Asc walaalayaal ciid Mubarak cidaan cideeda bash bash iyo barwaaqo allaha naguwada gaarsiiyo please subscribe igucaawiya thanks my fans love you all ❤❤❤❤❤🙏👍
@baaldahab7464
4 жыл бұрын
Wcs ciid Mubarak waxaa tahy qofta kaliya ee aan taageero subscribe mar hore ayan ku siiyay dad kale xita waan kaaga saaray Garabkaada baan nahay keep going Allah haa nookaa daayo
@@xabiibokeyf3535 Walal malin un wan kulmi dona hadiyad qiimo badana wanku sin dona, aniga Jecelkayga gabdhan saxibadeya waxanu Jognay Paris Bundadi Qufulka lugu xerayay furaha lugu turyay mesha, hestan marki igu horrayso an maqlo marka bey ahayd, aniga ayidana wanku salamayna
@samiyakhadar2161
4 жыл бұрын
Heestan anigo aan rer lahaan ayaan dhagaysan jiraya waqtiga wiil ayaan jecelaa mudo 6 sano alx manta wiilka ayaan is guursanaya wixii is jecel Allah isku keeno amiin
@simiranbebbran8046
2 жыл бұрын
Masha Allah wlashey qli 💞❤️
@xabiibokeyf3535
2 жыл бұрын
Samiya khadar hambalyo xabiibti sharaf
@hodanibrahin1569
Жыл бұрын
Masha Allaha Allaahuma Aamiin ❤❤❤🎉
@Muna-n8i
26 күн бұрын
2.4pm 10/9/2024 xasuus ban usoradiyay🎉🎉🎉❤❤❤
@Shankarooneeyy
4 ай бұрын
Heestaan aad ban ujeclahy ilaa 2019 wan ku soo noqda mar walba i.a qofkeyga markaan helo wan isla dhagaysan doona 🫶🏻💖
@AmiinYare-o3g
Ай бұрын
Hye shan karooney ma heshy qofkaagi😂
@Kingciska4
8 ай бұрын
Ala mxa heestan raadin jirey in badan ugu dambayn waa helay ❤❤❤❤ Ilove this song wlhi
@mahamedaden7237
4 жыл бұрын
Inta jiifka ku dhageysanayso ee comment ga akhrineyso like ta ha iga xasdina.
Hdgxtjsi has the ability and a good sense for it in order and a lot more fun and the best in a good sense than it was in his own words is an interesting way for us 🍐🍒🛍🌽💰🍓🍎🍋🍋🍅🌶🍅🍏🐣🍇🍉🥊🍈🌶🍑🍑🍊🥔🥔
Heestani waa heesaha dhifka ah ee laxan cajiiba la saaray midhoquruxbadan Well done 👏✔👍
@CiilowYare-dt7if
Жыл бұрын
Heeskan waxaan ku soo xasuustay hoyadey macan dahbabo aduun keygii miss you 😢 Muqdisho to Netherlands 😢😭
@CABDULLAAHI_YAASIIN
Жыл бұрын
Xabiibo Keyf, cod baa ilaahay ku galladay xaqiiqdii. ♥️🥰
@yahyesaylan712
3 жыл бұрын
Alla yacisak waa hees cajiib ah kuna wanaagsan dhagysiga, si Daganaan ah baan u dhagaysanyaa wana hees ku haboon lamaane is jecel. Amazing song. Xabiibo kayf Alle codka hakuu barakeeyo.
@xabiibokeyf3535
2 жыл бұрын
Yahye saylan aamiin yaa rabi wll mcn shukran
@somaliaandjiboutionelove9958
5 жыл бұрын
War gabadhu fanan ayey aheyday cod mcnaa masha Allah heestan waxaan ka arkay fbga qof uu statuska usaranyahay wlhi waan weydiyay sun jecel ayan qoray weyna isoo baxday nice song
Saka waxan xasuustey wakhtigii igu horeyse ee jaceyl igu dhacey ax jaceylku xanuun badanaaa heestan baan dhegysan jirey ma ku guuleysan qofkaan waxaso xanuun u soo marey alle qof kasto qof jecel ha u soo dhaweey
@adeeghayemarket
6 жыл бұрын
Hees shidan heestan waqti baan ku lumiyay inaan helo like hadii aad adna status kasoo raadisay
i like listening this song. my number one favourite.Ha igoynin seedahaa ha igu xiran silsilad birah hada waan soconayaaye sun jaceyl ha igu dilin.
