Waan Hubaa inaad Heestaan ila dhgeysn Doontid 2024 mise waa kaligeyga Hadaad iga danbeysid like isaar old is gold Lafoole😮❤❤🧏♀️🙋
@Noloshacusubwainlasodhaweya
3 ай бұрын
Manta ban imi halkan Wana kuso booqday glb wcn
@UmuRayaan-ul5xu
3 ай бұрын
Wakhtigan 6/2/2024 9:4Am 😮
@abdifatahmuseh9609
3 ай бұрын
tan ilaa 2021 kii wan dhagaysanayy
@apdikanisweden8571
3 ай бұрын
@@Noloshacusubwainlasodhaweya Malin Wacan🙏🫡
@alahayowarligeygukiiisraac4225
2 ай бұрын
❤🇸🇴✅
@Lazanodiyara
3 ай бұрын
2015 waa markii igu horeysay oo aan maqlo hestan waxaan ahaa safar qatay mudo dheer.waxaan mar walba ku ceshanayanay aniga iyo will aan shaqo.wadaag.ahyn runtii qisad heestu waxaad modayey iny aniga.iga.hdlyoso 😢 waan hubaa inaad halkan kusoo noqoty fadalan like isaar 😢❤😊
@hamsesudeysi
Жыл бұрын
Qisada heesta:abwaanka heesta sameeyay waxa ay xidhiidh wadaag ahaayen gabadh ay muddo dheer wada socdeen kadib gabadhii ayaa ku wacad furtay oo nin kale guursatay abwaankii waxa ku dhacay niyad jab wayn kadib ayaa abwaanka waxay is barteen gabadh qurbaha ka timi wax ay wadaageen xidhiidh gabadhiina wuxuu ka helay jacayl iyo daryeel aad u badan ka dib ayay is guursadeen wuxuuna ku illaaway dhibtii ay gabadhii hore soo marisay oo waakan leh”dhaawici hore ee qabay waxa tahay dhalhtaradii muddo iga dhayayso waad I dhiiri gelisee” gabdhii ayaa qurbaha ka aadday abwaanka kaddib heestan qiimaha badan ayuu u sameeyay.
@@mahadmohedali720 wax ma inga sheegi kartaa qisada dhabta ah?
@saynababshir
10 ай бұрын
Pro qisada heesta sidan maahan xiligii dagaaladu dalka ka socday siiba somaliland ayay ka dhacday hadii aad u baahan tahayna waan kuu faah,faahin karaa
@ayaancabdi2770
9 ай бұрын
@@saynababshirnoo faah faahi wll
@zakariemohamed8279
9 ай бұрын
@@saynababshirsoo koob bal wll
@KowserAbdiDiriye
2 ай бұрын
Wan hubaa inaa 2024 ilaa dhageysaneysiid❤
@baliilsama-wade4210
3 жыл бұрын
Haduu taarka so dhacay Dhawaan so bax kugu yiri Dharar qura aduunyada Hanti aad ku dhaqatiyo Haka waayin dharagoo Xasuuso iyo xiiso my old time iyo xamarteeni😥🥰
@sundusbashiir64
2 жыл бұрын
💋❤❤❤❤❤❣❣❣❣
@homzesuniil4872
Жыл бұрын
ma ihi mucashaq ku xeel dher arimaha qalpiga quseeya lk wxn shaki ku jirin hestani inayy thyy dhanbaal dareen duco sagootin🥺❤qlpi ksto si dacada wx u jcldyy alle io malaaigtiizu ha jecladan dhmntena alle raali ha inaga ahado🤲uztaad moh hassan huzein🙏
@abdallacusmaan593
3 жыл бұрын
Heestaan waxaan maqlay markii iigu horeysay 2010 anigoo dugsi dhexe ah oo subax iskuulka u socda ayaan dukaan aan qalinka ka iibsanayay ka daarneed heestaan. Runtii waxaan hilmaamay in aa ka daahsanaa iskuulka. Jeceeyl iyo ardaynimo😢 The modren legend Alfanaan zaciim Lafoole ❤ heesahaaga waxay daawo u yihiin mucaashiqiinta.
@amiinoahmed6297
Жыл бұрын
tukanka anaaa jogay
@idilabdirashid5141
Жыл бұрын
Jcl wax barsho kugu galo waa xanun runti
@AminaHussein-du4lr
8 ай бұрын
Manoshahay Hada affter 2year ago😅😮
@abdihakimhassan5907
3 жыл бұрын
Dhedigaba aduunbaa igu dhega nuglaayoo adi so dhaweeyo dhaawaci horeen qabay waxaa tahay dhaqtaradii mudo iga dhayeyso waa i dhiiri gelisee hadii aad dhaqaaqdoo inaa dhoofto jeceshahy gaarigaa dhaqsanayee ku sidaa ma dheeliyoo uma seexdo dhinacoo ilaahey dhantaalkiyo kuma tuso dhibaato ayaan dhalad nasiibliyo mid hodan ah hakaa dhigo legend Lafoole big respect ❤️
@fardowsougbad4250
3 жыл бұрын
Dhaawicii horee qabay qalbii waxaa tahy dhakhtarkii muda iga dhayaayo waa i dhiirigalisee My husban Alle ha iika dhowro♥️🥰
@Abdisadik28774
3 жыл бұрын
Mashalah my Dia sister Allah kuxafidoo zowjkada 💗💗💗💗 waxan jeclahay xasaska adiga cml ninkeda xasusatoo
@ahmedsalad6131
3 жыл бұрын
Allaha isku kiin daayo
@faysalcismaan127
3 жыл бұрын
@@Abdisadik28774 played0
@anothernewlevel3469
2 жыл бұрын
Fardowso ugbad masha allh alle ha isku kiin xafido abayo coment iso jiitay runtii waxaa halkaa iga muuqdo inaa tihiin dad jaceyl kuwada nool
@dahabodheyman5419
2 жыл бұрын
Allhow ika xafido lanata Mel MA garen wlhi ❤️❤️💯💯💯💋💋💋💋💋
@rahmoomar3579
2 жыл бұрын
Heestan ninkeyga I qadi jiray hada Wu iga fogyahay xasus heestan uso radi illahay nabad haigukeno ninkeyga ad ka ujeclhy😭💋💋♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️💕💕
@aimansuleimam3849
Ай бұрын
Wlaal wali muu ka maqanyahy Bisine
@nasriinmoha3431
3 жыл бұрын
Anoo qalbiga kadhawacan wandhagaystay hestaaan way xanuunbadney Balse maaantoo aaan haysto dhaqtarkaygiii ankuriyon jiray way igusocotaaaa 😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kafiyakiin3163
2 жыл бұрын
Aniga wakhti an dhawacna dhagaysan jiray lkn aniga dhaqtar isku noqday isdaweyey ma helin qofkle i daweya
@malyuuncali5824
10 ай бұрын
@@kafiyakiin3163 allah ha ku siiyoh
@samaphale5362
9 ай бұрын
