Aweys Abuukad Goobbe (Cawad) wuxuu ahaa Drummer, Kabaniste (Lute Player, Melodist, Laxamiste " aad ugu xarrgaooda fanka iyo tumistaba bahda fanku aad ayey u jeclaayeen 2012 ayuu Hargeysa k ugeeriyooday Alle ha janneeyo Aweys waa ninka tumay badankda heesaha hobolada Waqooyi ee Kabanka ah
@yusufhussein2935
4 жыл бұрын
AUN Goobe👑 I love him most but current I love Jiim💎👑👌🙏
@mohammedh1120
4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya ma Waqooyi ayuu kasoo jeeday Goobbe?
@CSeerbiya
4 жыл бұрын
Hiiraan
@mohammedh1120
4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya mahadsanid Seerbiya Hiiraan markaa Fanka kaalin weyn bay ku laheyd rag badan bay so saartay Goobbe, Jiim, Saalax Qaasim, jaangow , iyo qaar kale dabcan allaha unaxariisto intii dhimatay.
@abilahimohamed161
4 жыл бұрын
Aweys abokor nur goobe aniga wuxu igu yidhi kamanka waxa i baray salax qasim wuxu ii shegay laxanki u horeyay ee u sameyo waxay ahayd maba bexeene baburki qada badhi furay dantaydee 1974 waxan ku so diraya sawirki ugu dambeyay en islagalno aniga iyo isaga emailkaga
@mubaarikcabdi5596
10 ай бұрын
Alle ha unaxariisto Goobe waxaa aragtisiisa iigu horaysay 2008 guriga maxamed jamac indho jacayl Oo ay ku qayili jireen dhamaan fanaantii waawaynaa duhurka ilaa fiidka joogi jiren heesahana tay xauustaan iyagu tunta Markaas waxaanu saxb ahayn ina indho jacayl odayaashu qolkay fadhiyaan maahe ka kale ayaanu wax ku akhriyi jirnay anagoo odayaasha ka baqanayna jeclaysanaya kabanka iyo durbaanka ay tumayaan markii dambe goobe waan ka bartay durbaankii sidaan maalin kasta u dhegaysanayay Dhamaan odayaashiina maanta inayrbaa ka alle ha unaxariisto intii dhimatay
@shaaniqadarshaani5677
2 ай бұрын
Mid kamida tayiradii fanku ku dhaqaaqayay allha unaxristo goobe heesaha uu tumo waa kuwa aan ugu jeclahay dhanka fanka waxaan igu soo jiidaya kabanka farshaxanku ku dheehanyahay 🙏🫡
Buulo Xuubay, sxb waan ku salaamay. Adiga laftaada taariikhdu way ku xusi, xirfaddaada baytariga iyo boongaha
@abokorcadaawebuuloxuubey1569
2 жыл бұрын
@@abdirizak.MAhmed ok sxb mahad sanid
@liban4042
4 жыл бұрын
Daqiiqada 28:00 ilaa 28:10 si fcn u dhuuxa Yaa goobe Allaha ku naxariisto papa, laba qof ayaa sidas kabanka ugu xaragoota waana Jiim io Nikan Goobe ah🥰
@sharmakeali5248
Жыл бұрын
7 sano heesta raadinayey sanadkii hore ba helay kabankaas waa laga hadal siin wlh boosaaso to gaalkacayo baan kaligay anigoo ah habayn dhagaysanayey ma aqaan gaarigaas sidaan u waday ano gaalkacayo jooga baan arkay xasuus bay igu leedahay umalayn maayo in wakhtigii sidaas u quruxda badna ee aan dalkayga hooyo ku qaatey in aan qurbe nacas ku heli doona
@hagadherianofficial6567
Жыл бұрын
Hesta seynab magaced sxbow
@charkodeqsalampeace1919
4 жыл бұрын
Waah waah yaa Goobe heesaha kabanka waa ku badnayd fanaaniinta oo leh. Allah ha u naxariisto Aweeys Abukar Goobe.
