Realy im from somaliland i love heesyan markaan dhagayso qiira idisha mar walbana waan dhagaystaa viva puntland somalia somaliland dhaman somaliyii waa walalo
@mumtaazcadeyquruxleydabesh2942
3 жыл бұрын
Ana sidokale qiiraa dareemayaa wllo
@tahaniabdirizaq2880
6 жыл бұрын
Heeskan waan ka hela . Marki calanka puntland la sameeyey wa heesti calankeena cawaale lagu raaligelinayey, macnaha inan isaga laga maarmin e cagarka iyo cadankuba caaniyo nabad ay yihin . 😍💙
@safiyocabdullahi7062
2 жыл бұрын
Puntland keliya ma ahan wlshy eee cawale o dhan
@xafsoaadam2863
2 жыл бұрын
@@safiyocabdullahi7062 abaayo waagas wax maamul la oo an puntlnd aheen ma jirin iyo somalind xamarna waxaa ka socday dagaalo iyo alshabab Aa ka socday xataa markii la shiraanayo garoowe aa lagu shiri jiray marka saas aa loo sameyey waa waxaa ku jirta calankii puntanld baa ku yaal cidhif kaaga
@ksa-po8pg
Жыл бұрын
Anaa reer puntland ah walaahay cawaale wax laga tago ama la badalo maaha . Puntland na kama aysan tagin cawaale mana aysan nicin dhiig iyo dhecaan bay u shubtay , calanleedana wuu ku yaala . Aasaasihi puntland ninkii dhidibada u taagay awoowagay cabdilaahi yusuf buu ahaa ninkii dawladnimada maanta lagu naloonayo dib u soo noolaynta cawaale humuudka u ahaa . Kumanaan adeeraday iyo ilma.adeeraday ah ayaa godka u galay cawaale inuu mar kale la dul babado villa somalia . Anoo darwiish ah waan ku soo dhaawacmay . Ayaamo aad u adag iyo saxariir baanu u soo marnay ilaahay waa nagu guleeyay . Ilaahay ha u naxariisto qof kastoo dhibic dhiiga u soo daadiyay cawaale iyo dalkiisa iyo dadkiisa somaliyeed . Anaguna kuwii u god galay himiladoodii waa inaan dhabaynaa oo noqonaa umad si dhab ah u xushmaysa shuhadadeeda una jecel dalkeeda . Cawaale cidaan inaga ahayn ma leh . Ama aan cirka sare garsiino ama aan dhulka hoos ku aasno somaliyeey .
@asadsaid3743
6 жыл бұрын
Wlhi quluubtaan ka ooyay waaa hees muwaadinimo xabaarsan alaw dhawr reer puntland one love somali wayn
@mumtaazcadeyquruxleydabesh2942
3 жыл бұрын
Wllhi beentaa mahan qalbigay taabanaysaa
@deeqaqurux9858
3 жыл бұрын
Cawale ha ooyin Boqortoydi Layga beerow🇸🇴🇸🇱 calnki putland baa cirikaga ku yaal Gobanimda Hoygeydii puntland🥰🥰😘
@jacfar571
8 жыл бұрын
aanigo reer soomalilander ah wlhi heesta waan tageera inta uuleeyahayi walan cadaw gagu cabar kuladayine caloosha kuhayiso iyo haween kacdhoda rag cilbixiwayeyi soomaliland hanolato put land oo aan soomaliya ugu jecelahayi aalle ha xafado kilarka shanad sidokale jabuuti lamida een efdhi lsmid soomali koonfur ilaa how colada kadul qad nabad diidka baabi madaxa wayine shacabka utudha uukeen danayistaha kaid
@cabdirixmaancabdullaahi3943
4 жыл бұрын
Boqor waa runtaa
@Kurbo_gaming_x77
3 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@asiam5603
6 жыл бұрын
Heees iga dheh heees ka macaan ma arkin viva Puntland 😍😍😍😍❤️❤️❤️😍😍🇸🇴🇸🇴
Haa wllhi waa qos qura somalia anigaba qiro an la oyo aye igalise allow somaliya mid ka dhig
@abdihakimharet5994
3 жыл бұрын
Amiin 😥😥😥
@ardokiin1299
5 жыл бұрын
woooooow esh caala hees iyo badh walhi wan iska qiroda markn dhagaysto😢 👍👍👍👍👍👍cirka midam kaga cawale uu dortay marki lagu ciilee colad kugu ragkay inand cidlonban ku siiyay cadkayge cawale ha oyin 😘😘😘 walan cadaaw gagu cabar ku ladayne calosha ku hayso 💪💪💪💪💪💪💪 calankena ilahay koor ha ka yeeloo in sha allah I love somali oo dhan ❤
@nasraabdallah6215
2 жыл бұрын
Allah subxaanahu watacaalaa mahee wax kale in lagu dhaarto ma banaano.
