Wllo Marsha Allah nin waayo soojiray waxbadanbaa kugu duugane
@Edenmaha
3 ай бұрын
Wa sanadii an dhashay wyo wayo
@bachiirgaraad8138
Жыл бұрын
Waa hees aad qali u ah waxan dhagaysanayaa habeen Arbaca ah bishuna tahay 11/1/2023 waa haben aan ku jiray xalad iska cadiya ilahay ha u naxariisto intii dhimatay inta nool khayrka ha garan siiyo
@AbdiMukhtaar-i2j
3 ай бұрын
waxan ku dhageysanaya south sudan, JUBA gobteyda shaqada. 25-06-24 maalin talado ah
@Demond903
Жыл бұрын
11/7/2023 Goor sheegto 9:32 Subaxnimo maalin Salaasa Ah Xalad iska Caadiya Xaalna alle ayaa og Wadnakii ayaan Jogaa Iska Camal la.aan iyo Xaldo 😶 Dhawan ayaan Raba inan Dhankaa Yurub u Baxo Heestana waa ii Xasuus 😰 Wan idin Salmay Kuwa Noloshu Saacidaw😢❤
@MohamedNour-i1l
Жыл бұрын
Amen illhy Adna Haku fudaydiyo wllo
@Mahamedhadidayib
Жыл бұрын
Hadad Niyeysatay inad baxdo Alaha kufududeyo ❤
@MarayanIbrahimfarah
11 ай бұрын
Amiin ya rabi Adne allah kufududeyo
@Demond903
4 ай бұрын
massge kan Waxaan Qoray 10 bilaad ka Hor Anigo Darenkyga kaga Ku Cabaray Cawa aya tahay 16/5/2024 ayaan Dib uso boqday hestan U Dhegystay Lkn wlhy noloshayda Halkiibay tagan tahay Hal rajo o dhofaban lahaa Waanu iga Gubtay waana sanadkii labaad e iga Gubto 😭 Lkn Samirka Ayaa i Hiliin Dona😢 Wali isma dhiibin wali Waxan leeyahy Rajoyinkle Alle Hay RumeeYo
I was listening 2010 in Wajeer now in Canada 🍁 . If you’re listening 2050 👋👍
@joemohammed4269
4 ай бұрын
Wajeer aniga hada aan jogaa wll. 2010 dugsi aan dhiganaye kk
@fairmountfxtradinghub1377
4 ай бұрын
@@joemohammed4269 2010 form 3 ban ahaa Sabunley secondary lol . Waqti xasus mudan Walahi
@joemohammed4269
4 ай бұрын
Aniga xtaa sabunley boys ka dhameye high school 2019. Hda Nairobi jogaa
@guledinji8778
6 жыл бұрын
Who is listening 4:50AM Sun,15 July 2018 yeeeey
@gureyciisegodan6139
4 жыл бұрын
Allah ha unaxariistee saado cali warsame ayaa iska lahayd erayada heeskan laxankuna waa abdi baadil saan filaayo
@uuztaadka
9 ай бұрын
HABEN SALASA ZACADU WAA 11:50 HABEN SALASA SOO GALAYSO 13/12/2013 OO AN JOOGO DEGMADA SHEIKH EE GOBOLKA SAAXIL QOF KASTO FARINTAYDA ARKAYA WAXAN URAJAYNA alle inu janatu fardawsa inagu kulmiyo🤲❤
@axmedshiikh2813
6 жыл бұрын
Hestan xiliga aan marqaama ayan so xasuusta eebe ha u naxariisto sado cali
Xiligaan waxaa iisoo share garaysay gabar aan sheekaysano ina maxamed taariikhdu waa 26 june 2023 waa habeen calanka soomaaliyeed loodabaal dagayo
@maryanofficial8898
4 жыл бұрын
Waayo waayo qarami yaaa Ila dagastay 2020/1/30??
@abdalatilabsade1696
3 жыл бұрын
Date 5 December sandka 2020 Saacada 09.. 09 subaxnimo 💙💙
@ahmedyasin-
4 жыл бұрын
So ujeedadeeni kumaynan af lixin Ubad khyr qaba iyo nolol aayayiin wacn ... Ilahow nasiii ...amin alahyooy amiin Wlhi waa hees qiiro badn wxn so xasuusty beri aan u qaadi jirey inan aan jeclaa oo burco joogta iyaduna Aamiin bay igu jiibin jirtey 💗💗💗💗true 2020
@bagalxaranbaa1187
Жыл бұрын
Ina adeer aan kula kaftamee horta reer Burco jaceeyl ma dareemaan?