@turxaanlaawe7892
4 ай бұрын
Heesta sedexaadee olol waa gacantii saalax qaasim
@khabiirharnandez5664
4 жыл бұрын
waah waah aways abuubakar goobe
@mohamedabdulle9904
4 жыл бұрын
aweys abuukar goobe alla ha u naxariisto mulaxan aad loo jecelyahay ayuu ahaa saa maqlay
@abdiyoow8374
4 жыл бұрын
Waaw! War heestaas daqiiqada 30-aad ku jirta cidii wax xog ah ka haysa fadlan hayla wadaagto, Erayadeeda waxaa kamid ah: Anna aragtidiisa Sida ubadka, eri-dhaban U abaydin olalaaye❤
@ceelbaxay1
4 жыл бұрын
Saynab cige ayaa iskeleh luuqda
@abdiyoow8374
4 жыл бұрын
@@ceelbaxay1 saaxiibow Erayada iyo laxanka cidda leh ma kasaysaa? Nin baa ku dhawaaqaya yaa saynab, waan is iri ninku ma saynab ciguu sheegayaa, goortaasaan iri, oo saynab codkaas cajiibka ahna malahayd? Cajiib!! Magaceeda magaranaysaa? Waad mahadsantahay saaxiib.
Alle ha u naxariisto Goobbe waxaa iiga sheekayay nin aanu sxb nahay oo ay 5 sano Addis Ababa wada joogeen 1992 ilaa 1997 oo nin xishood badan buu ahaa oo kabankana haduu tumo aan daalin jirin.
@korwaayeel4257
4 жыл бұрын
Kabankaan Heeso ka yara duwan kuwii goobbe ayaa ku jira oo Kabankii Saalax qaasim u eg .
@Qaramimedia1
4 жыл бұрын
Cumar serbiya mahadsanid sxb heeso dhagaha ka raagey baad soo ururisay laakiin sxb goobe ma wada tumayo ee wuu u badan yahey badhna boonguhuu tumayaa
@khayre4094
2 жыл бұрын
Ustaadka 🖤
@sharmakeali5248
Жыл бұрын
Daqiiqada 26 heesta ay qaadayso saynab cige waxa aan raadinayey 7 sano hees ka macan oo jacayl ah umalayn maayo in aan maqlay saynab cige alle haxifdiyo abwaankii sameyey iyo kan kabanka u qaraacayana haday dhinteen alle hauanxatiisto
@abdirahmanhaydar9481
3 жыл бұрын
Hesaha uu tumay jiim shekh muumin Sidaan oo kale u soo aruuri walal
@cliomadnessx3766
3 жыл бұрын
Lol when I said this to play my mates put on gooba oof I wanted this
Cumar seerbiya heesta 1:05 ee sahra axmed qaadyso mgceedna mase maku jirta iyo do kaliya chanelkaaga ama KZitem
@abdirahmanhaydar9481
3 жыл бұрын
Waxa ku jiran heeso uu tumay salax qasim maxa ugu soo qori weydeen salax iyo goobe
@haashimbare4936
4 жыл бұрын
Waan kusalaamey cumar seerbiyo marka koowaad marka xigta sxb waxaan ahay shaqsi raba inuu barto tumista cuudka/kabanka . Macalinkii aan rabay inaan kabarto ayaa igu xujeeyey inaan soogato cuud/kaban marka maadaaba aad iiga aqoon roontahay igu caawi buuca ugu fiican/wanaagsan oon soogato sxb jawaabtaadu waa ii muhiim walaal dhowr jeer oo hore ayaan qoraal kuureebay lkn jwb maanan helin .mahadsanid
@shidane22
4 жыл бұрын
Sxb adoon kaban soogadan oo uusan kuu gaar ahayn laguma bari karo waa sax. Kabanka ugu fiican waa kan turkigu farsameeyay isagaana u qaalisan waxaa sooraaca kan faarisiga ah ee iran lagu sameeyay iyo masriga.
@haashimbare4936
4 жыл бұрын
@@shidane22 aad ayaad umahadsantahay sxb lkn adoo raali ahaanaya magaca kan Turkish iisheeg mise turkish kaliya uunbaan oranayaa??
@shidane22
4 жыл бұрын
Wall inagu kabanka aynu isticmaalno nooc ahaan waa kabadanka looyaqaan العود العربي isgaas ayaa waxaad kadoorataa farsamada turkiga meelo, badan ayaa lagu farsameeyaaye.
@haashimbare4936
4 жыл бұрын
Mahadsanid
@haashimbare4936
4 жыл бұрын
@@khabiirharnandez5664 balan insha allah sxb waa riyadeyda inaan cuud barto tumistiisa oo waliba meel saaro insha allah
Пікірлер: 148