THE FEELINGS I HAVE FOR THIS SONG WILL NEVER GROW OLD😢😢 Tani waa qisadeyda oo aan marlabaad halkaan idiinkula wadaagi doono. Mid horaa jirtay oo aan qoray mudo laba sanna ka hor ah. blse magaranaayo cida delete tiri😢😢 Sanadku waa 2017 waxaan is baranay gabadh aad u qiima badneyd lahayd bashariyad dahab. Waxeey ahayd mid aan miithaalkeeda iyo wax aan ku tilmaamo anan garanayn, waxuu ilaaheey ka dhigay mid hodan ku ah hab dhaqanka suuban ee gabdhaheena somaaliyeed lagu sheegay. Waxaan iska baranay group whasp ah oo aay asxeebteyda igu soo dareen, waxaana habeenka qisadiii soo bilowatay eey noqotay mid sooo jiitanta ilaa maanta ruuxdeydana la falgasho, sababtoo ah dareemaha kugu abuurmo adoo marxalada adag ku sugan waxaa lagu tilmaama inuu ka xasuusyi badan amawacan yahay kuwa kugu beerma adoo ladan ama hodan ka ah wax yaabaha ruuxda farxad geliya. Waxaan ahaa ardey kunoola xeryaha qaxootiga ee dhaadaab kenya aamina waxeey ahayd gabar kunooleyd cariga maraykanka waxaa dhacday inaan wax bdn wada xariirnay samaayn fogna isku yeelanay midba midka kalle. Waxaan ahayn kuwa wada hadla waqti bdn asxaab ah is dhiira geliya, waxaa dhacday inaan dareen ruuxeyda iyo quluubteyda qilaaf dhex dhigay aan u qaaday, waxaana igu adkaatay inaan bal ku dhiirado inan darenkeyga kala hadlo iyo waxa aan ayada u qabo. Waxaan u ahaa walaal ayada ka wayn saaxib aay ku nefisto, dareenka dhabta ahna maaha kuwa la muuj8n karro sifa kasto iyo sabab walbo. Balse degananshaha iyo quruxda uu qulubteena ugu dhex noolyahay ayaa sababta inaan ku dhiiran weeeyno 💔waxaa dhacday inaan darenkeyga qarsan waayo waxaana isku qanciyay bal inaan ayada u sheegto laga yaaba inaan qayr kala kulmo isla dhamaadka sanadkaa oo ah 2017. Waxaana dhacday inuu jacaylka aan u qabay boqoradiii aan rajada bdn ka qabay dhankeeda uu ka mid noqday malaayinta qiso jacayl eee guuldareysta. Sababtoo ah weey aamini weeysay inuu jeclaaday walaalkii eey dooratay sida uuu isagaba u aamini wayay inuu jeclaaday walashiiisi. Alla yaa quluubteyda kuu qallo oo kuu muujiya waxa kuugu beeran 😢😢 Waxaa dhacday inaan wayay salanteedi. walalnimdiii saxibtinimadeedi iyo kalsoonideediba ayadoo ku fekertay inan ka faaideystay fursadahaas aan dhankeeda ka helay. Waxaa dhacday inaan mugdi galay anoo marxaladiihi nololed horre ku sugnaa hadana qalbiga ka dilmay. Maxaa loo lahaa jacaylka waa boqor, maxaa looga been sheegay mase kuwa uu nasiibkooda meel wacan kaga beegay moowjadaha jacaylka ayaan ku daba lumay. Axxxx😢 Saas oo aay tahay waxaan nafteyda u sheegay ineey ku qasbantahay ineey kunoolaato nolosha dhabta kana tanasusho Riyyadiii rumoobi weysay.samirna laabta gudoonsiiso lkn weey adagtahay inaan qof lagu dhaho samir marka musiibada aaynan taada ahayn waana wax adag qof dhibane ah inuu qaato. Saas oo ay tahay wali ma iloobin samir kasto ineey ka danbeeyso waxyaabo qurux bdn. Samirka iyo jacaylka hadeey nasab yahiin waxaan wali ka sugayaa Aamunteydi qalbiga wanagsanyd Waxaa dhacday inaan noqday mid quluubta ka jooga agteeda waxaan noqday mid dedalkiisa wax barasho hoos u dhac ku yimi. Waxaana aay galaafatay natiijadeyda dugsiga sarre. Anoo intaas ooo dhiba iyo marxalada u mutay darteed ayaa hadana go'aan ah waxeey gaadhay in social media oo idil eey joojin doonto maadama eey bilaabi doonto colegde iyo ineey diyaar u tahay ineey fuliso riyada hooyadeed oo ahayd ineey noqoto "dhaqtar" Taasi si eey u gaadhana eey iska indho tirto wax walipa ooo ayada hadafkeeda ka mashqulin karaayo😢 Aamino why aaa saas u sameyneesa xitaa fursad aan ku dhaho ma helin waaana bilowga 2018😢 wax walipa waa aay is bedeleen fariiin xitaa eey iigu shegeyso hadaan heli lahaa maxaay iga dhibtaa waxaa dhaci lahayd inaan samri lahaa. Boqoradeydaas ayaa galafatay wax walipa oo ahaa quruxda noloshayda farxadeyda iyo xitaa jirkayga oo noqday mid dhamaada😢 waxaana igu dhacay inaan jilibka kasii jabay anoo kubad cayaaraayo ooo noqday sariir yaal muda 8 bilood ah meeysan iga soo war doonin meel aan kaga sheegana iima reebin😢 Mida ugu xanuunka badan ayaa ah in anan aqoon asxabteedi walidkeeda sbbto ah waxaay ahayd dadka anan asxabta lahayn aaminsan privicay ama personal space. Waxaan ilaah ugu baryayaa tan igu dhacday ineeysan ku dhicin qof walpoo gaaal ama islaam ah waaayo weey xanuun badan tahay xitaaa uma rajeeynayo ineey ku riyoodaan. Waa fiidkii waxaan fadhiyaa banaanka oo ay ka dhacayso neecaw aad u macaan, waxaan daawanaya dayaxa oo kolba iga qarsoomaya iyo xidigaha, waxaan dhagaysanaya oo igu wehelinaya jawigaaa cidladaha heeskaan 'dhoof' "Hadii aad dhaqaaqdoo inaad dhoofta jeceshahay dharaar qudha aduunyada hanti aad ku dhaqantiyo haka waayin dharag". Waxay ila tahay inaan wax tabaayo Aamunteeydiyey, ilama aha ee dhab ayaan u tabayaa qof waqtigu isu kaaya diiday sannado kahor durruftana iga qarisay , se aniga ay ila tahay wali inaan wada joogno oo waxa aan la noolahay xasuusihiisa se iguma filna, waxaan dareemaya wax walba oo aan wadajir u qaban jirnay inay heetinayan/dhutinayaan oo aan kali ku ahay. Aah! Maxaan ku tabey wehelkaygiiyeey? Sheekooyin aan kawada sheekeyn jirnay, kaligay ayaa hadda sawiranayaa mala'awaal la'aanta, bariidintii aan subax walba uguso kici jiray mobilkayga sidii gambaleelkii waan waayay, wax walba oo dhankaaga ah waan waayay. Waan kuu xiisey, aadbaan kuugu boholyoobey, maalin walba oo arabaca ah fariin ayaan dhankaaga usoo qoraa aan ogahay inaanay kuso gaarayn se aan naftayda uga dhaadhiciyo iyadoo kuso gaartay aan jawaabna kaa helay. Waxaan kaaso salaamaya duni kale oo aanad ii ogayn anna ma ogi dunida aad ku nooshahay iyo sida aad ugu raaxaysanayo dadka aad la noshahay ma yihiin kuwa ku qiimeyo? Mayihiin kuwa milgahaad mudneyd kugu maamusa boqranteydi