/ @dudubqaraammusic731
#waad_ku_mhdsantay_dawashada
HEESTI ADKAYSAN WAAYO codki kinsi xaaji adaan kaban macaan
Adkeysan waayoo Lyrics
adkaysan waayoo
ayaan maseexdoo
aduun dhibkiisaa
ani la iidhameeyoo
naftu kay u oontay
arkina waayoo
tusina waydoo
alla maad ogaatid
ololka iga baxayaa
igadaa ilmadan caashaqa
inaan wali abraaraayoo
alwad ha i ogaysiin
asqoobayoo itaaldareeyoo
anfac ka dhaartoo
orodka gaabshoo
jacayl oodihii loo
igu abuuroo tusiwaydoo
alla maad ogaatid
ololka iga baxayaa
iiga gee ilmadan caashaqa
inaan wali abraaraayoo
alwad ha i ogaysiin
Adkeysan waayoo Lyrics
adkaysan waayoo
ayaan maseexdoo
aduun dhibkiisaa
ani la iidhameeyoo
naftu kay u oontay
arkina waayoo
tusina waydoo
alla maad ogaatid
ololka iga baxayaa
igadaa ilmadan caashaqa
inaan wali abraaraayoo
alwad ha i ogaysiin
asqoobayoo itaaldareeyoo
anfac ka dhaartoo
orodka gaabshoo
jacayl oodihii loo
igu abuuroo tusiwaydoo
alla maad ogaatid
ololka iga baxayaa
iiga gee ilmadan caashaqa
inaan wali abraaraayoo
alwad ha i ogaysiin
Негізгі бет Музыка HEESTI ADKEYSAN WAAYO codki kinsi xaaji adaan kaban macaan
Пікірлер