Hablaha duriyada waa gob, waxaan jecla inay mar un iinoqdaan gabadheeda hooyadeed balse wey suurta gashay markii danbe gabar ayeey marwa duriyadii burco iidhashay. Man sha Allah gabadheeda is the most beatiful gal in the world she is everything to me.
@asliabdiqaley7987
6 жыл бұрын
hadan lays xaqiren Gabdhaha rer hargeysa labis iyo qurux alle ku manestay mashallah😍😍✋
@ayanaamoha4226
6 жыл бұрын
asli abdiqaley qurux mahan in madax labanesto ama labis
@ayanaamoha4226
6 жыл бұрын
asli abdiqaley in la isxijabo aya wacan
@khalidmohamed5609
6 жыл бұрын
Qaawanaan miyaa quruxa
@hoodiyoayaanleey5223
6 жыл бұрын
Waayahee ma toob kugu dhagan oo naas iyo futoba sawiran tahaa asturnaana hablaha reer hargaysa yagaa ugu sita soomali lebiska aad ayaan uga helaa hubqaadkooda iyo dookhooda dhanka lebiska xataa anigu ma ahi reer hargeysa aad ayaan se ujeclahay hablaha quruxda badan 😊😊😍😍😍😍
@asiaasli9437
6 жыл бұрын
asli abdiqaley wlh walanoga hadhy Qurux iyo styleba
@taaxoduale4744
6 жыл бұрын
90% Hablaha hargeisa waxay gacanta Ku xidhan yihiin calanka Somaliland ! Mancha allah
@alinur9005
6 жыл бұрын
Wa cuqdadeysan yihin ya ka xadayo calanka yeysa ugu fanayan?!
@marshaal1234
6 жыл бұрын
Taaxo Duale fiirsiga da xaaji akakak
@bintuahmet6274
6 жыл бұрын
Ali Nur calnkooda haday ku labistaana uqdad miyaa yaabay anigu
@britishgottalent5047
6 жыл бұрын
Ali Nur adigaa cuqdadaysan markaada maqashid calanka somaliland bay meeli ku karkartaa faqasha faqasha dhashay
WALEEY REER SOMALILAND LABISKOODA BAAN JECLAHAY NOOLADA FROM MUQDISHO 💖💖💖💖
@mahamedwardi2996
6 жыл бұрын
Heesta hablaha xamar baa lagu amaanayaa Sidaasi oo ay tahay hargaysa dhexdeeda ayaa laga qaadayaa Taas waa ilbaxnimo umada Reer somaliland gaadheen . Viva Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland
Haben qaliya wale dhaqan suldanka sawir la galay ee habenka waxa ka dhacay mesha igu sawir suldan wllhi xusus heska xmaf bila ayay ka shidnayid ee qofki habenka ila jogay like isku cade bila caleg
@wiilkaxafadda9945
6 жыл бұрын
Huda Dheeman Love kme adi kumawa argne wlle farta Mel ku fiiq
@@jcliyajamuryadabarakesanso5167 Allow qabyaalad sidaas yu dhuuxa naga galiin. Ina abti quran iso saar ileyn wax badan aya ku dhiman. Teedakale maxaa aduunka oo ka jiiro oo ka quruxsan gabar xijaaban.
@apdirashiidaliadamcali2473
6 жыл бұрын
90% hplaha Hargaisa gacan ta wzy Ku xidhan yihiin calan ka Somaliland mnchlllh allh hadayo muwadiniin dhapa
@ahmedibrahim4562
6 жыл бұрын
Apdirashiid Ali Adam Cali Waar ma aragtay indr wlhi waan mu farxay.. wa dumarki laakin ragii snm dhalay e ma ciyaarna .