qiimaha badneydeey. Se codkaaga oo aan hal mar maqlo ayaa waxa dunida yaal oo dhan iiga muhiimsanan lahaa hadii lay dooransiiyo, maba dhacaysee. Sbbto ah majirto cid ka maqnaaneyso intaan qadka bilaa sabab blse ilaaheey shakigeyga ah ineey wax yeelowday run kama dhigo. Waxeey hadda ka horre iii sheegtay iney dagan tahay washington degmo ama xaafad la yiraahdo " high point" ma anaaba iloowaba eray kamida waxii ina dhex maray qaali. Waxaan kuu rajeeynaaya wanaaga aduunka guudkiisa saaran. Gadaasha waxaan noqday mid hami yeeshay mustaqbal dhistay isku filnaaday. Adna waxaan rajeynaayaa dabadeey inaad xaqiijisay guulo bdn nolosha ah kuuma rajeeynaayo walahi cadhiim ineey inyar oo nusqaan ah ama qasaaro ah lakulantay cadeeydeydi. Waxaan kuu rajeeynayaa markii iigu kaa danbeysay waad qosleysee gadaashey ha murugoon ugaaso❤ Hadii aad rer yelatayna rabi haakaga dhigo guri aad dhexdiisa ku mudan ciil iyo wax aad ku dareento quus. Rabi ayaan amaanadiisa kuu wakiishay. Hadiii aay dhacdo inaan dib qulubtaada ugu soo dhaco maaalin un ogoow inan wax bdn ku taway inaan. Maalin walpoo arbaca ah facebook fariiin kuugu reebi jiray bal si aad u aragto inaadan maalin xasuustayda ka baxin ilaa iyo maantaba😢 Haduuu mowdka iqaado anagoon kulmin ogoow inan wx badan rajeeyayy lakulankaaga. Heskaan waxaa la qoray ayaadoo dadka balamaha ku adagyiihin isgaadhsiintuna ahayd mid adag blse aniga waxaay ii noqatay kaar jabiye aanan ku daaweeyo xanuun qalbiga iga haleelay oo aan ogayn waxa aan ku mutay. Aamino miyaa iigu tala gashay uma maleynaayo jawabtaadu inaa " HAA: noqon lahayd waayo dun wangaaaga ayaan ogahay Waxaan halkaan fariin ugu reebayaa mucashaqiinta oo aan leeyhy haduu qalbigaaga la dhawacan yahay jacayl awgiii ogoow inaad tahay qof nasiib wacan sbbto ah asaagen maanta waxeey la daaladhacayan nacab iyo xasidnimo buux dhaafiyay qulubtooda. Waxaana jira kumanaan qisoo qarsoon kuwaa ooo ku dhex nool quluubta kuwa muteystay waxa ugu fcn ee la rajeeyo oo ah jacayl. Boogsiimo wacan gacalayaal❤ Amino mohamed my today and tomorrow i missed your soul❤
@Apdalla170
9 ай бұрын
Walhi qisadan si saaid ah ayay ii tabaty ilahy waxan kaga baryay in aad mar uun Aragtid oo ay ka Aqbasho jaceylka walida ah oo aad u qaaday Walhi jaceylku waa xanuun zhp ilhy ha kula garab galo❤️🩹😫🥺😭
@nasroshuuriye2008
8 ай бұрын
ax wan la xanuusadey qisadaan waxaba mooda iney aniga iga hadleyso😢
@ubaxcabdi7698
7 ай бұрын
Alla qalbiga wllo sory anaaba wlhi la ooyey qisadaada 😭😭😭😭
@Apdalla170
7 ай бұрын
@@ubaxcabdi7698 aamin
@japouti_poi
5 ай бұрын
Wllhi wll qisadan waan la ilmeeyey allah ku furo faraj kheyr qaba walibana kulakulansiiyo aminadaadi aad cashaqdey 😢❤
@guledali97
3 жыл бұрын
Fananka kaliya een wax neceb ama mucaarid Ku ah aan waayay walee 💯 legend of legends👏👏👏👍👍💞 maxamed xasan xusen lafoole
@alnaimi4035
3 жыл бұрын
Adigu ma dadkaad badhaa mucaarid😅 kooda
@guledali97
3 жыл бұрын
@@alnaimi4035 adigu maxad ahayd horto nin mse labeeb
@CHARMA0
3 жыл бұрын
True
@jamaal_cademaazim1487
3 жыл бұрын
Guleed waaruntada wllhi maba jirtabo
@nasradiindaib8480
3 жыл бұрын
Heestan anoo yar baan dhagysan jiray ilaa imiga waan jeclahay heesaha lafoole in kastoyna kala dhicin Hadana tan si garan u sii jeclahay legend lafoole ❤🙏
Legend is Always Legend Lafoole heezihisa markan maqlo waan suuxa because meel ayay i taabtan wiil an jeclan jiray oo i xumeeyay ayan ku xasuusta omg😭 Jcylku waa uu xanun badanyahay markadan haysan qofkagii hore ayay somali ugu maahmahday jcyl an Lagula wadin wakhtigaga yuu lumin
@muscapfuaad4273
2 жыл бұрын
Waad iska Heli qofkaaga wlashayey
@ibrahimadamjimale5037
3 жыл бұрын
Adoo Qalbigaaga dhaawac jacayl la kulmay, ma heshay ruux Nafta kuu bixiya oo Qalbigaaga daweeyo kadib ma dhagaysataa heestaan Qalbiga ruxaysa.
@deeqaabdi.j3136
3 жыл бұрын
Way yaryihiin dad hela midaas
@nimcoyusuf8975
3 жыл бұрын
Haàaa cawa so radiye iso duce inu ale igu qadin samirkaan
@guidetoquran9240
3 жыл бұрын
haa weey dhacdaa
@falastinfalastin6916
2 жыл бұрын
😔
@bulgerietv8482
3 жыл бұрын
Big legend Mohamed hassan hussein Lafoole Full respect 11 Feb 2021 Habeen jumco ah Burco togdheer.
@azlmcl198
3 жыл бұрын
yaa ciyaala irish ku slmy cousin
@ahmedhassan-vo1uu
3 жыл бұрын
Yaa salaam 09/03/2021 TUESDAY Time 11:52pm Sxb this is the legend of Somali
@Abdikareem875
2 жыл бұрын
12/8/2021 Maalin Khamiis ah Birmingham uk Burco aad ban ugu xiisay wlhi ❤️
@niicle_poi609
2 жыл бұрын
14_Aug_2021 Legend lafoole ❣️💯❣️💯🌏🌼
@abdiqafarxamsa1845
2 жыл бұрын
listening lafoole ❤❤ 20 may 2022 maalin sabti ah Mogadishu dharkeynlay xafada madiino❤❤
@user-Jaceylow
7 ай бұрын
Saacadu waa 3:35 Habeenimo Waxa joGa Kampala Waxa iGu jira Safar Tahriib Waxa U zocdaa Wadanka Brazil🇧🇷 Waxan Bixi rapaa 25 Bishaan october Izo Duceeya Dhalin Yaro In uu Meel Kheyr qabta ILaaheey ii sahlo🤲 Maalin Un Wan soo Booqan Doonaa Anoo Guul Nolosha Ka Gaaray inzhalah💔😭
Adigaa dhir iyo ubax iyo dhool aroor da,ay dhul xareedi waran tahay uga dhigan naftaydee my fav song ❤️🤍💚🎵
@abdirahmanalimohamed1419
2 жыл бұрын
Haddii Guurkaagi koobaad ku hungowday. Walina 10 sano iyo washii aadan guursan. Tii nolosha macaanteeda ku tusin lahaydna raadinaysid. Dhac ku sii waan ka helay.
