@@atisar3246ninka iskadaa walaahi intaan aqaanay wax wanaag san ayaan ka arkayay waa qof wax soo kordhiyay 😁😳😕
@zakirgamer1218
Жыл бұрын
❤
@yahya-wadani
Жыл бұрын
Waa runtii North America kaniisado ayaa wada leh hospitals, universities, big banks and all financial institutions, mashallah first Islamic bank waa guul Wayne,thanks to somali financiers who put it all together 👏
@somalitrucker
Жыл бұрын
Hadalkaan waa sax
@kalsonwacaniskokalson1925
Жыл бұрын
This bank is victory for all Muslims including Somalis 🌹🇸🇴💓🇹🇷🌹
@AhmedAbdi-vl5jc
Жыл бұрын
Maashaa allaah wariye qaali ah oon war kii sa jeclahay allaha ku xafido abdi salaaan
@Aasiyayr277
Жыл бұрын
Masha Allah Hormar wcn Bank islamic waanu soo dhowaynynaa👏👏👏
@fowsiyohussein5150
Жыл бұрын
Maashallaah islamic bank waa ku faraxnay Wariye cabdisalaan runtii waa wariye cummunity ga wax u tara allaha noo daayo maalin walba wax wanaagsan baa noo keentaa 🥰👌👌🤘
@mahadguray4241
Жыл бұрын
Warye c/salaan herari alle haku barakeeyo wararkana maalin kasta mid soo duub waad ku mahadsantagay wariye qaaliya
ilahay haygu arsaqad aan ku malgashado way u qalman malgashi fadlan ee duceeya inu ilahay arsaqada ee wasiciyo idinkana ilahay dhamantin haydin wasiciyo Amiiiiin❤
@lulomar7773
Жыл бұрын
Masha Allah waa wac lagu farxo allah idiin siyaadiyo ❤🙏
@Hasnktal
Жыл бұрын
Ruuxkasta oo wax soo kordhiya kudayasho ayuu midanyahay mashallah
@amazingrespect3115
Жыл бұрын
Masha allah allah hanii baraakeeyo insha allah
@MrGeele001
Жыл бұрын
اسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يوفقكم ويسعدكم ويرزقكم. اخوكم ابو محمد من الصومال ومقيم في النرويج
@Africa202to4
Жыл бұрын
Masha allah wa hormar ku dayasho mudan dhamaan inta ka qeyb qadatay alle hala garab galo
@garaaadibnuahmed8664
Жыл бұрын
Masha Allah Somalidu aad bay ugu fiican yhn Xagga Ganacsiga
@GeneralHensaleey
Жыл бұрын
Masha allah Najah Bank Welcome with open hands Somalis doing good in Minnesota Hensaleey real estate is coming soon insha allah
@abdulrahmanaar6877
Жыл бұрын
Maasha Allaah dadka Somalida ahi waa kuwa si fiican suuqyadda tartar ugu jira sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen dhaqaalaha iyo nolosha dadka muslimka ah, hore u soco Najaah Bank
@user-pl4xk7ly8t
Жыл бұрын
First Islamic bank in USA 🏦and First Somali Bank is USA🏦. Hambalyo 👏
@AliHassan-cx5dy
Жыл бұрын
soomali waxay leedahay waxba kuma darsan karo 2005 mineapolis waxaa noogu yimi niman wadaado u muuqday oo guryo ka dhisayay boosaaso waxaan ka mid noqday dadkii fikirkaa ka helay $15000 baan ku darsaday ilaa hada gurina ma hayo lacagna ma hayo mashruucii wuu khasaaray baa lanagu wer geliyay ma mucaaradayo fikirkan ninkani wado lkn kolay aniga iyo dadkii qaarkood iga lacagta badnaayeen dib waxaa u aamini mayno
@mahamudnurmahamud7241
Жыл бұрын
dhibka somalida hesato waxa kamid ah when this kind of opportunity comes they don't take it specially when it's presented from our own community I'm from Australia I wish I can be one of the first customers. good luck guys you doing great job Allaha garabkina ha galo
@AAA-sx5ej
Жыл бұрын
I agree with you, but my take on these so-called islamic banks is, they are just rebranding riba and giving it fancy arabic names like mudharaba etc etc and their products tend to be more expensive than the conventional banks. You can not run a bank that is regulated by the central bank/federal reserve using interest bearing policies and claim to be technically islamic in anyway sha. That's my problem with these institutions
@abdirahmanabdillahi3537
Жыл бұрын
Mashallah ilahy garabkiina hagalo dhaman mulkilayaasha Najah bank waxqabadh cusub loona bahnaa ayd kenteen sidoo kale Abdisalan herari keep going role model journeylist
ManshAllah ManshAllah mabrouk allah Haa barakeyo .
