Xilligii COVID-19. Waa la isu soo noqon. Wixii nool aduunyada ❤
@moogeumal3989
7 жыл бұрын
In badan ayaan raadshey heeskan. Axmed Cali Cigaal. Hoobal sare.
@Geel_Laaye1122
8 ай бұрын
Moogow heeska ku ladaabo waa duniye.
@mohamedbile2175
6 жыл бұрын
#HOOBALKII WEYNAA ALLAA QEYNE #AXMED CALI CIGAAL HOOBAL AAAN DIB USOO MARAYN FANKA SOMALIYEED CIMRI DHEER IYO CIBAADO SUUBAN MUDANE WAKHTI IYO WAAYO QAAYO LEH WAY KUSOO MAREENE ADIGIYO HOOBALADII KALE EE SOMALIYED #OLD IS GOLD
@wadnaqabadwq1185
4 жыл бұрын
111
@cabdiraxman6731
7 жыл бұрын
wa fananka an ugu jeclahy fananinta somaliyeed
@abdiisxal7332
7 жыл бұрын
cabdi raxman Axyaa hees maansha allaah fanaanteenu makala dhacaan
@abdirahmanmukhtar5710
5 жыл бұрын
Axyaa hees
@siciidbidhiidh4306
8 жыл бұрын
waa laysi soo noqon wixii nool aduunyada abwaan axmed salaan bide alle cimri haw dheereeyo
@mohamedabdilahinur5785
8 жыл бұрын
waa alfanan axmed cali cigaal iyo midhihi al abwaan axmed saleban bide iyo musigii al mucian axmed cali cigaal waa loo dhan yahay ha daymo la,aanina
@aarbarigobolkaraga5356
4 жыл бұрын
Erayada heesta waxaa lahaa Abwaan Axmed saleeban bide
@shukuurmuuse1731
6 жыл бұрын
maanshaa Allah alfanaan aad iyo aad uqiimo leh
@aydarusabdi309
6 жыл бұрын
That’s my best song , I was hearing in baby situation I love it walaahi ,Ahmed Ali cigale axyaa fanaan live better long life. From hargesia hadhwanaag dad soomar also that’s nice song
@ahmedyaredhanaane7383
6 жыл бұрын
Waah Waah Waa nabad warkaygiyo Iyo nooli kulantee Hadalna kii nasteexihi Nafaqiyo wax siin iyo Kama dhaco nimciyo subag Heestaan maxaa rag badan ku findhicishay Waxaan soo xusuustay barisamadkii iyo waayo waayo xusuus iga mudan Waa la isku soo noqon Wixii nool aduunyada
@abdirahmanmukhtar5710
5 жыл бұрын
Ahmed Dhanaane see loogu findhicshay Sxb
@ahmedyaredhanaane7383
4 жыл бұрын
@@abdirahmanmukhtar5710 markii lagu qayilayo micnaha òo heestaan aa dhagaysanaysid adigoo qaadka kor fadhiya in aa ila fahamtay ayaan u malaynaa sxb
@abdirahmanmukhtar5710
4 жыл бұрын
Ahmed Dhanaane waan gartay, bal qayilaadda hala yareeyo, haddii aan la joojin karin!
@ahmedyaredhanaane7383
4 жыл бұрын
@@abdirahmanmukhtar5710 warkaa ku dhan boss
@cabdikaafi8031
3 жыл бұрын
25/6/2021 waa habeen jaccaah waan joogaah xeebta macaan ee magaalada kismaayo waxaan ku raaxeeysanayaah codka macaan ee axmad cali cigaal
@alisaid2008
3 жыл бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii iyo codkii a.c.cigaal
@hajicaaradhuub1073
4 жыл бұрын
8 December 2019_Sunday! 04:08am. Habeeno Aan wax badan tabayo inshallah Kheir🏗🏜🌏🌎🏟😍
@hodanabiib4337
3 жыл бұрын
Caawa waa axad 20/December 2020 Waxa iga tagaysa oy tagisteedi 4cisho ka dhimanthy sxbaday aan aduunka ugu jeclaa oo an mudo 20 sano ah sxb ahayn 😭😭 waa la iskusoo noqon wxii nool aduunyada 💔💔💔😭
@hamseali6585
7 жыл бұрын
heestan waan ka helaa waa hees qiiro ah waa la isu soo noqon wixii nool aduunyada
@luulabdullahimahmoud1143
3 жыл бұрын
Waah waah waxasa heesa 💜💜💜💜 cigaal 💞💞💞
@kolyeedh1
2 ай бұрын
Erayadii Abwaan axmed saleebaan bide laxanka kabanka iyo codka Axmed cali cigaal
@dulemohamed2893
8 жыл бұрын
hadalna kii nasteexihi nafaqiyo wax siin iyo kama dhoco nimciyo subag #axmed saleban bidde
@cabdiraxmaanmuxumed1638
4 ай бұрын
Xaqiiq
@idrismahamed2915
5 жыл бұрын
Heestan waxa alifay abwaanki Ahmed salebaan bidde
@HassanAli-yk3rc
7 жыл бұрын
axyaa ahmed cali cigaal ilaahayow ku naxariiso
@theclassifiedmedia-j6d
4 жыл бұрын
Waa noolyahay
@eidosman6404
2 жыл бұрын
Heestan waan soo raadiyey kadib dhageystey qisadii jacayl ee axmed saleebaan bidde
@abdiazizahmed3269
4 жыл бұрын
29/3/2020 Gabilay /axad Maalin xasuus mudan waxaan ka soo galay safar dheeer. Waa xasuus qaaliya.
