Waa galab arbaca ah sacadu wa 19:51(habennimo) meshan joogana waa greece casimadiisa athina wxan aad ula cajabay heestan miraheeda iyo fananka codkiisa heestan waxa micno iigu yeelay gabarta aan jeclahay ayaa kaso jeeda degmada ceelbuur mar walba aan dhageesanaayo waxa ii sawiran gabartas in kastoon aan ku jiro halgan nololeed ayidana si lamida afnan wan ku jeclahay❤ waxan jeena inan mar un is calfano i.a
@mohamouddarwish424
15 күн бұрын
Mnsha alh
@IqraAbdirizak-gs3ye
Ай бұрын
Ceelbuur ku yaaleyy ceynkiisa leedahay , cidlo lama amaanee🫶 Salaadow naxariisto janno qalbiyow❤
@SuugaanSafaari
2 ай бұрын
Erayadii Ali Diiriye Ali Gaab AHUN Culays uma dhaqaaqdo Mana Carrarto cagta socodka Kuma dhererto ciiddee Way cidhibsataaaaaaa.
Пікірлер: 14