/ @dudubqaraammusic731
#dudub_qaraam
heesti nacab SAYNAB CIGE LYRICS QARAAMI MACAAN
jiradiyo xanuunkiyo
jahwareerkan caashaqa
jidhidhicada oo gada
uurkayga jamasada
jug wadnaha gaadhiyo
carabkaygan jalaqgabay
naftan lala jiciirte
aan joogin dunidaa 2
ka joojin waaye
sida tahay jidhkaygiyo
jeex wadnaha kuyaala
laykaa jaxaase 2
nacabkay ha i jabin
dhul u madarku jiidhiyo
jawi lagu nimcaystiyo
ubax jaadba jaadiyo
meel baadku jiibsaday
adna jeega ugubka ah
meel iila joog uun
naftan lala jiciirte
aan joogin dunidaa 2
ka joojin waaye
sida tahay jidhkaygiyo
jeex wadnaha kuyaala
laykaa jaxaase 2
nacabkay ha i jabin
Негізгі бет Музыка heesti nacab SAYNAB CIGE LYRICS QARAAMI MACAAN abwaan sangub
Пікірлер