Day day soo jeeso Hada day Sida Sahra Cali xassan Masraxa u Lahysato Yaasalam Waxasa hibo Ah Maxamed faarax Sidoo kale Waaba Ka Daran yahey Waww Waxaas Fan Ah Allle Ha u naxariisto Labadoodaba
@AhmedAli-np4my
7 ай бұрын
Waar sahra cali Xasan way nooshahay maxamed faarax xirsi ayuunbaa dhintay AHN
Dadka daawanaayo ufiirsada waadad wawey o iyo dhalinyaro sharftu fanku lahaa hada lkn waxa daawado fanka hoyoyin qurbaha ku wareray qaarkod dabcan gebigod maaha kumana daawadan daganaan ee wey wada bodbodaayaan masraxa la zaxmeyaa yaahuu ar fan majiro hadeer
@farxaannuur2371
3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto maxamed farax xirsi ex waabari waxa uu qaadijiray heeso bdn sida ilwaad oo bone xirsi lahaa sahra cali xasan ex ciyaalo sheekh madar hargaysa
@suldanqabus9421
2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto oo janatu fardawsa ha geeyo maxamed f,xirsi Allaw kuu danbi dhaaf ol kuu naxariso wll adiga iyo intii muslimee dhimatayba Waxan duco ahayn kuma awodno🙏💝
@dalabyare6033
2 жыл бұрын
Allow unaxariiiso
@khadarhurre4271
Жыл бұрын
À
@mahahadsaid5626
11 ай бұрын
hirta oslo kumadhiman wilkan
@janogale4011
6 жыл бұрын
Ax yaa fanaanin qaaliya Alle ha unaxariisto maxamed faarax Sahara Cali waxaan filyaa hada waxay noqtay hooyo caruur korsata Fanka way ka fadhiisatay waan ku xiisnay sahraay xasuusaha qaar sow maba baxo Alle ha sahlo
@maxamedcabdicilmi6181
Жыл бұрын
Caruurteeda ka ugu yarba 25 jira
@rooblemahamedali4290
7 жыл бұрын
Waa hees qaliya Abwanka ereyada lahaan alle ha unaxaristee wuxuu ahaa Cumar aden qalinle Oo ku magaca dheera Cumar botoboto Marxum mahamed Faarax isna alle ha unaxaristo wuu inaga hooseya fananada sahra cali xasana wey noshahay Dubai ayeey Show ku qabten waxana malgalisay shirkada daalo airline 2005 ayey aheyd axyaa Hees
@sidikjama1135
6 жыл бұрын
Rooble Mahamed Ali Si fiican baad u haysaa taariikhdaa saaxiib
Si live ah ayuu u heesayaa dadka hortooda Illaahay ha u naxariisto wuxuu ahaa fanaan laxamiiste ah oo mucjiso ah Fanaaniinta danbaay si live ah ma u heesi kartaan?
Пікірлер: 96