Axmed Moge Liban Rabbi naxariistiisi janno ha siiyo wuxu lahaa mawhibo iyo burji faneed oo aany cidna kula mataanayn Dhagaha iyo qalbiga wax dareemayaba heesaha noocanoo kale waa u quud ay ku naaloodaan Allah yacisak
@farhyajama5426
3 жыл бұрын
Garaxgis legend 💪🏽👑👑
@ogolow570
3 жыл бұрын
aun adeer axmed mooge waa aabo ina adeer kees :(
@fadxaCismaan-w5m
6 ай бұрын
Quruxey ba' mantaba xabaal . Alle hakuu naxariisto adero mcn❤❤😂😂😢
@waberibouh3978
Ай бұрын
Waa jabuuti meeshu iyo caydaruus cabdi Ibrahim asxaab ayay ahaayeen Ahmad mooge ahun
@sangemohammed2057
4 ай бұрын
Ninka kabanka tumaya waa Legend Caydaruus reer Djibouti
@cawoali7171
5 жыл бұрын
he is so hansom raxmatullah calayh yaa rabi lengen
@AbdiazizSaidAhmed
5 жыл бұрын
Haahey Ilmo Mooge niman aad u qurux badan bay ahaayeen Axmed iyo Maxamedba alle haw naxariistee. Dumarkii waqtigaas jiray malaha waaba wada jeclaayeen dumar nin qurux badan laga raac. Axmed inuu ahaa quruxlow waxaad uun ka eegtaa wiilkiisa hadda nool Cabdikarim Axmed Mooge. Alle haw naxariisto dhammaan muslimiinta geeriyootay.
@saeedadem4205
5 жыл бұрын
cabdikariin axmed mooge liibaan aabihii axbyaa qaraami
@AbdiazizSaidAhmed
5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto qalanbaawiga la sheeguu ahaa Axmed Mooge cod iyo muuqaal qurxooniba. Runtii waxaa u tumayaa nin cajiiba oo inta badan guitarka lagu yaqaan lkn cuudkana belo ku qaba waa Xuseen Cabdi (Caydaruus). Jabuutiga nin cuud xagga tumista ku gaara Caydaruus anigu ma hayo runtii.
@WaayoArag.
3 жыл бұрын
Halkaas na waxa ka muuqda awliyadii Boon Xirsi Bawdyo gaab; Alle ha idiin naxariisto dad aannu jecelnahay baad tihiine.
@jamaalyare5268
4 жыл бұрын
M.a axmed mooge quruxloow oow ahaay AHUN
@barawaani
4 жыл бұрын
There is only two moges, May Allaah have mercy on them . Iska hees ma ahan Waa loo dhashaa
@nuurtohassan8524
5 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto my number one axmed mooge codkiisa waa qiiroodaa
@jinniekercheval3845
4 жыл бұрын
@Carro Edeg Dahir legend Halyeey A. Mooge qabiil wuu kasareeyaa His a national Hero
@Najiib-Habane
4 жыл бұрын
Eng:Abdirasaq Hassan Daacad ayaa heesta iso mession gareyey. Rabi janada haka warabiyo Ahmed moge liiban
@jinniekercheval3845
4 жыл бұрын
Alla yaa raxma legend halyeey Soomaali
@Huioejusyki22
4 жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiiso aamiin aamiiin
@dhagardiidnasruallaah4213
5 жыл бұрын
Wale kuwan iyo kuwa maanta niicda meelaha lataagan farqibaa udhaxeeya
@AhmedAli-uq6cz
4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk Niicda nagala-dul-dhaqaaqa ka kari waynay
@nasronasib
4 жыл бұрын
@@AhmedAli-uq6cz kkkkkkkk
@abdiali7666
5 жыл бұрын
He is my number one allah yarxamu very handsome no like him every thing
@hamzamohamoud8505
4 жыл бұрын
Erayadii Abwaanka weyn ee Cabdi Qays.
@ahmedmooge4318
5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Al fanaan Axmed Mooge
@Mohammedoslo
3 жыл бұрын
AHUN quruxdaa ciidba cuntay😭😭😭😭 Alleh danbigaaga ha dhaafo😩
@saharamaxamed6770
2 жыл бұрын
Ameen
@raxmageenyo3438
5 жыл бұрын
Ilaahy kuu naxariiso axmedgooge
@alihersi5974
2 жыл бұрын
Axmed good shimbir baa lahaa originaalkeeda balse axmed mooge baa lagu bartay oo kaga wanaagsan asalkeedii
ALLAH ya raxmoo dadkan so gadhay buu ahaa live u arki jiray isaga khadra sahra ahmed top qaar kalo badan inkaston yarà ilahow u danbi dhaaf amiin iyo inagaba he was so handsome hablaha marku soo marayo xafada adeerday u imanayo dawan jiiray too much wuu khajli jiray aduunyooy xalka ba wa umad dhamatay legend
@maxamuudshaakir6335
4 жыл бұрын
Waw halayay moge
@ahmedyaredhanaane7383
2 жыл бұрын
Toloow sanadkeed ayay ahayd muuqaalkaan markii la duubay
@saharamaxamed6770
2 жыл бұрын
92_96 ayay u dhaxaysay ayaan filaya waayo Caydaruus ka kabanka garanaya wa rer jabuuti xiliyadasunbay is heli karan ahun
@ladanjogdher3105
4 жыл бұрын
Illaahoow kuu naxariiso 🙏😭😭😭
@cabdiwalibeeroof2483
11 ай бұрын
Alle yrxm legendry❤.
@hamsewarmoge5846
4 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto aamiin aamiin aamiin
@adamahmed8432
4 жыл бұрын
Fanku waa u dhasho
@naasircabdi4028
5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@farijany4594
4 жыл бұрын
Allah yarxam AML
@gulledyare9619
3 жыл бұрын
alle how naxariisto
@kullownuur430
3 жыл бұрын
Walahay wan dili an garto
@mokiyaz9892
4 жыл бұрын
Aniga heesta guitarka ayaaba iimacaaneeyay
@kullownuur430
3 жыл бұрын
Siilka hoyada un was hadi adan ahayin somsli aniga mooye
@kullownuur430
3 жыл бұрын
Mayer teen iyo hawiya ogadeeb wixi an isaaq ahayin
@abdiali7666
5 жыл бұрын
Cajalad Ahmed mooge o la helay waxa tumaya abtigay caydarus wa jabouti gobtu
@hasanyusuf5794
5 жыл бұрын
Axmed moge vs. Jimmy sh mumin No way Caydaruus iyo axmded moge
Пікірлер: 70