@Carafat76
Жыл бұрын
14-1-2023 still am listening to this song Now I'm in Uganda, the capital city Kampala time 8:45 pm on Saturday what a song 😭 now I'm crying coz I'm in love I don't know the reason
@safiyoabdirizakhassan7061
7 ай бұрын
Even me am crying but I don’t know the reason 😢😢😢
@suheyb9008
3 жыл бұрын
Lagend of two generations hadii aad argto qoralkeyga like ta dhac ku sii
@Dacar11
2 жыл бұрын
Qisada Heestan😩❤️ Waxay Ahayd Wakhti Hore Waxaanan Joogay Magaalada Berbera Goor Duhur Ah Ayeey Jabhadda SNM Soo Galeen Magaalada Berbera Dagaal Ayaana Dhex Maray Ciidamadii Halkaa Ku Sugnaa Iyo Jabhadda SNM Faliidh Kasoo Duulay Madaafiicdii La Is Waydaarsanayey Ayaa Lugta Iga Galay. Magaalada Dhakhtarka Weyn Oo Qudha Ayaa Goob Caafimaad Ku Yaalay Kii Ayaa La I Geeyey Dhakhaatiir Fiican May Joogin Oo Waxaa La I Jiifiyey Geed Weyn Oo Dhakhtarka U Dhawaa Bartii Baan Muddo Jiifey Oo Ay Gabdho Kalkaalisooyin Ahi Igu Dhayi Jireen Lugtii Ayaa Kasii Dqrtey Ilaa Ay Quruntay Markii Danbe Maadaamo Aanay Oo Lin Daawooyin Fiican Dumarkii Way Iga Wis-Wiseen Wayna Iga Tageen Marka Laga Reebo Gabadh Yar Oo 18 Sanno Jirta Gabadhaas Ayaa Ka Naxdey Xaalada Aan Ku Suganahay Waxeyna Ii Doontay Biyo Milix Leh Iyo Liin Dhanaan Muddo Bil Ah Ayeey Habeen Iyo Maalin I Marinaysay Biyihii Milixda Lahaa Iyo Liintii Ina Dhayeysay Lugti Way Isoo Raysay Qolof Ayaana Soo Fuushay Kaarkiina Wuu Iga Jabay Anigoo La Yaaban Gabadhan Yar Wanaageeda Iyo Dadnimadeeda Ayeey Subaxii Danbe Ii Timid Waxeyna Igu Dhahdey Waxa Iisoo Baxay Transport Si Dhakhso Ahna Usoo Bax Ayaa La Igu Dhahay Norwey Ayaanan Tagayaa Nairobi Ayaan Diyaarad Ka Raacaya Waan Kuso Duceynayaa Ee Nabad Galyo Waxaan Ku Dhahay Barri Isoo Mar Intaanad Bixin Waayahay Ayeey Igu Tiri Habeenkii Ayaan Is Dhahay Maxaad Ugu Abaal Gudaa Gabadhan Geerida Kaala Tacaashay Ee Waxaas Oo Wanaaga Kuu Qabatay Wax Aduun Ah Maan Hayn Balse Waxaan Soo Qaatay Qalin Iyo Waraaq Waxaanan Sameeyey Hees Ammaan Iyo Duco Isugu Jirta Si Ilaahay Safarkeeda Ugu Fudeydiyo Nolol Wanaagsana Uu Ugu Nooleeyo Xayaatadeeda Oo Idil Subixii Ayeey Isoo Martey Waxaan U Dhiibay Warqadii Waxaanan Ku Dhahay Nin Lafoole La Yiraahdo Ee Nairobi Jooga Warqadaas U Gee Sidiibey Yeeshay Heestiina Lafoole Ayaa Markiiba Soo Qaadey Gabadhii Si Nabada Ayeey Norwey Ku Tagtey Wax Yar Ka Dibna Waxa Guursadey Nin Wanaagsan Hanti Wacana Haysta Gabadhi Nolol Wanaagsan Ayeey Hashay Ducadeydiina Rabbi Waa Ii Aqbalay. Dumarkaba Aduunbaa Iigu Dhaga Nuglaayoo Aad Iisoo Dhaweeyee Dhaawicii Horeen Qabey Waxad Tahay Dhakhtaradii Dhibka Iga Dhayeeysoo Waad I Dhiiri Galisee Hadii Aad Dhaqaaqdood Inaad Dhoofto Jeceshahey Gaadhigaa Dhakhsanayee Ku Sidaa Ma Dheeliyo Uma Seexdo Dhinacyada Ilaahey Dhantaalkiyo Kuma Tuso Dhibaatoo Ayaan Dhalad Nasiibliyo Mid Hoodale Hakaa Dhigo Adaa Dheeman Iyo Luul Iyo Dhagaxa Dahabka Ah Qiimiga Wax Dheeroo Adigaa Dhir Ubax Iyo Dhool Aroor Da’ay Dhul Xareedi Wadhantahey Uga Dhigan Nafteeydee Haduu taarki soo dhacay Dhawaan Soo Bax Kugu Yidhi Dharaar Qudha Aduunyada Hanti Aad Ku Dhaqatiyo Haka Waayin Dharagoo Ilaahey Dhantaalkiyo Kuma Tuso Dhibaatoo Ayaan Dhalad Nasiibliyo Mid Hoodale Hakaa Dhigo
@abdirazakali7144
3 жыл бұрын
Heetan sigaara ayey ii taabanay saa markaad jacaylka mudo jaar latahay Ayaad ereyadan fahmi kartaa Allxamdullah inkasta oo Aan jacaylkayga midhihiisii gurtay Xaaskyga Aamina Amiir ugaas waan kugu faanaa Adiga iyo Awlaadenaba 🤲👨👩👧👦✌❤
@najaxnalkaofficial6532
3 жыл бұрын
Mnshalh iskuwaara🤲♥️💋
@abdirazakali7144
3 жыл бұрын
@@najaxnalkaofficial6532 mahad sanid wllshay
@shamsadii
Жыл бұрын
Mansha Allah guulaysta
@abdirazakali7144
Жыл бұрын
@@shamsadii mahad sanid wllo
@ismacilxasan8904
5 ай бұрын
m a
@hodanahmed9006
2 жыл бұрын
Heestan waligay ayaan jeclaa lkn maanta dareen jcylkii hore ka duwan bn ku dhegaysanayaa. Waayo waxan qorshaystay inaan ka guuro magaalada an deganhy ee boorama waalidkaygii, walaalhy,saaxibaday,ehelkaygii,jaarkaygii,xasuusahaygii nolosha oodhan bn ka fogaanaya waxkasto jeclaana wanka hayaamaya 😭😭😭😭😭 sobobta oo ah ninkaygu halka uujoogo inan kula noolado ayaa waajib ah 💔💔💔💔
@user-tj8bk5gg3c
3 ай бұрын
😢😢
@MOHD-MOH
11 ай бұрын
Qisayda 7/jun/2023 😢😢 Waxay ahyd horaantii sanadkii 2021 gaar ahaan bishii 2 Markii ugu horeysay ee aan is baranay Gabdhii aan dumar intooda kale ka calmaday Bilowgii barashadena !! Najax waxay ahayd gabdh joog iyo jamaal Alleh U dhameyay dabciga iyo dhaqankeeda soo jiidashada leh waa mid qof walba ku jecalaan karo Intaa waxa u dheer aqoon iyo garashada toolmoon Xidhiidh yagii baa bilowday mudo ayuu curdin ahaa Si facan ayaan isku fahanay Heer waxan garnay anaa cabaaar Kala maqnan AROOR ha dhihin HADHGAL ha dhihin SAQBADH ha dhihin Goor walba waxan ahayn dad khadka ka wada hadala Oon Kala maqnan qadar nusu saca xitaa Habeenada qaar xafada igu kalay bay i Oran jirtay Oo ay igu marti qaadi jirtay Wuxu wakhtigu is gurabo 2022 baa la galay Lakin dhinacaga gaabis baa ka yimid Oo waan ka xiisa dhacay