Hestan axmed roble ayaa qaadi jiray lkn marka uu qaadayo waanka waayay youtube dhan wlhi lkn hadda da'yarkan waasoo dhaweeeyay masha Allah
@joblessarts
6 ай бұрын
Sidoo kale sxb, albumki cadale ayey ku jirtay. Maanta markaan maqlay waa jiriricooday. Anoo ilmo yar ah 1997 may ahayd ma hubo uu hortayda ka qaaday,
@abdikaafiosmanqataarey5170
6 ай бұрын
Heestaaas marka u qaadayo axmed roble yaaa hayo toloooow waayo waayo
@guidetoquran9240
Ай бұрын
@@abdikaafiosmanqataarey5170 waqtigu waa 2002 waxaan dhigtaa dugsi quraan heestaan waxaa dhageeysan jirtay gabar gurigeena ka shaqeyn jirtay hada ayaan si kadis ah ku arkay arkay
@adeshpoichannel
Жыл бұрын
Talented man king khalid yare
@ZahraDiinIslam
2 жыл бұрын
Good thank goodness thanks
@captainmo77
2 жыл бұрын
Fanaan aan codkiisa kukalsoonahay 100%. Guuleyso ma boy✊🏿
@saleebaanabdisamad2990
2 жыл бұрын
Gees walba u cartamayaaye weeye. Astaan team fadlan ereyada ka hagaajiya fanaaniinta.🤚🤚🤚.
@abdinasirismail5839
Жыл бұрын
Waa. Xasuuso. ahmed cali dayaax. 👌😊
@najibabdullahi5416
11 ай бұрын
Kalsooni iyo aqoon faneed ayaa ka muuqata fananka legend khaalid
@MrLooyaan
Жыл бұрын
اغنيه حلوه واذاء عالي من خالد مزيد من التالق يانجم
@tvsollywood4442
Жыл бұрын
Best music Bro ) adeerkey wa u xiisay ahmed rooble cali dajax
@CaliSalaad-pg9ce
Ай бұрын
Heestan orginal sheeg
@mahadbashaash7588
2 жыл бұрын
My bro khaalid Yare❤️🥰🙏
@kunciilofficial248
2 жыл бұрын
heees originalkeda wa wye haliigu caawiyo link keda
@ahmmedisse
2 жыл бұрын
CABDI TAHLIIL AYAA LAGA DHADHAN-SANAAYA CODKIISA
@wiilsoomaliyeed7189
2 жыл бұрын
Abdi tahilaal awoowe ayuu u yahy sxp
@HeeloMaal
2 жыл бұрын
Al Fanaan Khaalid Yare 👌🏾
@fathihaji9269
2 жыл бұрын
RageediH 🎻♥️
@mohamedfanp1803
2 жыл бұрын
Axsan sowt wllky khalid
@Mohamedofficial8
2 жыл бұрын
Kabtan subscribe iisaar
@fatxiahmed5408
2 жыл бұрын
keep going wll🥰💯
@cnasirudhis7401
2 жыл бұрын
Ninkan waa fanaan wlhi ap ap ap
@xididigajamuuriyomasuud5894
2 жыл бұрын
Heestan original keeda wax badan ayaan raadsahy isla hada anigoo kujira raadinteda ayaan arkay copy geeda
@Mahadxidig-official
2 жыл бұрын
Axyaaaa soat yaaa khalid keep going sxp
@cabdilaahiwasiir634
2 жыл бұрын
Yarku cod macana ma tooon bu liqay❤️👋
@samir_yare778
2 жыл бұрын
axsan sowt 💥 sxb
@Mohamedofficial8
2 жыл бұрын
Walal qali subscribe iisaar
@cabdirisaaq4633
2 жыл бұрын
ahmed Rooble Ali Dayax Xasuus Qaali Ah Inbadan Ayaan Raad Shay Hesstaan
@yasminfarah2280
2 жыл бұрын
Let me know Markaa hesho Markaa axmed rooble qaadayo
@qadanysuph5569
