Ereyada : Maxamed Cali Kaariye
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
Qoraalka heesta
-------------------------
Hadal dhuuxa galayoo
Dhadhanlaa kula dheelmanayaa
Dhalanteed iyo been
Dhedaa laygu saboo
Dhamacaan arkayaan
Dhex galayee
Waan soo dhuldhacayoo
Waxaan dhimay ogaadee
Maad ila dhamayn
Dhagar ruuxi kaa qabe
Ku dhibaa dhakhso lama ilaawee
Marbaad ii dhuumatee
Afdhabaandhab damboo
Dhagaystaa kol labaad
Ma dhacdee
Dhirbaaxadu kolkaygay
Amba igu dhacdee
Adna dhabanka keen
.....................................
Inaan dhigay xumaatadan
Dhexdeena dhabtii waa wax jiree
Lama dhowro wixii
Dhacay waaya horee
Dhismihii hadda aan dhidibnee
Waan soo dhuldhacayoo
Waxaan dhimay ogaadee
Maad ila dhamayn
Naf jaceyl ku dheelmado
Ku dhaxaa dheef ma qaadan kartee
Halkii laygu dhiftee
Dharaartii i go'daa
Dhaawacii wali aan dhayayaa
Dhirbaaxadu kolkaygay
Amba igu dhacdee
Adna dhabanka keen
Негізгі бет HEES | Maad Ila Dhamayn | Cabdi Cali Bacalwaan iyo Saafi Ducaale | Original | Lyrics
Пікірлер: 42