Sirmaqabe rabaa saacidoo dhiiriyee 30sano hubkii iyo systemkoodii dhisnaa saacadbaan SNM sacabooley ka dhigay.
Abwaan Mursan Caynte bilawgii dagaalka sool haduu SNM KU yiri tigidhkii jaxiimo ha jaranine kajoog fidmada maantana wuxuu leeyaha
sama diidow hadaad seegto talo labaad
waa sawaariikhdii shalay ad ku qixisay sool waxa guumays kusugan ee ku sugahayaa
waa hees dhaanto Ah oo farshxanimo iyo wadaniyad mugleh ay ka muuqato
miraha laxanka iyo codkuba waa abwaan mursal caynte
iyo ifraax jaamac oo ka mid ah xidigaha kooxd daraawiishta puntland
#degdeg
#ssc
#somalia
Негізгі бет Hees Loogu talagalay Guusha SSC khaatumo“abwaan Mursal caynte ayaa dhinac walba oga farayaraystay”
Пікірлер: 4