2 жыл бұрын
Axsan Cod 😊❤
@abdinasirismail5839
11 ай бұрын
Ahmed cali Dayaax 🤟
@mohamedhassandhodi1509
2 жыл бұрын
Fadlan originalka qofkii heli kara link ha isoo diro
@hasnanoordeman5828
Жыл бұрын
Waaw waaw warun cadi mahan lakin magac fanank heest original leh axmad roble cali dayax wa kala daba marisen
@farxiyocadaawe2117
2 жыл бұрын
Cajiib cajiib😥❤16/6/2022
@haleelchannel6152
2 жыл бұрын
Waar Ilmaadeerayaal heestan Original keedii uu qaadi jiray Axmed rooble Dayax meel iigu sheega 14 sannadood ka hor baa iigu danbeysee pleas and please 🙏
@cambaraluul2251
2 жыл бұрын
KZitem waan ka wayya anigaba walal
@maxamed1766
Жыл бұрын
Wll sidoo kale mudo ayaan raadinaayay hadda ka hor anoo yar inaa idaacad ka maqlay ayaan u maleynaa lkn orginalkeeda waa waayay
@Fawziamuuse
Жыл бұрын
Aniga xataaa wan waayay 16sano kahor walashey arooskeda ayaa canjalad ka dhagesan jiray oo walashey utaalay hada KZitem kuma jirto umalenaa original keda
@aroneyare8792
10 ай бұрын
Fananka magacisa waa axmed roble cali dayax
@ibtisaamqurux1634
Жыл бұрын
xasuus beey igu lee dahay qofbaa isoo dubay asoo xaladaan ku jiro markaa baa soo raadiye lkn arginaalkeeda waan waaye balse wiilkaan baa barteedi dhagay😰😰😰😨🤐🤐🤐🤐
@Abdimalow433
2 жыл бұрын
Heeskaan oo original ah yaa meel iigu sheegi kara?
@MrLooyaan
Жыл бұрын
Heeskaan Waxoo Ixasuusiyey Walaalkay Yuu Cali Oo Ku Noolaa Holland Salaan Qiimo Badan Walaalkay
@khadarkhadar7980
2 жыл бұрын
Heestani waa markii iigu horaysay ee wan maqlo aad ayaan uga helay codka saaranna caadi maaha walaal hore usoco fankana hakusii fogaan Caadil weeye ilaahay ninkalay lacarowday 😭
@marwodumar
2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💚💙
@yasmiinquruxofficial1188
2 жыл бұрын
Esh cala waxadbo moda ina aniga la igu tala galey😭😭😭
@Hasey.7
2 жыл бұрын
Asaal hees astaan
@Mohamedofficial8
2 жыл бұрын
Kabtan subscribe iisaar
@delougdeux-millevingt9788
2 жыл бұрын
Waan gartay
@Mohamedofficial8
2 жыл бұрын
Kabtan subscribe iisaar
@maryanahmett7449
2 жыл бұрын
Qaraami❤🤨
@siradm
2 жыл бұрын
Axmed Rooble Cali miyaad ula jeeddiin?
@abdirahimmohamed3650
2 жыл бұрын
Calaf ban u lahynoo ma cidba i hawartoo 🥺🥺🥺
@mohajr1282
Жыл бұрын
Heeesti sharifka ahaa 😂
@xaliimosacdiya9458
2 жыл бұрын
Ma cidbaa ihawarto ma Aniga ceshanwye
@kaafiofficial3950
2 жыл бұрын
Waxa hubal ah hestan iney dhalin badan sameyn ku ledahay qisadan o kale ey hesato isla waqtigan 🤣🤣
@saalahhaajimohamed7133
2 жыл бұрын
Wlhi pro dhabta ayaad kahadashay aniga ayeey iheeysata wlhi😂😂😂
Пікірлер: 62