@xabiibokeyf3535
5 жыл бұрын
evans onyancha shukran wll mcn sodhawoow ❤❤❤👑🌹👈
@alimohamed4897
4 жыл бұрын
Ws
@fadumofarahmohamed7909
6 жыл бұрын
Ha igoynin sedaha ha igu xirin sil silad birah hada wan soconayaaye sun jaceyl ha igu dilin qofkan dunida u jeclaha isoo direy ka dib wax badan ayaan raadshey ayadoo dhameystiran cawey isoo xero gashey
Ha igoynin seedahaa ha igu xiran silsilad birah hada waan soconayaaye sun jaceyl ha igu dilin Alla wiil rageed badankood sun bey la waregayaane ma ayagaa Asal ka yahay muxibadiyo jcylka Ax yaaa ereyo runta kama daalo dhageysidegda Cod100 Miraha100 Laxanka100 Kaamil hees ah
Wwwww Msha allh gabadhan wan kadaba dhacay kal iyo lab codkeda macan stelku kasii daran siden uhela gabadhan halmar okaliya side u arka gabadhan
@cocosnape286
4 жыл бұрын
Waad heliya numberkaaga udhaaf
@umuridwan2042
4 жыл бұрын
Wlhi ani xasus I tahay 2019 xajikeyga o wagas ley didi jiray ayan isku qadi jirnay hestan hada wan is hantine wlhi alxm heystan markan maqlo mela I xanunto❤❤❤❤❤❤
Heestan ibadan ayan radiyay waxanan Ku bartay tik tok dadka o qadaya radin badan kadib manta ayan Ku gulystay 5:12:2018 inan dhagaysto waaaw hees iyo badh iga dheh
@xabiibokeyf3535
5 жыл бұрын
Iska Kali ahaw shukran wll mcn ❤❤❤❤❤❤🤴🤴🤴🤴🤴🌹👈❤💙❤💙❤💙❤💙❤💙❤💙❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💙👍
@abdijabar6118
5 жыл бұрын
@@xabiibokeyf3535 i like thise heess lkn intaaan dhagaysanaayo dambibi ayaaaa kuuusucdaaa
@amiintaagan7983
4 жыл бұрын
@@xabiibokeyf3535 new Orleans has the most common ground to get a lot better than the NFL in the last hxgxgsjx HTC HIV banish hzywu is shown zhxgxta
@yahyehusseinroble1773
5 жыл бұрын
Hestan xasus aye igu dhafte wlhi Ha igoynin seedahaa ha igu xiran . Silsilad birah hada waansoconayaaye sun jeceyl ha igu dilin ..:Dhaguhu sifiyaa hadalkagu Ayaney oo salanta guud iyo Sawirkagu weye nolal
@xabiibokeyf3535
5 жыл бұрын
Yahye hussein roble thanks my young brother inoloow inbadan cade ❤❤❤❤❤❤🌹👈
Wwwwww Eesh calaa xul axsan fanaaniinta qarniga Allah ha isu kiin daayo 👌👏👏👏❤️❤️❤️💃
@drmusadaq3274
7 жыл бұрын
waw masha allah cod mcn hore u sii soco eedo mcn
@xabiibokeyf3535
7 жыл бұрын
Dr Musadaq32 thanks eedo macaan inoloow inbadan 😍😍😍😍😍👍
@abdulahimohamed5491
5 жыл бұрын
Dhaqtarkii sirteydiyo Ama sheeko saan ahy Warna aan ka sugayoow Alxaa song wa heesaha lamaanayaashu isku sii jiiidan karaan heestan fanaanada qaada hada kadib heesahooda kaliya dhagaysanaya Xabiibo keyf one love ina adeer
Пікірлер: 883