I ogaa tay inay wax i qaldan yihiin oo aana sidii hore ahayn Habeen ayan xafadooda ugu tagay oo albaabka gurigooda ayay si tartiib ah iga furtay Way i hor socotay waxay iga soo talabisay barande Qolka markay sii gelaysay ayay tafta fayday Waxa hal mar i muqday kubab waa wayn oo cadcad inta ay leeg yihiina lala ashqararo Maxaa nimco iyo aduun Rabi ku raray AAH!! Wuxu ficanaa oo indhaha u ranaa Waan shekaysanay oo waxay ugu dhurtay war ay ku sheegayso inay aad i jeceshahy Wajigeeda ayaan si fican isha u geliyay Bishmaheda debnaheda way yara burburan yihiin Oo misna jileec sayida ayaa ka muqday alla dhukasha ku haboona ayaan niyada ka iri Habeenka dareenkeyga waan celin kari wayay Waxan ka dalbaday gogol dhaaf lakin Way iga diiday Waxay igu tiri gabdhnimadeyda ha ku ciyaarin iyo jeceylkena ee aan is xalaashano Lakin waxan cudur daar uga dhigay labdenuba ardey ban nahy Lakin waa is fahmi waynay Habeenka anoo xanaqsan ayan gurigoda ka imid Waxana goaansaday inaan halka ku soo gabagabeyo xidhidhka aan wakhtiga dheer soo wadnay Markaan xafadayada imid wayay WhatsApp igala soo hadashay lakin message ka ma jawaabin Call cadiya ayay iga soo garacday Lakin mashqul ayan kaga xidhay Numbero dadka kale ayay iga soo garaci jirtay Xita ma qabn jirin Gabadh ay saxiibo yihiin Ayay isoo dirta waan ka dhuman jiray Message ka ay WhatsApp ka iga soo qorayso Ee calacalka ah waxan si madaysi leh u tusi jiray asaxbatayda Erayda ay isoo qorto waxa ka mid ahaa ila iyo hadana aan maskaxdeyda ka bixn waa Khaladka aan ka galay i sheeg waan ka raali gelinaya Wixii aan xumeyayna dib ayaan u saxayaa Ha i cidleyn!!!😭 Nabsi ha iga gelin 😭 Maalin waad i raadin doontaa si aad i tidhaahdo iga raali noqo laakiin i rumayso taasi waad daahsan doontaa...👋😥 Balse wax ahmiyada ma siin raaligelinta iyo qoralkeda Maanta aniga ayaa ubaahan hadii aan heli lahaa awood aan kula kulmo ama aan aqaano meel ay joogto 😭😭 Waxaan kuu rajeynayaa guul tallaabo walbo oo aad saaka qaadayso, wanaagga alle hakuu raaciyo meel kasta oo aad tagto.🙏
@arwaahmed4856
3 ай бұрын
Si Xun ayad u Gashay inanta Lkn ogow in ay Ku sugyzo adna 😢
@cisidinhussein2571
Жыл бұрын
Heestan waa xasuusta Nolesheyda Qof laga tagey unbaana dareemi kara Waxaan dhageysaneyay markii layga tagey 2011 Wlhi mar walboon arko xusuusbaan galaa Waxaan urajeynaya qofkaas aan wakhtigaas dareenkaas uqaadey farxad iney ku noolaato🤣❤️🙏
Macallinkii Physician-ka ahaa ee Maxamuud Cabdikariim Muuse Durunow oo heestan allifay markii dambena South Afrika shil baabuur ugu geeriyooday Alle ha janneeyo nin qiimo badan ayey iigu sheegeen qaar ka mid ah saaxiibadii
@mohamedabdullahi4652
3 жыл бұрын
Mahaddanid ustaad cumar seerbia
@sayidcumar6911
3 жыл бұрын
Aad iyo aad cumaroow. Allaha u naxariisto durunoow.
@tababarexuseenmataan1141
2 жыл бұрын
Eebe ha u naxariisto mudane
@mustafeahmadgeedi9527
2 жыл бұрын
Allaah naxariistii jantul fardawsa haka waraabiyo
@abdikanimohamedabdikarim4065
2 жыл бұрын
mohamud mohamed abdikarim omar ( durunow) naxaristi jano allaha siiyo
@hodanali2343
Жыл бұрын
Heestaan waxaa igu horeyse 15 dhamadkeda waxaan kasoo tagaayi Saudi Arabia 🇸🇦 waxaa isoo diray wiilkii igu horeeye aan shukaansi ku bartay waxoo joogay Italy 🇮🇹 ane waxaa soo adaayi Somalia 🇸🇴 waxoo igu dhahay ha bixin ane walidkeyga ayaa la nolaa meeshee tagaayan inaan aado waa ku qasbanaa waana yaraa 15sano jira ahaa waaana jaclaa wlhi lkn nasiibka na kala waday hada meeshoo joogo iyo inoo nool yahay ma ogi lkn illhey waxaa ugu baryaa nolol qurux bdn cafimad aduun iyo aakhiro kuma ilaaabi dooni 🙏🥲😭😭😭😭😭😭😭😭
@malyuuncabdinuurmalyuuncab6610
8 ай бұрын
Sorry wax kasto wa qadar rabbi wana la qata
@SalahAhmed-iv2qz
5 ай бұрын
😍🤩
@Susuu7777
Ай бұрын
Mxd uradin weysay hadu qof ficn yhy
@walaltigerofficial3568
3 жыл бұрын
Heestan waa heesta aan ugu jeclahahy heesaha #Ustaad_Lafoole waxaana jeclahahy maaLin un inan ku Luuqeyo Insha Allah❣️🇸🇴👍🥰❤️
@fiiglesiciid8777
3 жыл бұрын
Dheedigaba aduun ba iigu dheega nuglaayo aday sooo dhooweeyo dhaawaci hooran qaabay waxa tahay dhakh taradi muudo iga dheeyeyso wad ii dhiiiri geelisa ♥️
@hibaaqismaaciil5634
4 ай бұрын
17/01/2024 habeen khamis ah ayaan dhagaysanaya Heestan xasuus baY iGu leedahay wiiL aan is jecelnahay baa ii qaada marksta😮 Qoralkan xasuus ahaan baan u qoray insha allaH dib baan ugu soo laaban doona markaan midowno qlpi❤😢dartaa baan heesta u jecelahaY xamsehaYgii❤
@zakiyare-gv4rh
3 ай бұрын
🎉alle ha is ku kiin calfo wllo❤
@hibaaqismaaciil5634
3 ай бұрын
@@zakiyare-gv4rh mahadsanid walalo adna
@Jiilkamaantaa
2 жыл бұрын
Markasta oo aan heestan dhagaysto, runtii dareenbaa i gala jacayl ah wadnahayga garaaciisana waan dareema Mida kale codkiisa ayaanba laga dhamaanaynin Ninkan abaal marin ayuu istaahilaa wlhi Legend lafoole respect✊❤
@abdulkadirabdiwahab7555
3 жыл бұрын
A living legend Mohamed hassan lafoole Somalis will forever admire your lovable voice and cheerful tune, waa maalmo duniduye Iska reeb xasuus wacan 🙏🙏.
