Marbuu Ku wanaaajiyaa
Wakhtigu Kuu Hiliyaa
Walaalkii Kaa Dhigaa
Sidii Waqal Kuuda’aa
Weedhadana Lagu Qosla
Dadkana Tahay Ruux Lawayn
Marbad Kala Weecataan
Waayuhu Cadow kuu Noqdaa
Wacdiga Admigu Bataaa
Marbuu Xeer Kuu Dhalaaa
Adduunyooy Walaleey
Adduunyooy Waayo Badan
Warwareeg aadmigaa iihiliyee
Fartiyo Wanahaa Fartiyo Wadnaha
Fartiyo Wadnaha isku qabo
Fartiyo wadnahaa
fartiyo wadnahaa
fartiyo wadnahaa isku qabo
Wax Garad iyo waayo arag
Ruuxaanad waanada ka maqal
Dantiisana wadi aqoon
Wadeecana Daris Udhigi
Aduunkana Waasiciyo
Waheey ciil aan gurayn
Mid laguu waayaha qabo
Warxumo wayehee xumaa
Wareegahay madigaa
Warli’I aadmigaa ku digaa
Adduunyooy Walaleey
Adduunyooy Waayo Badan
Warwareeg aadmigaa iihiliyee
Fartiyo Wanahaa Fartiyo Wadnaha
Fartiyo Wadnaha isku qabo
Fartiyo wadnahaa
fartiyo wadnahaa
fartiyo wadnahaa isku qabo
Негізгі бет HEESTA ADDUUNYO WAAYO BADAN 2020 WITH LYRICS | MARBUU KU WANAJIYA WAKHTIGU KUU HIILIYAA
Пікірлер