@Salahfarah1
3 жыл бұрын
8/1/2021 Waxaan tabayaa jaceylkayga oo aan is waynay bishi 5aad 2020😥😥 Dib wa isu arkin annago faraxsan waliba labadeeena zuzaney gacalo😥😥
@ahmedabdirahman3951
4 жыл бұрын
Asal asal waa qaraamkii dadka waa wayn asal lkn sxp waxaan waayay heestii Axmed cali cigaal ee ahayd + ma cirkaad degtaayoo degelkiinu yahayoo xidigahaad la deris tahay + markaad raaxo damacdna waad soo dawaaftaa
@MohamedMohamed-in9oz
7 жыл бұрын
wow. yaa salaam Ahmed Ali cigaal caymo
@ahmedharir5863
9 жыл бұрын
Wa eraydi abwan Axmed saleban bidde Iyo codki Axmed c cigaal Caadi maha rabbi ha idin xafido labadinba
@zidikabdi5233
3 ай бұрын
Habeen Axad soo galayso heestan waxaan ku dhagaysanayaa Addis Ababa 7/7/2024
@mascuudhussein6206
11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Legend lahubo
@nazdalaan
Жыл бұрын
NUURAAAY… nuuraay… nuuuuuray.. nuuuraaaaay 🔥 🔥 ❤❤😂😂😂””nimcadii ADUUNKAAY bal nasiibka ila DHAWR”” The raspy voice, strained and breathy.. LEGEND
@kunjeeranigakujecel32
5 жыл бұрын
Qofka waxa jecel ayuunbaa fahmaya heesentan waxa tiriyay Ahmed saleeban bide gabadhuu jeclaa laga guursaday
@Hargeysa
4 жыл бұрын
Ganbadaa ima jeclid lool
@faadimonuur6143
7 жыл бұрын
Kama dalo heesaha a c cigal cimri dheer alh siiyo iyo cafimad
@abdirahmanmukhtar5710
4 жыл бұрын
Faadimo Nuur isku dookh ayaa nahay, sidaas oo ay tahay isku gobol kama soo jeedno!!!!!!
@somalilandtayda3765
4 жыл бұрын
ERAYADII ABWAANKA WAYN AXMED SALEEBAAN BIDDE
@faysalismail6178
7 жыл бұрын
ala yaacisaka al fanaan axmed cali cigaal waa laysku soonoq nikii nool aduun yada xasuus gaara runtii
@abiibyare5149
3 жыл бұрын
Waa 5tii bisha 9.2021 waxaan ahay safar waxaana u socda meel aad muhiim iigu ah waxaa ii shidan heestaan oo aan aad u jeclahay sidokale waxaan qoraal kula hadlaya gabadh aan aad u jeclahay oo iyadana aad ii jecel lkn aan kasoo fogaaday oo aan tahriib ka galay 😭 Soo kii nabigu yiri SCW “hadaad nolosha qawadaaan nabad gala oo haajira “ ‘ waa erayada heesta qaybo kamid ah oo ruxaya qalbigayga 🥲 Waa la isku soo noqoneey Wixii nool aduunyada 😭😭
@yahyehussein
2 жыл бұрын
Hadiiska iska hubi
@abdallafarah5629
11 ай бұрын
4/11/2023 malin sabtiya wxan ku dhagysanayaa heskan cajibka ah addis ababa wxn dhgysanaya ano lottergii so xareesty inshllah malintan ku gulystana wn kuso laban dona ano sidn u farxsan ❤❤
@caaqilaxmedxolod5379
8 жыл бұрын
Waaw waa fanaan buuxa axmed
@mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
4 жыл бұрын
16/17-07-2020 waa Habeen jimce ah Dhiiguna 100% uu I Tagay axmed cali cigal
@foxybrown7575
5 жыл бұрын
HEEEEE 😭😭😭🇨🇦 HEEE 😭😭😭I HEE WILL 2019 MARCH 18 AFTER INSHA ALAAH.