@dahabocabdulahi3413
2 жыл бұрын
L
@dhemanluula5719
3 жыл бұрын
Qof walbo jcl mar soo maray ama hda haayo heestan wey taabanesa anigaba aan ugu horeeye xanuuun waaye marku qofkada kaa dheer yahay ❤
@muna_____somali
3 жыл бұрын
Sax wlhi😓😓💋💯
@dhemanluula5719
3 жыл бұрын
Mhdsnd abaayo
@walalkhan3830
3 жыл бұрын
Ani hda i haaya xaqiidi qofka jeclahy waxa ku qiyaaso ma aqan waa gbadh aad u fur furan m.a dabecad wnsgsn mudo 5 bilod cml is naqna qof wlba shaqsiga kle dren jacyl ayu uhaaayaa marka dren qaxa jira qof ku jecl io midka aan ku jaclayn ku kula dremi karto hxa wx wlba waa usku shegay m.a jacaykeyna hawada sre ayu marayaa i.a mustaq fcn ka rajeynaa Hestan dren goooni ayee i ledahy legend Lafoole 🇸🇴❤
@muna_____somali
3 жыл бұрын
@@walalkhan3830 kep going
@walalkhan3830
3 жыл бұрын
@@muna_____somali thanks muna
@malyuuncabdinuurmalyuuncab6610
29 күн бұрын
18 bisha april 2024 aya so boqday malin khamis ah 3:36 ayey sacada aheed wallahi wan oynayay allow wad i jeda wiilka aan jecla wuu iga tagay allow rajo ayan leyahay iso celi😢😢
@yahyehussein
3 жыл бұрын
Qisadan heestan waxa tiri yay nin oodwayne jogay waxa aan ku daawan jiray burco 2005 ayado cajalad ah imikana waaa 2021 waxanan jooga *canada* ilahay inta nolosha noga dhiman ilahay cafimadka hanosiyaadiyo
@sadamboss6121
3 жыл бұрын
Heestan wallhi xasuusteeda ayey igu leedahay ..... gabar ayaan isku baranay Addisappa wax badan ayaan isnaqaanay kadib malin malmaha ka mid ah ayaa la igu yiri bari waan baxeenaa ee isdiyaari ka dib waxan soo aaday gabadhii gurigooda ka dib waan usheegay in aan bari baxayo ka dib waxay igu tiri dhib malahan waxba ka badali karo hadaad rabtid in aan adi baxtid ka dib waxan ku iri waan soo noqonaa runtii ayadoo aad uga xun ayaan ka soo baxay malintii aan safarka jiray oo dhab ayaan dhageesanayey Runtii aad ayaa ugu xiiaay cawa ayaa la hadalay waxan igu dhawaan imoow
Sida lafoole haloo heeso ama hala iska daayo fanka legend every time legend maanta ay tariiqdu tahay 18/2/2021 inaan ku dhageesto anigoo ukala safraayo ankara iyo istanbuul waliba sagootinaayo jaceylkayga ama xaaskayga safar u ah america
@luulsheikh3801
3 жыл бұрын
Oooh I love this man he has romantic voice masha Allah anoyar baan jeclanjirey coodkisa wa fasex❤👍♥️♥️
Heetan xasuus kara bay igu ledaha ilaa yaarntaydii ilaa hada 2024❤
@zuzuabdi2565
Жыл бұрын
Old is gold heestan wiil baa iiqaadi jiray 2014 xili aan safar ahaa xasuus gooni Bay igu leedaahy waqti wacan buu ahaa xawa oo Aya tahy taariiqdu 1/11/202 Dib udhagystay
@fatmaali4968
3 жыл бұрын
Qisada Heestan "Dhoof" dadka qaarna u yaqaaniin "Taar" Ee Uu Qaado Lafoole !! Qisadan Caawa Waxaan Afkiisa Ka Qaadey Nin Odey Ah Oo Ay Saaxiib Ahaayeen Ninka Ay Dhacdadu Haleeshay Waxa Uu Yidhi Waxay Ahayd Wakhti Hore Waxaanan Joogay Magaalada Berbera Goor Duhur Ah Ayeey Jabhadda SNM Soo Galeen Magaalada Berbera Dagaal Ayaana Dhex Maray Ciidamadii Halkaa Ku Sugnaa Iyo Jabhadda SNM Faliidh Kasoo Duulay Madaafiicdii La Is Waydaarsanayey Ayaa Lugta Iga Galay. Magaalada Dhakhtarka Weyn Oo Qudha Ayaa Goob Caafimaad Ku Yaalay Kii Ayaa La I Geeyey Dhakhaatiir Fiican May Joogin Oo Waxaa La I Jiifiyey Geed Weyn Oo Dhakhtarka U Dhawaa Bartii Baan Muddo Jiifey Oo Ay Gabdho Kalkaalisooyin Ahi Igu Dhayi Jireen Lugtii Ayaa Kasii Dqrtey Ilaa Ay Quruntay Markii Danbe Maadaamo Aanay Oo Lin Daawooyin Fiican Dumarkii Way Iga Wis-Wiseen Wayna Iga Tageen Marka Laga Reebo Gabadh Yar Oo 18 Sanno Jirta Gabadhaas Ayaa Ka Naxdey Xaalada Aan Ku Suganahay Waxeyna Ii Doontay Biyo Milix Leh Iyo Liin Dhanaan Muddo Bil Ah Ayeey Habeen Iyo Maalin I Marinaysay Biyihii Milixda Lahaa Iyo Liintii Ina Dhayeysay Lugti Way Isoo Raysay Qolof Ayaana Soo Fuushay Kaarkiina Wuu Iga Jabay Anigoo La Yaaban Gabadhan Yar Wanaageeda Iyo Dadnimadeeda Ayeey Subaxii Danbe Ii Timid Waxeyna Igu Dhahdey Waxa Iisoo Baxay Transport Si Dhakhso Ahna Usoo Bax Ayaa La Igu Dhahay Norwey Ayaanan Tagayaa Nairobi Ayaan Diyaarad Ka Raacaya Waan Kuso Duceynayaa Ee Nabad Galyo Waxaan Ku Dhahay Barri Isoo Mar Intaanad Bixin Waayahay Ayeey Igu Tiri Habeenkii Ayaan Is Dhahay Maxaad Ugu Abaal Gudaa Gabadhan Geerida Kaala Tacaashay Ee Waxaas Oo Wanaaga Kuu Qabatay Wax Aduun Ah Maan Hayn Balse Waxaan Soo Qaatay Qalin Iyo Waraaq Waxaanan Sameeyey Hees Ammaan Iyo Duco Isugu Jirta Si Ilaahay Safarkeeda Ugu Fudeydiyo Nolol Wanaagsana Uu Ugu Nooleeyo Xayaatadeeda Oo Idil Subixii Ayeey Isoo Martey Waxaan U Dhiibay Warqadii Waxaanan Ku Dhahay Nin Lafoole La Yiraahdo Ee Nairobi Jooga Warqadaas U Gee Sidiibey Yeeshay Heestiina Lafoole Ayaa Markiiba Soo Qaadey Gabadhii Si Nabada Ayeey Norwey Ku Tagtey Wax Yar Ka Dibna Waxa Guursadey Nin Wanaagsan Hanti Wacana Haysta Gabadhi Nolol Wanaagsan Ayeey Hashay Ducadeydiina Rabbi Waa Ii