KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Heesta Sabi Sayid Khaliifa
Күн бұрын
Heesta Sabi Sayid Khaliifa
Рет қаралды
41,996
PUNTLAND TV
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 20
@abdirahmanismail1818
4 жыл бұрын
Heestu waa murti iyo xikmad socota, fariinta ay diraaysaana waa in qoysaskeenu ilmaha kala koriyaan, qorshena samaytaan mustaqbalka ku wajahan. Qoys kastaa labo ruux ayuu ka bilaabmaa, marka dambena qoysku wuu bataa duuruufo ayuuna wajahaa, waa in lagu xisaabtamo. Mahadsanid Macalin/Abwaan Siciid Saalax Mahadsanid Alfanaan Sayid Khaliifa
@qaliosman1614
8 жыл бұрын
illahayoow ummadda soomaliyeed soohaday oo xaqqa tusi oo gobanimada waxay tahay tusi oo meelisukeen aamiin aammiin gowanimo qeer qabto noodhali aammiin allahayoow aammiin allahayoow.
@jamamohamud3438
Жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan siciid saalax axmed
@wacaalchanel3735
6 жыл бұрын
Walaahi waligay hees ka xikmad badan ma arag oo soomaali saas wax ugu sharaxda ilaahow dadkayga xaqa tus oo dantooda fahansii
@AmalOmarHassan
Жыл бұрын
Abti mannen noolaw ❤❤❤❤
@alixashi1952
5 жыл бұрын
nice song mr sayid khalifa macalim allaha ku xifdiyo
@Daad7
Жыл бұрын
Hibada Sayid Khaliifa Waa Mid Ka Duwan Kuwa Kale, Kama Daalo Dhageysiga Heesihiisa.
@fananD5lubi
11 ай бұрын
Waxi qadarata rabi ah yaan lagu mashaquulin
@abdihanadmohamedhussein1959
6 жыл бұрын
My fanaankeyga
@usradahmonov6362
8 жыл бұрын
waaw wa faanan wey sayid khaliifa
@أجلسحديقة
6 жыл бұрын
Maasha alaah afkaan wax kuugoon hakaago ayaa ladhahaa afkaaga caano laguqabay garabkaagana geesi wiil kugugargaro guulguul
@khadarmaxamedismacil3266
6 жыл бұрын
heesta macnehedu waa laba:midi waa tan heesta laga dareemayo:midna waa sidaan oo kale waa soomaliya iyo somaliland somaliya waxay dhashay 20 ka badan oo ah mamul gobeleedo sida; kismayo putlan iyo dhuuso mareed sidaas ooy tahay somaliland waa dawlad curdin ah oo aduunka ku soo biri ranta lkn somaliland waxay tiri oo heesta ku jiirta-dhalan mayo.macnehedu waa somaliya oo intaas caruur ka dayacan yihiin walal la noqon mayo........maxad ka fahantay heesta mar labaad
@ifkanoloshawahoyomcn7213
6 жыл бұрын
Su'aalahaa oodhan jawaabhoodu waa maya cajaa'ib somali tarankeda badan maasha allaah lkn illahi afkoda jeexa arzaaqada bixiyo
@qooryarestudio
6 жыл бұрын
kaskaa xaji caqliga allaha kudhowro
@m.ojorre5529
7 жыл бұрын
dhabta sadex maqaadee bal xagey isaartaa?
@hab1246
8 жыл бұрын
heesta hees xikmad iyo caqi ku salaysan weeye
@sadiyarooney4475
5 жыл бұрын
Heetan waxay kahadleysa aabah iyo hoyada ilmaha iskadhalayo ayagoon wax dhaqaala heysan family planning UNICEF