@mukhtarawad3863
7 жыл бұрын
Allaha weyn Ayaa isaaga Ayaa iska Aduunka iyo Aaaakhaaaari
@farxaanyaresaciid4948
6 жыл бұрын
reer cigale
@sadia.1607
2 жыл бұрын
"Haddaad nolosha qawadaan Nabad gala ee haajira". Xaggeen uga haajirnaa noloshaan lacnadan! Miyaan is dilnaa Axmedow?💔
@abdishakurabdi5190
2 жыл бұрын
Kadaaa ha isdilin wallo waayuhu waa soosocdaane
@khaalidcumar9817
Жыл бұрын
Khaalid
@wiilkaReerCigalle
Жыл бұрын
kasoo tahriib walaal kolay qarax ama qaad baaku dili lahaaye 😂
@sadia.1607
Жыл бұрын
@@wiilkaReerCigalle adi iga kaxayso meesha😫😂
@wiilkaReerCigalle
Жыл бұрын
@@sadia.1607 Hadaan yurub ku keeno amaad Liinta ii qooshtaa ilaa balaayo lamasoo kaxaystee lolz
@hassangarradwiilwal1641
9 жыл бұрын
waaaaaaaaaah waaaaaaaaaah axmed cali cigal
@hassaanaden4480
5 ай бұрын
Yaa Allaah ino daa shaqsiyaadkii astaanteena sugaanta somaliyeed ku suntan ayuu ka nool yahay axmed cali cigaal
@dayaxari322
2 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan wayn #axmed saleebaan bidde
@MrLooyaan
2 жыл бұрын
احمد علي عجال قامه فنيه وثقافة فنيه وموسيقيه ،،،،، حفظك الله الاسطوره
@daudahmed1957
3 жыл бұрын
Caleek caleek yaa cigaal
@aidarusabdi2012
4 жыл бұрын
Jacyl nin grnaya unba fhmi krya ☺😥🙄wxa laga guursady gbdh u jecla ax geel muxu indhakuul ka yaqaann 2020\10\10
@liibanabdihakin2495
Жыл бұрын
Inzha allah nawaaawili teyda adna naaafada ka ogow
@HIDDAHAOFFICIAL4220
2 жыл бұрын
Sawkii nabigu yidhi hadaad nolosha qawadaan nabad gale haajira
@HIDDAHAOFFICIAL4220
7 жыл бұрын
waa laysku soo noqon wixii nool aduunyadda
@khaalidcumar9817
Жыл бұрын
Abshir cumar
@abdisalanali4114
9 жыл бұрын
Caadi maaha cigaal
@aadanmohammed8316
7 жыл бұрын
heestan waxa sameeyey axmed saleenaan bidde 1986 kii waxay ka mid ahayd riwaayad magaceeda uu u bixiyey wixii nooli waysu soo noqon asagoo abu dabay jooga oo heesaheedii intuu cajelad ku qabtay ayuu u diray khadra iyo cigaal oo hargeysa jooga heestan ayaa ka hirgashay ujeedaduna waxay ahayd burburkii ayuu kasii faaloonaayey oo lahaa wixii nooli waysu soo noqon
@abdirahmanmukhtar5710
5 жыл бұрын
Aadan Mohammed heesta sidaan u jeclahay ayaanba arkay , ma waxay soo baxday sanadki aan dhashay 1986kii.