Aqbalay. Dumarkaba Aduunbaa Iigu Dhaga Nuglaayoo Aad Iisoo Dhaweeyee Dhaawicii Horeen Qabey Waxad Tahay Dhakhtaradii Dhibka Iga Dhayeeysoo Waad I Dhiiri Galisee Hadii Aad Dhaqaaqdood Inaad Dhoofto Jeceshahey Gaadhigaa Dhakhsanayee Ku Sidaa Ma Dheeliyo Uma Seexdo Dhinacyada Ilaahey Dhantaalkiyo Kuma Tuso Dhibaatoo Ayaan Dhalad Nasiibliyo Mid Hoodale Hakaa Dhigo Adaa Dheeman Iyo Luul Iyo Dhagaxa Dahabka Ah Qiimiga Wax Dheeroo Adigaa Dhir Ubax Iyo Dhool Aroor Da’ay Dhul Xareedi Wadhantahey Uga Dhigan Nafteeydee Haduu taarki soo dhacay Dhawaan Soo Bax Kugu Yidhi Dharaar Qudha Aduunyada Hanti Aad Ku Dhaqatiyo Haka Waayin Dharagoo Ilaahey Dhantaalkiyo Kuma Tuso Dhibaatoo Ayaan Dhalad Nasiibliyo Mid Hoodale Hakaa Dhigo
@kabitaanojr10
3 жыл бұрын
Runti in badan baan raadinaayay qisada ka dambeysa heestaan Waad ku mahadsantahay dadaalkaaga
Maasha Allah runtii waa qiso cajiib ah , waad ku mahadsantahay soo gud binteeda walaale .
@idirismaxamed6496
3 жыл бұрын
Fatima wll ciwaankaga isoo sheeg si aan wax badan qisadan uga ogaado rabaaye adoo mahadsan ama aniga isoo qabo idiris Maxamed Cilmi
@cubeyd27
6 ай бұрын
Codkiisa dabacsan ee dagan, laxankiisa dareenka gooniga ah xambaarsan baa wax loo dhigo jirin runtii. Waa sababta heesihiisa midba midka kale uga daran tahay oo aysan u kala dhicin. Al-Ustaad Maxamed Xassan Xuseen Lafoole Big legend 🙏🏻 Waxaan dhageysanaya heestaan cajiibka ah habeen Sabti ah taariikhduna tahay, Sat, 11/November/2023 12:47 am habeenimo.
@mohamedgaraar7731
2 жыл бұрын
Hbn jimco ah 2021-8-06 waqti iyo wayihisa wn so qatay allow inta i dhiman cafimad an ku qaato igu sii😢😢💔
@hajiyowinakeynan9075
3 ай бұрын
Yaac...ala maxan tari!.....this song is dedicated to sweet wife Hibo-Nur Hamdi Hassan who cures me after I underwent hectic rlshp which faded in the 2019......she really treated me with true love 💘...I love you mum Huda...
@abdifatahgolden3554
3 жыл бұрын
Halyeey labo ma aha tiir ka mid ah tiirarka Fanka Soomaaliyeed ku taaganyahay ❤ Lafoole
Runti heestan waan iska dhageysan jirey oo waan jecla lkn hada anigeyba iquseysa the 1 an only legend lafoole
@muno6375
Ай бұрын
Hestan waka helay waliba fananka nin weyn maxamed xuseen lafole faanan laxamisteh abwan 😢 legend 👏 ilahey cimriga haku dheereyo❤🎉
@naishnaish7338
Ай бұрын
Hasha hees an markandagesto ilinta ceshanwayo wayo ninkeyga adunka ujecla iqadijire Allah igaofsade😢😢yaa Allah unaxariso xajigeyga😭😭😭😭😭😭😭halka wil igatagte illah hailakoriyo😢
@King_Daud
3 жыл бұрын
I Respect you legend. Eebbe cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo, sidee camalka wanaagsana ha Ku waafajiyo. We love you lafoole legend_ka umadda soomaaliyeed ee Ku fahmeysa meeshey rabaan ha joogaan wey Ku jecelyihiin.
@ilyaasmuuse5760
5 ай бұрын
Goortu waa habennimo cirkuna waa bilaa daruuro,dayuxuna waa 15-aad waxa dhacaysa naacow macan waxa aanu cawa kulan jacaylkaygii oo in muddo ah cadho ku kla maqnaayn waxa aanu cawa balan ku kala qaadanay guur,in aanu noqono lamaane, taariikhdu waa 30/012/2023 haben jimce dadku way isku dhacan wayna hashiiyaan ciddi iga danbaysa ee fariintayda akhrida inay gabadhasi noqoto xaaskaygii igu soo ducee wlal❤🎉
@user-dm7ud7sd1h
5 ай бұрын
Aamin zheip qaLi😢
@Arawelomer
3 ай бұрын
Inshllah wll ilhy haydinka dhigo kuwii labda daroodba is hela isku gabooba usha isku qada
@apdiaziizdayib9805
19 күн бұрын
Guurkiinu guur nagi i.a waad guursanyzah qoftaaz❤
@hodanabiib5299
16 күн бұрын
@@apdiaziizdayib9805 Waaaar M HEHSEY DE M GURSATEY 😂
Alle haku fududeyo abaayo anna iso duce ina kaso dabo tago
@mohamuda.xamaraawi5553
3 жыл бұрын
Album kii hore Ama codkii hore ee heesta uu lafoole ku qaaday inta ku haysata.😋
@abumoalim
2 жыл бұрын
Lafoole cajiib, what a beautiful voice, he is true legend, ma ahan kuwa hada heeso oo kale oo wax macna ah kufadhinin qaar badan oo kamid ah.
@faatimaali1054
3 жыл бұрын
Waa xasuus qaali ah 2011----2012 ayaaan xasuustay 19/02/2021 Goorta habeenimo Goobta hargeisa Hello my fans friend and family Adigaa dhir iyo ubax iyo dhool aroor da, ay uga dhigan naftaydee My dear fatima
Dhawaca horen qabay waxa tahay dhakhtarkii muda iga dhayeyso waa I dhari galisee ❤🥺
@moahmuudcismaanmuuse7418
2 жыл бұрын
Heestan xasuus Gara ayey igu leedaHay Dunida gabdhan ugu jeclhy waxay kunoshaHay qardho anigaNa qardho marabi inn kunolado wale jacaylkan xanun badan ayaan Kamaray I love you deeqa
Waa habeen Jimce ah, saacaddu 12:13, Nov,2023. Waxa da'aya roob aan badnayn, waa jawwi aad u deggan, macaan oo aan qiyaas lahayn. Waxan soo booqday heestan dahabiga ah. Waxa aan aad u akhriyey faalooyinkan; qaar murugo badan iyo kuwo kaleba. Jacaylku waa farxad badan yahay, haddana isla isga ayaa murug badan! Waxan rejaynayaa in uu dhammaan teen ka farxadda leh inoo noqdo.
