danahiinabo hees lan masoconayan sidaano kale xataa hadey xafadaha ku kul mayaan eey heli wayaan wax music u tumo music lana laqaada shirkodabo hees lan ma qabsoomo ☹️
Mashallah Wll ku So Dhawada chanelkayga cusub iyo qosol dhacdo barashada franciska
@asmaabokor889
4 жыл бұрын
Wn ilmeyay wlhi Allow hooyoyinka dhowrn😭😭😭
@sahraabdi1589
4 жыл бұрын
Xusuustii cabdi malik muuse coldoon laxankiisii allaow ka soo daa cadowga xidhay inah
@Janno190
4 жыл бұрын
WAAlaahi tixda ay u tirisay hooyada waan ooyay hooyaday oo.aan marqudha ka bixin qalbigayga Alle haw Naxariistee Ayaan xasuustay walaahi waan ooyay Illahay hooyoonkiin inta nool haydiin daayo Inta ay ka dhimatayna alle haw naxariisto qabriga alle haw waasiciyo janooyinkiisa alle hawgu deeqo aaamiin
@Ayaaana21
4 жыл бұрын
Deeqa Jama Aamiin macanto
@amuunindho2634
4 жыл бұрын
Aamiin aamiin wlo
@shukrihasan5765
4 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna Ilaahey ha u gargaaro hooyoyinka Somaaliyeed Allaahuma Aamiin Yaa Allaah
@sharmaarkecawke8238
4 жыл бұрын
Maansha allah ilxun iyo inta daran daa'inkeen kaa dayr
@fardowsamahamod4671
4 жыл бұрын
Mansha allah codmaanaa alle haku xafido hooyada anagana alle hanoo daysto rutaad kahadashay walalshay
@amalhappy4833
4 жыл бұрын
masha allah keep going sist one day i wanna be like u
@abdirahmanshimaali5764
4 жыл бұрын
Masha allah Inan rageed diraac haween Aakhirana ha ilaawin qduun kuu sheegiba maayee Wllshay Qali
@ayanahmed9007
4 жыл бұрын
Mnsha alh tabarakallah ma Sami Allah kuxafido 🙏❤❤❤❤🔥
@cabaaseciisefarbuur3326
4 жыл бұрын
U0df9ciivich
@iftinjama
4 жыл бұрын
Manshallah Hooyo macan ilahaye haku xafido
@maxxammedhus.468
4 жыл бұрын
Maansha Allah... Somali iyo Somalia ha noolaato
@jamalgorgor7650
4 жыл бұрын
Dahabsana dumarkeenu ❤️🇸🇴
@jamalgorgor7650
4 жыл бұрын
Wa idin jeclahay hablaha Somaliyeed mel walba ad ka jogtan dunida ❤️
@laylafaarax652
4 жыл бұрын
Maansha alaah
@shib5173
4 жыл бұрын
mashala wa fariid gabadhan yarii oo hadana cood macaan hadana quruux badan hadana caqlii badan ilahay haku siiyadiiyo walal
@kadra825
4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء 😍 😍 😍 😍
@xaajianelka415
4 жыл бұрын
Dadka adduunka ugu xun ama xaasid ka ah daraasad ama *(cilmi baadhis) Aan muddo badan baadhay ayan quraanka ka helay in Aanay weligood guuleysan Nasiib xumo🤔🤔
@caashoaxmadcadi9077
4 жыл бұрын
Wll ayaadaas iisheeg
@xaajianelka415
4 жыл бұрын
Walal cashaqa quranka xasidnimduu uu ka waramay waxa tusale kuugu filan fircoon oo illah nimo sheegtey iyo shaydaan oo ugu danbi badan ayaa isku jawabay oo idhi inaga hal qof ayaa inaga danbi badan qof kaasna waa xaasid xaasidna weligii ma aflaxo taas iga qor hno fircoon oo illah nimo sheegay iyo shaydaanba ayuu qofkasi ka danbi badanyahay illahy waxaan ka magan galney adiyo oo casha ah iyo dhamaan dadka muslimiinta xaasid nimmda
@xamdafidhin1249
4 жыл бұрын
Masha allah hooyadu waa shaay qaali ah
@degansh1939
3 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahay haku xiftiyo dimarkaliya ayey ku ficlaan lahaydde inay ka hor heesto waase dhalinyaro Ilaahow shaydaanka iyo inta sharbadan ka ilaali.
Пікірлер: 521