@Muslixtrades
3 жыл бұрын
Rabow cabsidaadaan cidlow fadhiyaaye Soomaaliya caymi. Waa hees i qiiro gelisay anigoo reer Galmudug ah👌
@salmaansanka8461
6 жыл бұрын
Aad ayeey u mahadsanyihiin abwaaniinteenu gaar ahaan. Ali puntland
wow inaadan cidloonin baa codkaygi ku siiyay.... calanyahoow ha cidloonin woooow woooow woooow
@wlldeeq5599
2 жыл бұрын
Wlal hadad noshahy reply isoo gal🥰
@bartanabada2906
3 жыл бұрын
inaadan cidloon baa ku siyeey cadkayge cawaale ha ooyin🥺🥺
@MrEgal02
12 жыл бұрын
caradiyo diintiyo calankaan u dhaartoo cirkaa midabkaga cawaala u doortee markii lagu ciilay colaadi kugu raagtay inaadan cidloonbaan ku siyay cadkaygee cawaale ha ooyin waaw waaw waaw inaba caadi maahan
@5starchannel865
3 жыл бұрын
Somalia ha noolaato hays raacdo 🇸🇴 🤲 🙏
@monahzajamal5847
11 жыл бұрын
waalan cadowgaagu cabaar ku laaleni caloosha ku hayso. calaanki puntland ku yaal cirifkaga inaadan cidloonin baa codkayga ku siiyey. kacaagan dadkisu coladha sokeye allaha cadowgaga jabi viva for puntland
@guuleedcumar3230
3 жыл бұрын
Walaahi anoo soomaalilaandar ah ayay heestaasi waaaaaa seesfiican ee wax ku qaatah dadaad tihiin qadaad wan waxaad tihiin dad can ad
@Norwey000
3 жыл бұрын
Idoor mamul la mida tahay putland qadadwyn na Ada ah
@UbahAhmed-re2vk
5 ай бұрын
My dhuuxaaa
@ahmeddirirmohamoud1634
3 жыл бұрын
Cawaale ha ooyin maansha allaah alow hees matahay
@umufaizaofficialchannel5659
Жыл бұрын
The music makes me soo confident that i listen to it in exams
runtii ma aanan arag dawlad somaliyeed ama calanka buluuga ah oo meel sare kababanaya lakin markaan dhegayso heestaan iyo musigeeda macaan waxaay igelisay somali inay tahay hal dal hal calan iyo hal qoy oo keliya lakin waxaa na dhibaya oo lakala fogaynaya waa dad aan wadaniya somaliyeed lahayn ama ay ugu jirto dan gaara dawlad la aanta lakin haday ogaan lahayeen qiimaha ay dawladnimo leedahay waxay iska dhigilahayeen meel danta gaarka ah oo ay uguntanlahaa mid qaran
@anisafarah8156
8 жыл бұрын
walaahi cadi I ma aha cod macaan Miro macaan ala yaa cisak
@abwaancalixasanwarsame6825
5 жыл бұрын
Jà
@mubaarak1975
12 жыл бұрын
SUBXAAN .... its absalutely genre music .... well done
@abubakarmohamudmohammed1580
2 жыл бұрын
Q
@zakihassanabdi8679
2 жыл бұрын
15.05.2022 Abo farmaajo ilaahow Ku naxariiso aduun Iyo akhiro
@NazuBbe
10 жыл бұрын
Wana dhagesta markast eray idhibaye ahmed warsame aya isaxay thnx
Somali badan aya waxay wax udhagaystan erayga dadka Kawadadhaxeeya like putland means somali land somali land means somalia its land heestan waligey umadhagaysan wa hees reer mamulka putland runta aya ah heestan wa hees guud oo dhulka katurjumaysa sas ayan laqiiroda
@rahmaruun8112
2 жыл бұрын
🥰🥰🥰😙🥰🥰
@MrEgal02
12 жыл бұрын
Puntlanad cadowkaagu cabar ku ladiye caloosha ku haysoo
@mataanahaarabgarxejis7203
5 жыл бұрын
HADAANU somaliland nahay somali waa wll lakiin qarankayga hakahadhaan somaliyana ilahay colaadaha ha kaqaado anagana sidaanu rabno alle hanoo yeelo
@Norwey000
3 жыл бұрын
Mamul ba tahay idoor Somalia dhan 3 gbol basa ka dagan tahay😏 waqoji dhan adi ma lihid aman si umada kale mesha ku la leh
Пікірлер: 104