Caruurtii soomalidaay waxa laydin Carbinaya laydin cawinaya Cilmi inaydin bartaan oydaan Noqon cawaan iyo ku diinta caasiya Dhaqankana ka carara Caruurtii dalkaygaay codsigay wuxu Yahay cishaydun gadhaan inaad cindiga galisaan cawimada dadkiiniyo caradaad u dhalateen iyo calanka kii yaal Wixii caruur soomaliyeeda ee comment kayga aragtaa aad baan idiin jeclahay from hooyo soomaliyeed salaan iyo jaceyl iga gudooma 🥰🥰😘😘
@abdifitahafrika5673
Жыл бұрын
Hestan hada ayan Facebook ku so arkey wlhi wan jiraracoodey Wayo? Marka yaraa hoyadey ayey u daarnan jirey xeliga Dugsiga Nagala So Daaayo Qurac so donanano Iyo Malinta Jicmaha barnamij ma welada caruurta.
@AyaanAbdirashiid4631
Жыл бұрын
@@abdifitahafrika5673 Haa runtii Heesta Caruurnimadeena ayeee inoo soo xasuusineysaa ❤💯
@abdifatah3820
Жыл бұрын
Subaxnimo jimco ah kaso baxay salad subax. Commentiga hooyo somLiYed baa iso jitay halkan waxan mahadsqnid ka leyahay hoyoyinka soomaliyed ee darufaha adag nala so maray hadan waxbarsahada noo diray. Noolada hoyoyin.
Mirihii.maxamud c/laahi sungub alla muxuu dadkiisa jecelaa ninka allah u naxriisto.qabriga allah ku nuuro
@amaarakorhaan9922
3 жыл бұрын
Heesta magaceedna
@paxsadofficial5313
Ай бұрын
who lisining 2024🎉
@SuhaibAbdiwahaap
15 күн бұрын
Me 😂
@dwight9024
4 жыл бұрын
When i saw this immidiatly i have started crying😰
@Cuzayro_pro
9 ай бұрын
If you are shaqi you will cry😮
@seokjintv2042
3 ай бұрын
Can you translate
@maxamedkhadar6905
5 жыл бұрын
Xasuus Idaacad ayaan ka dhagaysan jiray Anoo yar Aad baan u jeclaa Hada usoo Xiisay 2019 yaa ila daawanaya 😆😆 Like 👇👇
@gabarbarichannel9804
2 жыл бұрын
Heestaan radio Gorowe baa ka bartay 😪 Maalinta jimcaha io maaweelada carrruurta markay dhamaato baa lagu soo xidhi jidhay carruurta dhan waa jeclayd siiba aniga aaad baa ujecLaa in aan ka qeeyb galo barnaamishkaaa maaweelada carrurta xasuus cwa 😪💝 2021 Dib uarkay 😋🤙
@abahaabihii7195
4 ай бұрын
Isku mid radio garowe ban ka dhagaysan jiray heestan ilaayo hadana wa jeclhy 🥰🥰
@mohamedshakaal1545
3 жыл бұрын
Its 2021 And Cant Keep away from it 😭🇸🇴 Dunida Waxay ku hormartaa Jiilka Soo kacayo oo Saynis iyo Tiknoolojiyad lagu ababiyo maskax ahaana loo dhiso anaga Cid haga ma haystaan waxbarasho Dawlad Hagaysona Dhaaf. Jiilkii Ugu ayaanka darnaa 🥺
@mahamuodyuusuf7228
Жыл бұрын
Still I’m watching this song 2023😂
@dahirdjj9622
Жыл бұрын
Too
@fouzeyahyousef3082
2 ай бұрын
Me Too ❤
@haragoharago5177
8 жыл бұрын
Maamo hibo waxaad tahay ruux qaaliya ale haku xafido maalinta ay taada noqotana ale waxaan kaaga baryi inuu kuu fududeryo suaalaha qabriga
@deeqaaragsan5297
6 жыл бұрын
Harago Harago o
@deeqaaragsan5297
6 жыл бұрын
Harago Harago h
@y.a1903
4 жыл бұрын
Aamiin
@mukhtarawad3863
5 жыл бұрын
Caruunta After 1991ceeb Maleh waxa Ay Ku Koreen Waan Ognahay Odayaashii Gubey Dslkoodii Ayaa Horfadhiya Iyaguna Doqomoo Doon Tahiibta Ayay Ku Dhimanayaan
@samaraasiman6936
Жыл бұрын
Heestan marki igu horay een aan arka school aya bilow ii ahaa mantana 9 years kadib ayan dawanayaa anoo dhameyay alx 🥺❤
wow waxan maqli jirey waa heestii hibo nuura ee aamusa inta jecel hibo nura like zar
@shakiradare4832
Жыл бұрын
Fariid ayaatahay ana waxan maqlijiray ,hibo nuura soogashee aamusa
@AxmedMoola
Жыл бұрын
Yaa dhageysanayo hestan maawelada caruurta 🫵2023
@umuismahani204
7 жыл бұрын
Hooyada qaranka somaliyeed hobo nuura allah haku xifdiyo mamo
@Somaliairdrop1
Жыл бұрын
Hada ciyaalkas wa weynaden masha alah. Maamo hibo nuura
@meysumsaid1277
4 жыл бұрын
Fanaaninta hada jirta balaayo ku heesayaan maxaa u diiday sidaa kuwii hore iney heeso dhiiro galin soo qaadan oo caruurta uso heesaan
@nasroabdrihman1243
Жыл бұрын
Heestaan waxan ku xasusta ano galkcyo bilan 🇸🇱joogo barmijka mawelada carurta radio codka nabada aan jimca kasta isku diyaarin jiray 🥰🥰 a
@abukarboy8526
7 жыл бұрын
masha allah hoyada qaranka somaliyed hibo nura allah haku xafido
@mustaphe301
Жыл бұрын
26/08/2023❤❤ Alla xasus ban galay wlhi waqtigan yara carurnimadena malinta jimacaha barnaamijka mawelada carurta marku aabo ino wici jiray idacada 😢😢 xasus badana Golden days never comeback 😢😮
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
Hestan Radio ban jimcaha kadhageysan jirey barnaamijka maaweelada Caruurta anoo aad u xiisayn Codka Hibo nuura..