@kingpap7975
2 жыл бұрын
Always legend is legend walai Hesstan xasus ayan kuleyahay marwalbona wandageysta waxana kuxasusta hajigeyga ilahow kuwi isku duqowa nagadig Ameen
@zahir8903
2 жыл бұрын
Waa fananka kaliya Aan dadka salanta la garab marin Wallahi dadnimida io dad jeclka waa loo kala dhashaa lafoole 🇸🇴✊✊
@abdirizakawil9058
6 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa maalin duhurkii anoo sugaya safar dalka dibadiisa ah sugayana in layiraahdo dacwadii waa la aqbalay ee soo bax Alla maxay xasuus ii noqonaysaa hadii la ii aqbalo yaarabi si aan hormar u gaaro plz adiga aqrin doona soo ducee
@munyojr8067
8 ай бұрын
ASC dhaman inata afka somliga ku hadasho wan salmay magaceygu wa Cabdiraxaman kuna magac dhera munyo waxan joga Africa gar ahan wadanak south African waxan ku dhashay wadanka Kenya gar ahan xeroyinka dhadhab waxan raw Inan idinla wadaga qiso Ada uxanun Badan o ana sacadan an waxa qorayo ana ku suganahy gawar ana isaku family ame isaku qawil sida u taqan aheyan wali ad isugu dhaweyn o edadey abahey ilamo habared yihin ayna sanadak 2021 bishi 9 tarikh 17 xirira bilowany marakane an isaku Mel kuwad nolen lawadenaw Ada Ayan isugu dhawanay Ada Ayan isu jclnay midab midaka kale ka daran anago dunida isugu jecel aya Malina waxa dhacday Ina ana isa qilafano o ana wad hadalin ila 27 Bari kadiba gawara ayad edade Mcn dhashay Aya nakala dhax gashay o na heshisisay wan isaku so lawanay o jclkeni mishi ayu Kasi socadya wa si weynaday Ada ayu usi baladhay hera waxan garanay midab midak kale ka daranayo aniga waxan ahani jiraya ame an ahay darawal mara ayad gari yaro ani ana laha Ayan ku shaqeysani jiraya o an wata waxa ila so darasay xalad abani daro an o dowalad Kenyo Aya waxa qaldan o ana aheyna laiga fahansiyay nafteyda Aya halisa Ku gashay meshi ana joga ano walidinteyda ame qof ila dhashay ana waxa la wadagin ayna gawadhi ana JCL ku dhahay inan baxa rawa arimo nocasa aya ila so darisay ayadane marak waxey jogatya casimad wadanka kenyo wali an ani gacanteyda Ku kenaya ogu danbeyna 2022 bishi 3 tarikha 9 wan so baxaya wali ayado kaxuna o qalbiga ka oyeyesa waxna imaday south African marakiw wa wan isak shaqa bilawaya jclkeni ma nusaqamin mara ayad aha ani Ada ayna USI jclday ayadane sido kale waxan Ada uwada xirirno 2022 bishi 10 tarikha 14 Aya waxa Ina so dhaxa maraya khilaf Ada u wen I wan isaku dhacanya mudo kudhawad 5 bilid isaman hadalina lawadenaw anig Ada Ayan u cidaloday u fikiraya u murugoday udacifaya lkn ayad waxey baratya wil kale o joga wadanka kenyo gar ahan casimad neyarowi waxan.isaku solawanay 2023 bishi 3 tarikha 20 wan aniga wali qofki Ayan aha o jclki Ayan qaway marakey iso lawatya waxan ku dhahay Inan isaku solawano ayna rawa hadey macaqul thy haye ayeye Igu dhaday wan faraxay ani jecelkeni sida ayu ila noqadya ani lkn ayad qof kale ayaye. Hosa Ka wadatya sida u wad hadaleyne malin Aya waxa Igu dhacday iney telak iga qawani weyso farinateyd furi weyso waxa walbo uqoro mafiri neyso ani mugadi Aya hadne Diba usi galay 5 Malina sidan wax ogu qoraye wan dale marki danbe wan isak amusay hurado iyo cuno lawadaw wan kal dheranya o Kali ayna noqaday fikirak aya igusi batya ogu danbeyn 23 kadib ayna qoral iyo sawir isawan udiray o eya akharisay cod an oyayo ayna u dubay 😢😢 waxey Igu so jwbtay cod ayadne waxey Igu dhahdya adi ma aminsanid qadarta ale maxad u oye iyo waxa lamid ani nolsha wan ilaway o mar dhaw walhi bishan an hada ku jirano 2023 bishan 8 marakey dhamro Anya rawa Inan nolal kale sametsato o rerka wan u shegay cid waxey iso donanay lawa biri Kadib ayey Igu dhahdya walhi blhi tagnida Ayan ka dhacya wadanha Aya Ada I xanunay jiraka dhan Ayan ka noqadya ruxa dalan o tawari dhan Aya iga dhamtya cabar ka Diba Ayan so naxay hurado warakeda da ohin wan dhmeyay 😢😢 cuna mawa tawayo xita qofka sida igalane wa qofki dad Igu dhawa lkn waxa walbo waxa sabab u aha qadarat ale ayad wa qof hada nolal cusub o ifatuna aha sugeyso lkn an waxan galay had iyo nolal mugadi aha o Ada cidalo u aha wadanah il hada ada I garaca maya walhi 😢😢😢 ilin warakeda da blz hadad dumarka somliyed waxan ka codasanya iney rag somliyed sidano kale u galin Qoralad adan waxa ka qaldo qof murgeysan o ad u ilimeynayo ayna ahaye ha iqawanin blz 😢😢😢😢😢😢😢
@arwaahmed4856
3 ай бұрын
😢😢
@balqiissiciidmaxamuud
3 ай бұрын
😢😢😢
@najaxabdirizak9091
15 күн бұрын
😢😢😢
@najaxabdirizak9091
15 күн бұрын
😢😢😢
@Justinenagudi69
3 ай бұрын
Wad idhiri galisey 😢dawici hore an qabay waxaa tahy daqtaraadhiii🎉❤Aaaaay!cesh hala hees cabsi casbsi waye runtii legend lafoole 😊
A wonderful song when I listen to it I dedicate it to someone I love 01/01/2023 happy new year ayaan dhagaysanayaa Dunida meeshaad tagtaba dareen li iigu joog
@Cazuuz
3 жыл бұрын
Lafoole, Legend Of Two Generation. Yaa daawanaya 2024.👋🏻
@blackgrial491
7 ай бұрын
Hadaf iyo hiigsi nolaleed wn wada laheen Balsi dhoof waxbarasho ina so dhax gaaly Manta boo mogdishu ka tagy 😮 Riyadeena iyo balanteynii waa sideedii Allah no rumeeyo Qof walbo hadaf kii inoo gaaro waxey kamid thy waxaan ku balanay Adoo nbd iso noqo😢
@Boqoryare-jz7bc
9 ай бұрын
Wlhi heystan xaso aye i galisy @@ qof aniga o kale ah is mo ji
@hamseabdi9019
Жыл бұрын
Muddo dheer oo buufis I hayay oo heestani wehel ii ahayd ugu dambayntii waxaan dhagaysanayaa anigoo diyaarad saaran safarna ah.
Пікірлер: 1,4 М.