@xalimoshukrixashi7529
5 жыл бұрын
Iska hubso
@maxamuudcawil3422
4 жыл бұрын
Waad saxantahay inta hore lkn ma aha dawladii ee waaa jacaylkiisi ay laga guursaday abwaanka anaa afkiisa ka qaaday isaga oo ka sheekaynaya zxb
@boqortooyadashacraawi5528
4 жыл бұрын
Heestu waa jacayl ee maaha siyaasad, balse suugaanta halkii la doono ayaa loo adeegsadaa. Boqortooyo
@khaalidbinuwaleed8103
2 жыл бұрын
@@maxamuudcawil3422 ma cigaal baa laga guursaday khadra daahir
@mustafeindhomsf246
8 жыл бұрын
eeshcalaa erayo Ahmed all cigaal ragwaa ragii hore hadana waa intuuyidhi
@alpalo6855
8 жыл бұрын
axaxax meelbay itabatay
@waxbarashoarday7064
6 жыл бұрын
Waxbaantabaayaa Insha allaaah 21/octorper/2018
@awliyo1260
7 ай бұрын
Allahow fanan toolmoon ma ahaa
@asmahasan6672
6 жыл бұрын
Waa leysu soo noqonee wixii nool aduun yadeeeee yaan saan iigu heesa
😭😭😭😭😭 wlh markan dhegeysto waxa soo xasustaa gabdhii igu horeyse an jcl u qaaday ayada igu beertay kedibna an is weyne
@cabdirisaaqaxmed7982
2 жыл бұрын
Wey ala fannan cali cigaal
@daadir6686
7 жыл бұрын
axmed cali cigaal mahan ee waa kin khalid oo heesta kopi ku qaadaya
@AbdiazizSaidAhmed
7 жыл бұрын
KKKKKKKKKKK sxb Fannaan, Musician iyo Laxamiste qaranka iyo fannaaniintuba qadderiyaan Axmed Cali Cigaal maahan hoobal dhuuntiisa lagu qaldi karo cid kaleeto, xataaa boqol ama Cabdi Diini oo sida Cigaal cod soo baxsan oo aalto ah leh.... Cigaal oo weliba isagu cuudkiisii tumanaaya weeye sxb, xataa tumistiisa kabanku cid kaleeto kuma khaldami karto ,,,,, waaa noooc gaar ah sida Maxamed Mooge IYO Cumar Dhuulle amminkaba loo garto adoon xataa u fiirsannin tumistooda
@abdirahmanmukhtar5710
5 жыл бұрын
Ma dad la isku khaldaa
@theclassifiedmedia-j6d
4 жыл бұрын
Kkkkk war waaa nin hurdeysan warkiis
@searchrightthings.947
3 жыл бұрын
🤣makaa dhaba inaad saas u haysto?
@malmo4235
2 жыл бұрын
Doqonimada kala tag dadka
@anascabdirazaaq248
5 жыл бұрын
Cod dahable
@kunjeeranigakujecel32
4 жыл бұрын
21/12/2019.❤
@Abdirahemismail
2 жыл бұрын
wa hbn salasa waxan kuzi wajahanay safar wxay ka baxayzaa gadhiga aan saranay ahmed salaben bidde abwaan xadkiisa dhaafay 🙏
@ifrahabdihayaan
2 жыл бұрын
12/5/2022 waa la isku soonoqon wixii nool adduunyada 🥲
@ajmoham
4 жыл бұрын
This was the mournful sound track in his farewell/valediction of my departed friend Abdulkadir Mohamed Farah popularly known as Biriq. A star player in the Somali National Soccer team and later a great soccer coach for young Somali expatriates in Britain. Abdulkadir succumbed to COVID-19 infection on March 24, 2020 in London, England. RIP. We miss him.
@abdishakurabdi5190
4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto aamin biriq
@elianroland7028
3 жыл бұрын
you prolly dont care at all but does anyone know of a method to log back into an instagram account..? I was stupid lost the account password. I love any assistance you can offer me
@adanjama7868
2 жыл бұрын
@@abdishakurabdi5190 h
@ocroafff5527
2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto aamiin
@searchrightthings.947
10 ай бұрын
Alle wayne hawnaxariisto
@caydaruusmuumin4582
12 күн бұрын
abwaan axmed saleebaan bide ayaan waydiiyey heesta dhacdada uu kasameeyey wuxuu igu yidhi waxaan joogey sucuudiga waxaan ka shaqaynaayey meel saxare ah waxaa jirtey gabadh aanu isjeclayn oo joogta magaalada hargaysa waxaan usoo diray heestan waraaq intaan ku quray
@jirda-gooyechannel7028
4 жыл бұрын
Ahmed cali cigaal Caymo nolow Aabo💙
@mukhtarawad3863
7 жыл бұрын
Nabadu way wacanta Haddii La Diido Nacan Ayaa oyi Doonaa Waxaan Idiin Odhan Nabada hala ilaaliyo Whidhwhid iyo Buuhoodle was Laba mataano! !!!!
@fahimamohamed4499
5 жыл бұрын
Neeeeeeeeeef bacaac sheekh xume
@osmanb8446
5 жыл бұрын
@@fahimamohamed4499 Muxuu ka hadlay ninkaasi waaba fahmi waayee
Пікірлер: 187