@alisakaawa1142
Жыл бұрын
Raadio daljir barnaamidka caruurta jimca kasts ka dhagaysan jiray
@nashadfaliir5978
Жыл бұрын
Heestan aad ayan u jeclaa🥺yaraan..teydi subaxda jimcaha barnaamijka maawelada caruurta la saari jiray xasuuus😢wllhi Famous Somalia🇸🇴✊Ha noolaato somalia🇸🇴
@nimcoahmed2900
7 жыл бұрын
i drop tears with this song!!
@ibrahimabdiaziz927
4 жыл бұрын
Hhhhh for wat reason
@munaabdi1899
Жыл бұрын
😢😢💔
@sahrayusuf8137
10 ай бұрын
Mashallah
@thequeenschannel9348
8 жыл бұрын
mama hibo nuura ku jecelyaa somalia guul wey gari dontaa carurtii somaliyey waxba la idin barayaa hanoqan kuwii casiya dhaqankana ka carara
@cabdigarasbaley72
5 жыл бұрын
Walhi reer hees maahi balse waa mid wax ku ool ah heestani
Fananintii hada qabil bey ukala jaben fananada kaliya ee wali somalinimo kasii muqato Machalah reer awdal somali dhaba
@sacdiamohamed3749
Жыл бұрын
dalkeyga ku dhashay ku waxbartay kisto inkasto dagaalo ku dhax dhalanay ku kornay bachelor ku dhameye master ku bilabi rba wana ku dhax shaqeya isla wadanki marka hestam mnta tiktok kso arke ciyaal xmr wa slaama awlaadul caasimah qofki muqdisho ku dhax qaxay le ka shekeyn kro
@sumayomohamedmohamud6992
Жыл бұрын
Aadoo weyn😢😊
@usaamaaadam3321
2 жыл бұрын
This song I was listen radio 2009 never forget this song 🥺💔
So my sad 😂😂😂😂😂xananada carur iskolada masjid xarumaha dhaqan tosin cil I dilay walahi
@hassanibraahimaadam9375
3 ай бұрын
Hiba nuura fanaanad inoo reebtay heeso badan oo dhaxal gal ah oo dadka iyo dalkaba anfacaya. Raboow u naxariiso.
@bilan3976
Жыл бұрын
Imtixano ayaa ii socdo oo aan akhrisanaya heestan dhirigalin ayan ka dhiganaya cilmi inaydi baratan oydan noqon cawale kuwa diinta casiya dhaqankana ka carara ilhay hay fudaydiyo
@cabtoyisnacay7438
Жыл бұрын
I LOVE THIS SONG❤
@abdiazizbulshaawi5295
9 күн бұрын
Who's here at the end of 2024 😢 where's caruurta somaliyeeeed
Gamanny waxuu ku faana caruurta yar yar ee usoo kacayaa Ilahay ha Inaga dhigo kuwo caruunta ku faana oo wax bara qabyaaladana kala dagaalama Insha allah
@pdf5_
7 ай бұрын
10 years kabacdi waa soo raadiyay heestan yaranteydii la idhagaysiin jiray😢
@abukarboy8526
7 жыл бұрын
masha allah hoyada qaranka somaliyed hibo nura allah haku xafido mamo
@maxamadcabduahi
9 ай бұрын
Heestan waligy waan maQli jiray lakiin hada uun baan si live ah u arkay😢
@wiilwadani1688
5 жыл бұрын
Sem 2019 I was remember when I was young and listened this song
Пікірлер: 273