@ahmedyasin-
Жыл бұрын
@@bagalxaranbaa1187 Indr Haa marki igu dambysay
@amriitachama6039
3 ай бұрын
Heestan Mar walpa oo aan fasax galo waanba iska shitaa 2020ilaa 2024
@qadromalta6604
2 жыл бұрын
Yaa salaam axyaa hees caawa ay tahay hebeen axada bishuna thy 11/9/2022 goorsheegtu tahy 12:35 ilbidhiqsi waxan ku sugnhy france capital paris villige trappess the best song alle haw naxariiato dhamantood haday nool yiiin
@reergaalkacyood9361
3 жыл бұрын
22-Jan-2021, 04:21Am Friday, Hyderabad, India. Anoo Dhafar ah, Jacayl Baan La Dhagaysanayaa. Waxaase Qalbigayga Gubaysa Saado Cali Warsame Xususteeda Alle Ha U Naxariisto, She Was My Favo😢😢. Lkn Jcaylkeeda Ku Noolahay.💐💌
Dhamaadka sanadka fajaca Ee 2020 malin jumca ah 25/12/2020 sacaduna tahay 16h12min. République de Djibouti casimada Djibouti gaar ahan xafad waynta Hayabley ( xayab-ley). Salan sare all Somalies
@zakariyebootan3694
3 жыл бұрын
Mantan wada djegaysanay e halkeed jogta adi sxb aniga Nairobi kenya
@sultanhufane1051
3 жыл бұрын
@@zakariyebootan3694 ana jibuti zxb. Allah kugu Nabad yeelo Nairobi, halkad joogta ku salamantahy.
@zakariyebootan3694
3 жыл бұрын
Sidokle sxb sare djabuti wan jeclahy one dey wan imaan donaa
@sultanhufane1051
3 жыл бұрын
@@zakariyebootan3694 so dhawaw gacma furan zxb
@Kowkabe_official
3 жыл бұрын
12 August 2021 maalin khamiis salaan sare wll mudug caduun Puntland government of somalia🇸🇴
Waxaaan ku xasuuustaa 2/7 2013 maalmo badan gabar i jeclayd ayaa heesta aad u jeclayd waliba ree jabouti ayey ahayd gabadhu wax badan ayaa na dhex maray waliba aanan soo koobi karayn jacaylku kolba qof ayuuu ku danbeeyaaa gabadi waxaa la i sheegay inay nooashahay waliba caruur leedahay walise mahayo qof si rasmi ah war iiga siiyo magac cinab ............ Ayaa la odhan jiray
@ArmaanMohamet
7 ай бұрын
2024 inti iga danbeysay
@axmedaxmedibraahin585
Жыл бұрын
Qaaraami heesa weeye alla yarxma inta qadeyso hesta
@ibroosbinibrahim7003
3 жыл бұрын
Axdi Saado cali warsame Alle yaa raxma
@abshiribrahim4555
4 жыл бұрын
Mashaa aallaaah hees calaa shawr
@uptherhmnizmail9157
Жыл бұрын
Wowo
@Mohamedsantur-c7q
9 ай бұрын
Who's watching in 2024❤😂
@iftincabdiraxman52
8 ай бұрын
Aniga🤣
@Shaduuq
8 ай бұрын
Waad hsa
@ftlamela2958
7 ай бұрын
Aniga❤😊
@Qeysmireali
3 ай бұрын
Hada dhegeysanoyaa 28 Jun 2024
@AminaKusey-m6m
3 ай бұрын
Aniga sxb
@zahramohmeth7677
4 жыл бұрын
Mansha allaah magacaas ban soo raacay guul bn idin rajaynayaa reer sanaag
@mawliidcabdi4227
3 жыл бұрын
Waw hestan waxan dhagaysanaya cawa 2021.2.4 axad . Waxan joga hargaysa 150 wadada dhexdeeda wan ku qayilaya waliba qarxis xasuus
Пікірлер: 273