Abdilaahi jama wlh am not dhulbahante lkn waarerka kaliya ee aan oogujeclahay darood viva daraawiishwewe
@sabdullahi5292
5 жыл бұрын
Viva kin Aabeheed macaan ba garab Tagan oo gacantiisa garabka kasaray. viva Jamal yare❤️
@mohamedmuse6638
9 жыл бұрын
Kiin walaal waxa ku dhalay fanaan qaliya oo xishmad iyo samcad leh allaha ha xifdiyo waa jamac inta kadib adiga Kiin ahan u had beautiful voice and ur really gorgeous and U have good talent just keep it up
@sabiriincabdalah4716
7 жыл бұрын
mohamed muse aabeheed waakn garbka haysta ee ujiibinaya
@marfadhassan1906
6 жыл бұрын
Masha Allah waxan Arkaaa gabdh iyo Abeheed o isu jiibinaya lov jamac yare 2018
Woooow kin Jama iyo abhed Jama yare so nice wlahi wan ka heliy gabr iyo abhed o wada bashalya
@munajama5507
6 жыл бұрын
macaanaa markaasoo kale kiin abaheed jama yare ayaa u jiibinaya alayacisag
@najibjamal9673
8 жыл бұрын
waaw nice song kiin Jamac ab not qabaylada qabaylada baa adunka inaga reebtay Ee horay aynu usocon somaliyey don't Back
@fankaiyosuugaanta5548
9 жыл бұрын
Like father like daughter. .. noolaada labadiinuba. Hees qiimo badan.
@elossmania
3 жыл бұрын
Kiin Jamac Subag Sixina Ayay Ku Qubaysataa 2021 Ayaan Daawan Waan Kaa Danbeeyaa Anu 🥰
@blablaaabluub2367
8 жыл бұрын
mashallah my cuz wad cod macantahay love to you and adeer jamac 😙
@ibnu-raanahmed1
3 жыл бұрын
Mansha Allah Mansha Allah Kiin Jaamac Yare Eesh Calaa Fanaanadd Kiin Waxay Iiga Qiimo Badantahay Dhammaan Fanaaniita Somaliyeed
@Bashi869
7 жыл бұрын
Anigu isir harti ayaan ahay dhulna Puntland ayaan u dhashay. Somaliyey xagee idiinku imaadaa? Xamar? Baidoa?
@haldha76
6 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay top top baydhbo
@hoodonuura7288
6 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay
@suldanasade8647
6 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay kismaayo
@hodanboqor2248
9 жыл бұрын
mansha alh adiga iyo abahaa waaba isleegtihiin
@ibrahimtoreye6636
7 жыл бұрын
Hesta waa Top Lkn / masraxan kuma fiicneyn Shacbku wey Bashlayn Heestuna waxy ka hadlysaa Dad ku hallgsamy Bad iyo Beri NB/ heesta dib haloo duubo ayada oo badii iyo dadkii ay is Gumadayaan sxbyaal
@muniiracabdullahixasan230
6 жыл бұрын
waa iga codsi please heestan ereyadeda lycris keeda iiso qora ?
@aragsanilovemom9856
7 жыл бұрын
tahriiib ha isoo xasuusun 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢alla maxaa dad aan aqaano bada laqday 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@begal8223
8 жыл бұрын
bulshooy aan badbaadino baaqiga haray no more qabyaalad
@khadaressa8735
6 жыл бұрын
Inan iyo Aabaheed wada faraxsan Alle farxada hydiin Siyaadsho
@roblemohamed5528
7 жыл бұрын
long life kiin jaamac yare Queen of the Queens
@abdikanihusein7594
7 жыл бұрын
Waa aduuyo kadoon in soo dhawaatay tuse yaab waye gabar abaheeda is laheesayo jamac adi dabi kujiro wayo gabadhaada u sii dhuminee
Mashaa allah aabaheed iyo iyada inay is le egyihin baaba lamooda😊Yaraanta oo lagu guursado faaidooyinkas ba kujira😅
@aisha665
Жыл бұрын
WA KAN AG TAAGAN MIYAA AABAHEED HADAN ISLAHA ISKU EKAA MA AABAHEEDA
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
@@aisha665 Ha wa kan makarafoonka ay u dhiibin😊
@somaliasomalibaleh7822
6 жыл бұрын
Sax somali wa wada quruxbadanyihiin wa qalanjooyin viva somalia.
@waranle961
8 жыл бұрын
wow breath taking girl mashalllah
@M4mp5be8w
2 ай бұрын
Gabar iyo aabbehed oo hees isku garab taagan
@samiya096
2 жыл бұрын
Ay Alla waan jiriricooday Inaan arko Inaadeerkay Alfanaan Jaamac Yarr iyo inantiisa Amiin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@osmanb8446
3 жыл бұрын
Aabahaasi wuu gabay kaalintii inantiisu kaga beegnayd, haddaad maqasho "dayuus" na waa uun isagoo kale. Hidaaya mina Allah ayeynu u baahanahay dhamaanteenba. Kollayba nin damiir lihi inantiisa uma ogolaadeen inay heesto, haddiibase ay dhacdana lamuu heeseen, adduunkeyse ka dhacdaa, oo waaba taas dhacday!!
Waa taas diimuqraadiyada loo baahan yahay Aabbe iyo Gabadhiisa wakhtiyada wanaagsan wada qaadanayaa iyagoo faraxsan noolaadaa.
@abshirmohamed5899
8 жыл бұрын
alla gabadhu cod macanaa maanta ayaaba igu horaysay
@ayaancadey2837
2 жыл бұрын
Dharwishyt dhulbahnte guul ❤💕💋💕❤🙏🙏👌
@jamacmohamed1871
9 жыл бұрын
mashallah kiin jaamac yare noolow
@mohamedhsnmohayare1881
4 жыл бұрын
Masha alh aadbey isugu egyihiin maalin cad ayuu dhalay
@abdikariimahmedadan1449
9 жыл бұрын
Waa hees aan caadi aheyn wana ka baxsatay kiin heestaan runti aniga koley waa heesta aan ugu jeclahay heesahaaga ee ka sii wad halkaan aad hada marineyso fankaada waxaad tahay gabar uu dhalay fanaan aan sagaashameeyihi aan dhageysan jiray heesahiisa oo aan aad u jeclahay waa jamac yare
Heestan maalintii iigu horeysay ee aan dhagaysyo waxay ahayd maalin anigoo xanuunsanaaya oo cisbitaal ku sii socda balana leh intaan cisbitaalka ku sii socday ayaan sii dhagaysanaayay Ilaa aan dhakhtarkii ka soo laabtay anigoo caafimad qaba!!. Heesa qaar Waa dawo…
@siciidboy959
6 жыл бұрын
mncHa Allah Kiin Jamac WlshY
@ffggycade688
6 жыл бұрын
Kiin jamac Abahed ayaaba la joogo caaadi ma ahn heesta asi ayaaba la jabina jamac yare asoo yar ayuu shaqeesty aduunyo
Пікірлер: 310