Used to listen to this song as a batchelor and now I am father of four. ALHAMDULLILLAH. My days when hasaawe the greatest pain before me. Now living with my better half in a beautiful world. ALHAMDULLILLAH.
@lovesomaliaplasma3447
5 жыл бұрын
xasuus 2012 Garissa alx hadana 2019 xamar serving my people through protecting their enemies,am soldier
@yussufmaalim2750
5 жыл бұрын
elmi garad 2012 USA and now Am in Garissa serving my people alx
@Hanad75
4 жыл бұрын
Xasuus 2012 gaarissa iyo nolal adag and now nairobi alxm
@walaalmascuudbarkad8883
4 жыл бұрын
We are proud of our national army and intelligence.
@nurdinmohamed4779
2 жыл бұрын
Simba 🔥🔥🔥
@xalanexayle5183
11 ай бұрын
Wll somali icticmaal😮
@Ayuub567
Ай бұрын
Eid wanagsan guys 2024 ya. Ila dhgaysanyo hestaan😢♥️✌🏾
@issackahmed4868
3 жыл бұрын
Way kabaxsaati fartuun cot macaa 😍😍if your still lessening say hi to 2021
@sundusahmed6268
2 жыл бұрын
Inta ila dawanaysa 2022 ismuujiya 😂😂😂
@dunga8311
10 жыл бұрын
love this music.......... from sweden
@abdirahmancade8986
4 жыл бұрын
Nice song shuceyb yare and fartun birimo ishcala hees mcn o shidan
@abdikadir3652
11 жыл бұрын
hees macaan aad Ayaan uga helaya brimo iyo shuceyb labadabo heestaan wee ka baxsaden
@moali1221
12 жыл бұрын
the music is amazing and the boy's voice is shaking while the girl's action is attracting...... I like to be there..... jacaylkii yagleellaa waa yaqiin halkuu degay Inuu nabar ku yaallee Mar yaddaada igu qabo.......
@CaaqilMohamed-vd6gk
10 ай бұрын
11 years Kadib dhagysanayaaa
@Hanad75
4 жыл бұрын
Xasuus 2012 garisa alxm hadana nairobi
@waanjeclahayallaah4895
Ай бұрын
Walalo yalow wiilkan shuceyb yare ahay Xagu ku danbeyay nah in muda ah hawada ka baxay olmosti 7sanah way dhan tahay yaa war ka hayo nah
Xaauus wlhi I used listen this song 2011 and 2012 long time with memory card
@abdikaabdika1564
4 жыл бұрын
Heste xasus wlhi 2012 MDR hdna alx 2019 nai
@dahirjimale7541
8 жыл бұрын
nice song iga dheh fartun birimo xiligii waabari iney soo baxdo ayeey aheyd...
@abdiali2753
11 жыл бұрын
Masha llaaaaaaaaaah fanaan laga daba dhacay shuceyb Abdi rahmaan nice songs
@cabdishakurshawkani8228
6 жыл бұрын
Waa la fanaan oo sacad saciid ah
@damacqurux1546
11 жыл бұрын
i love this song i love fartun birimo songs
@ibrahimhusseinfarah7961
7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏🇸🇴💗💗💗💗💗💗💗😍😍😍😍 jaceelkii yagleelnaa waa yaqiin halkuu dagay 2012 ilaa 2017 aa ku haystaa 💗💗💗💗
@meiranmoalin7665
7 жыл бұрын
Heestaan wey iga dhax baxday marka 18 Ka ahaa ilaa hada dhageysanooya laba sano Ka hor caadi maaha Abaayo kaalay Hadaan nahay reer Galmudug dheesha Waa ku ficanahe anaka xita caadi maaaha ❤️❤️❤️
@mahadmohamed2808
7 жыл бұрын
Meiran moalin 18
@amranhassanalilajecley4587
5 жыл бұрын
🇸🇴😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴and
@adeshabdirahman7739
5 жыл бұрын
Yaa dawanaayo heestani 2019 xasuus 2012?
@caaishokiin6068
5 жыл бұрын
Aniga
@adeshabdirahman7739
5 жыл бұрын
@@caaishokiin6068 wano wad wadnaa
@nuurhussein7317
4 жыл бұрын
Alfanaan calankiisu dhacin wali shaceyb yare reer Germany
Markaan yara ku eegaba Yuunbada xasuustee Ma yamaarug ubax laa Yartaan waan layaabee. Jacaylkii yagleelnaa Waa yaqiin halkuu dagay Inuu nabar2kuyaalee Mar yaddaada ila qabo! 17/7/21
@maryanmohamedmohamoud1954
5 ай бұрын
2024❤
@fartuunmohamedahmed2889
Жыл бұрын
Still watching 2022.
@MA7CC
10 жыл бұрын
Awooooow Saalax reeer hiiindeeey wee is soo aruuursadeen birimo gropkeeeda waan ku heestaa ani wax nooolaa ku nooleeyo eeboow iga ilaali laf lafta anaaa isku nacay caaatanimo.loool
heestan aad ayaa uga helaa tan kale xusuus dheer ayaa gala markan dhageysto
@dalmarosman2999
11 жыл бұрын
waaaaaaw waaaaaaw heeso intaan dhageysanaayay heestaan oo kale sidaan u dhageyso uma dhageyso mana ka dhargo dhageysigeeka ma dh llah afkiina caano laku qabay
Пікірлер: 136