Fankeenii wali waa noolyahay heestaan meel baan dhigtay insha allah markuu tahriibku ii dhamaado ban ku baashalayaa
@mohamedfarah2210
Жыл бұрын
Intuu ka dhigey wuuba kufsadey mirihii xitaa wuu lumiyey Tusaale Laydhiyo qaboobaha meesha ah Wuxuu yiri bal eeg
@cabdimohamed2605
Жыл бұрын
Dee ha tardiness joog talo kaloo ka wanaagsan an kuu soo tebinee sug
@hafzamohamed
Жыл бұрын
Maku dhamaday hada taribki
@faleenboos9561
2 жыл бұрын
Woooow what a voice keep going astaaan
@maxamedcaagane
2 жыл бұрын
Inta sidaydoo kale markay muusikada maqleen heestii axmed mooge xusuustay liketiina aan arko
@cabdimohamed2605
Жыл бұрын
Tiiraanyo cuduriuoo nomay towsi haysaa. Waxyar bay bilowga u egtahau
@cabduqaadirqeelshow993
Жыл бұрын
Waaw wayo wayo weyan heestan Heesta curuntedad wax laha Axmed shidde Halka u laxanka ku laray axmed gaceyte Isla asag ay ku luqenaya axmed gaceyte
@waayo__aarag1
5 ай бұрын
Team samalayl nin aan haaben aynan is aqon halkan aya ka salamaya WAXU LIIDKU MODA INAN LADO HABEENKII😢😢
@garxajisweyne7980
2 жыл бұрын
Ahmed gacayte laxaankii oo qof bu aha heesihu laxameyay cid gaadhi karta majirto. Heesta khadara ee isha sacabka mari heesta amina cabdilahi iyo kuluc wah wah wabad iga darnayd show heesta dulmiga cashaqa ka da heesta kuluc iyo saado xiisah kalagacalka iyo qaar kale oo badan
@bogaayeofficialtube4233
2 жыл бұрын
Xaqiiiq wlhi laxamaystaha 1aad ee somaliyed waxan u hayaa axmed gacayte rabi ha u nxrstee
@daawad
2 жыл бұрын
Axmed Gacayte AUN wuxu aha mid ka mid ah laxamistayshi hore kuwii loogu jeclaa balse marka ay timaado qiimeynta waxa wacan nin jeclaysi in an lagu dabaqine Loo eego yaa heesihi ugu wacna sameyay barisamasf ki, waxa heesihi ugu macaana ugu badna la oran karaa waxa laxamadoodi sameeyay mulaxamista yashi kala ahan. 1 Cabdi Kariin jiir 2 Xasan Gsreyt 3 Jaangow 4 Juun sh Muumin 5 Saalax Qaasim 6 Amed Cali Cigaal 7 Axmed Gacayte Todobada aya ka tilmaamna aragtideyda Jiir AUN iyo Xasan Gsreyt heesahooda bad weeyo waxa ugu mug weyn Jiir oo balad weyna la ha iyo Xasan Gsreyt oo heeskii Hooyo ee tubeec sameyay heesaha ruwaayadaha caanka ugu heeso badna sidoo kale Jaangow AUN kala mey dhicin 7ba waase ay kala so wax saar badnaayeen
Fan waa ku xaragood oo u soo xaragood. Ku soco maxamed cabdiqani( maxamed Dawlad.)
@Ceeldarraad
2 жыл бұрын
Abwaan Gabaygii Salan Carabay baan. Soo xusuustee. Oo erayada kamidi ay heesta ku jiraan. Tusaale Laanjeerida aan. Qabo. Barbaar ladani waa moog Leeg,leegsadah waan nec bahay
@Ceeldarraad
2 жыл бұрын
Laanjeeridan qabo lyo laqanka hadimada Hawshaan u laylyamay Ruux ladani ma ogee Wuxuu liidku mooda Inan lado habeenkii
@mukhtarabdi824
Жыл бұрын
Wiigan u danbeeyay heestani biixiyaha dhabarka ayay howl yari ku baahday, balse wuxuu liidku moodaa inaan iska dhagaysto. 3:38 pm, 15/05/2023. Kuala lumbur, Malaysia.
@bogaayeofficialtube4233
2 жыл бұрын
Axsan fnn axsan fnn wllky mxed dawlad
@dawladmusic
2 жыл бұрын
Abwaan bogeeye big respect zxp
@bareomar4050
2 жыл бұрын
Kooxdan qalabka dumaya ee Astaan caadi ma ahan Music wadno garaac leh bey tumayaan Illahy gacanta ha uu barakeeyo
@farhiyahkhalil7771
2 жыл бұрын
Waaw masha allh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@kingqays8729
2 жыл бұрын
Musiga 🙌🙌🙌🙌🙌🙌🛌
@xamdalaaska9446
2 жыл бұрын
Wwwwww ustaadkygiiiii
@engmuuseofficial1519
Жыл бұрын
Axyaa Cod zxpky Dawlad👑💗
@wiilkaReerCigalle
Жыл бұрын
Music Marka Layiraahdo Kooxdaas Astaan Muqdisho waa Heer Caalami Kuwa Hargeisa waa Dhiiqo iyo Maalaa yacni
@khalidhasan415
Жыл бұрын
Eesh calaa hees qaraami
@xkadedkardhow3534
2 жыл бұрын
Wow,waah,,waah,,well,done,xasuus.
@raxmarandaofficial3130
2 жыл бұрын
Waaaaaw
@mohamednairobi8000
2 жыл бұрын
Ya Salam Wu hesaya
@huruuse1453
Жыл бұрын
Markhaati waxan ka ahay in dawlad fanaan yahay, kooxda tumaysa wa lama gaadhaan
@maxamedcaagane
2 жыл бұрын
Yaasalaam !
@abdikaadirmohamedissa6382
11 ай бұрын
Astaan Tv soo nooleyha fanka
@tusmoaadil1825
2 жыл бұрын
Waaaaaaaw 🥰👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍🎊🌹
@gobeeyfilms8703
2 жыл бұрын
Masha allah fanan culus
@Ceeldarraad
2 жыл бұрын
Waxaas baa Fanan ah AMA sidaas heesaha u qaada ama iska daaaya. BOQORKA CODKA Mohamed Cabdiqani. M DAWALAD
@dawladmusic
Жыл бұрын
Alle haku sharfo #MOhamoud #abyan
@barwaaqonuur647
Жыл бұрын
Waa uu ku ciyaaray kamankii iyo codkii axmed gacayte Inta hora waxa uga ekaatay hesti itaageer alahayow arintaydan kala taal
@a.a1123
11 ай бұрын
Ilaahow soo hagaaji mee ka qurxoon Ma leh
@khadarmohamadwarsame8280
2 жыл бұрын
Waaw axsan sowt
@aarcade8634
11 ай бұрын
Heestii axmed gacayte intuu barteeda uu dhigay buu waliba baro dhaafiyay la isma xaqiiree
Пікірлер: 130