@ismailismail-dl2mk
6 жыл бұрын
Meeye hablihii Hawiye Xamar billa In the house hargeisa Like ta xun
@ismailismail-dl2mk
6 жыл бұрын
y90_ xx Xamar weeye Not jigjiga
@asmaahmed1543
6 жыл бұрын
Akh xamar car kaso hel hablo sidan uqurxbadan xamar bilaaqab
ismail ismail walalo xamar hawiye bas kama imaanin somali odhan inta badn baa ka imaady o xamar waa meel dadka u dhaxeysa waa caasimada somaliya. Aniga hada gabar Ogaden ah ana xamar baan kudhashey hospital ka Digfeer hadad taqaanin waa xaafada, aabahey na muqdisho buu kudhashey. I love muqdisho it’s my hometown and I missed, ano yar baa leyga waxaan kacararney dagaaladii sokeee. I love somaliweyn.♥️♥️♥️♥️♥️
Nuha Mohammed ..nimcada wadanki buuxda ayaan u baahna xabadaydi e .duriyadana waan ahay e waa ku sidee wwlal
@100somalilanderburco9
6 жыл бұрын
faaarax murtiile oo maxan samayay walalo hablah somaliland baan amaaniyay. and yes we are blessed to have our people and our land masha allah😊
@ahmedibrahim4562
6 жыл бұрын
Nuha Mohammed dee amaanta kamaan hadal walal. Intaa aad sheegtay ban ahay e seen amaanta hablayahaga u diidaa 😂😂😂 eesh qiyaasak. Ee aduu kumee warkaaagan u baahna
@elhadjji_zaak
6 жыл бұрын
Like saar hadaad ka heshy hablaha qurxoon ee somaalyed allow idin dhowr❤️❤️❤️❤️
@munaqali2806
6 жыл бұрын
abdi risak yousuf Gar aahaan somliland
@elhadjji_zaak
6 жыл бұрын
Muna Qali ha kala qaadqaadin dee😂
@elhadjji_zaak
6 жыл бұрын
jecliyaa somaaliland burcaawi mid kale haan kuugu daro meeshu burco maahe waa hargaysa adu mxa ku hayo 🙀
@elhadjji_zaak
6 жыл бұрын
jecliyaa somaaliland burcaawi hablaha somaalyed hal bay ii yihiin anu😎
@ahmedibrahim4562
6 жыл бұрын
Axlaan Omar wuu idiin quudhi la.yajay walal laakin ninka geesiga ee rer burco ayaa u jawaabay
@hamdaduale955
6 жыл бұрын
Intuu xusulkey xabaal xaqiiq ka sareeye dunida xay aan KU ahay xilkeeno aan gutiyo qoyskeenoon xumaan ka jiro ayaan u xilsaarnahee xasilay goortaan KU helay nin nin rageed please like inta ku nool caasimada hargeisa
@shaaficifantastic1443
5 жыл бұрын
Hablahayga reer hargyzi qurux badana manzhallah alle ha noo kiin daayo
@somalinlanddulkaygowkujecl6648
6 жыл бұрын
waaaw waad shidanthy reer hargeysa nooladadaa intee nolol jirto waa ku salamay walal suldaan seerar 🙌🙌🙌🙌🙌🙌 from Muqdisho to Hamar 👈👈👈👈
@idirisali5657
6 жыл бұрын
Reer hargaydo waa gob qurux reermagalnimo love frm moqdishu ilaahoow nookiin daaa proud of u guys
@qawsaarmanaxe8302
6 жыл бұрын
mansha ALLAH in wakhti habee xili danbe Amnigaas ay hablahenu ku bashalan bilaa cabsi ALLE ka sokow waxa keenay Ragoodii dhalay la dhashay iyo kuwii ay u dhaxeen ALLE ha barakeyo Ciidamada Xooga ee Milletryga Kuwa Sirdoonka Laanta hawlgalada Gaarka ah ee RRU Ciidamada Boliska cadiga ah iyo dhamaan noocyada kala duwan ee naftod hurayasha Qarankani leyahay idinkaan idinku hurudnaa idinkuna jogna wana ognahay inaydan abaalkina gudi karin nagana helin wax udhigma lkn ku farxa in aad dadkiini ushaqaynaysan idinka dartiina u noolnahay GUULEYSTA
Abdul Ali WllKy subscribe igU caawi WllO adOo raaLi ah
@risakovzuzu3854
6 жыл бұрын
Hargeisa Tube wan dhahay sxb
@ahmedibrahim4562
6 жыл бұрын
awal ma dad xun baad ka aamin sanayd niyoow..
@risakovzuzu3854
6 жыл бұрын
faaarax murtiile xuman Manan shegin anigu
@ahmedibrahim4562
6 жыл бұрын
Abdul Ali waan kaftamaye anba xumaan maan sheegin e...ilaahay ku xafid indr. Waad mahadsantahay
@Hamdamowlid5
6 жыл бұрын
Hablihii duriyada quruxdooda laga gartaa mashla
@guleitguudcade1202
6 жыл бұрын
hamda mowlid WlzhY subscribe igU Caawi wllO AdOo raaLi ah
@arawelloraaqiya6447
6 жыл бұрын
Marka laga soo tago siyaasada iyo qurunka odayaasha soomaaliyeed wadaan dhalinyarada soomaaliyeed wey is jeceshahay xuduud calamo iyo baasabooro nama kala jaraan waxaad rabtaan noqda magacaa doontaan labaxa ama go,a ama nala jooga waligey waan idin jeclaa idina jeclaan doona reer hargaysa iyo dhamaan dhalinyarada soomaaliyeed meel kasta ay joogaan marka heesta looso noqdo maasha allah gabdhaha hargaysa labis iyo style iyagaa ugu sito hablaha soomaaliyeed waxaana saacidayo xuriyada ay ku noolyihiin reer xamar iyo reer jigjiga ayagana note ha qaataan plz
@mohamedhussein215
6 жыл бұрын
Ikra Abdirashid Raaqiya soomalinimo waa intaas aad sheegtay, macne maleh haddii calan iyo siyaasad lagu kala duwanaado lkn wax intaa ka weyn oo dhiig iyo dhalasho iyo wax wada lahaansho ayaa inaga dhaxeeya. Somali ha noolaato 👌👌👌
@wiloali7063
6 жыл бұрын
Thank you suldaan seraar gabdhaha rer hargeysa gob baa tihiin marba heestii xamar bilaay sidaas hadii ay idiin ruxday❤😍😍😍
Пікірлер: 872