@m.a.y8558
Жыл бұрын
Masha Allah, horumar wacan.
@bashman345
Жыл бұрын
Well done 🎉 Allahuma baarik
@lebaan4795
Жыл бұрын
Indeed We need very I am one of the first one. Thank you for your making this for the community I know it is a lot of hard work to bring here but I will ask you this Hass to be unique and very safety safety is main important the bank needs a lot of work good customer service and patient we need professional When the customer come how to deal very important The time should not take too long Anyways Welcome Open hand I will see you soon.
@khaliifmohamed5781
Жыл бұрын
Masha allah guuleysta
@mustafejama2211
Жыл бұрын
❤hereri ❤
@muznaahmed6968
Жыл бұрын
Mashallah Allah it was Amazing episode Najaah Bank ❤ I have questions I anyone outside American i can investment like someone living in Somalia, Somaliland or Europe 🇪🇺 countries.
@saeedosman3016
Жыл бұрын
Guul iyo horumar
@hersi_moumin06.
Жыл бұрын
Masha allah waa arin laguu farxoo
@user-gr4qg5zm1d
Жыл бұрын
MASHA ALLAH ALLAHU AKBAR
@jilbagabtv
Жыл бұрын
Haaye haaye ❤
@munaibrahim8226
Жыл бұрын
Maasha Allah
@bashka1064
Жыл бұрын
Hereri to the world 🌎
@ugaskawadanka2623
Жыл бұрын
See loo qayb sanayaa share ka 4.5 miyaaa. Reërkee ugu badan bangiga. Mashalah waa kaftane Wan so dhawaynaynaaa bangiga Lawyer Cabdikariim Waa nin xeer ilaaliye ah
@ahmedjama5524
Жыл бұрын
Maasha-allah. Waa dadaal weyn oo loo baahnaa ganacsigan ku saleysan islaamka. Guul ayaan u rajeyneyaa
@adansantur4677
Жыл бұрын
Good job the only good thing ever Somalia ever done
@SomaliDNAPeaceProject
Жыл бұрын
Masha Allah 🎉
@laylaomar-vv1wt
6 ай бұрын
Saxiix. Guuri. Riiba. Lagu. Gada. Laguma. Dukan. Karo. Waa. Xaran
@hamdimustafe1664
Жыл бұрын
Masha allah
@abdihakimmmohamud7230
Жыл бұрын
Dahabshiil hore usoco.
@husseinmataan8275
Жыл бұрын
ma dahabshiilbaa leh
@fahmoadan8202
Жыл бұрын
Maashallaah ❤❤❤❤❤❤
@yonissayid6073
Жыл бұрын
Maanshaa allaah north america waxaa yaalla horumar nin walba meesha uu is dhigo
Masha Allah walahi Somali America aadbad u dadashen wow walalow anaga share maku darsan karna hadanunahey reer UK ❓
@musemuse1507
Жыл бұрын
Reer Uk hadssd tihiin masaakiin ayaa tihiin ma adinkaa lacag haysta
@baburo101
Жыл бұрын
Federal Deposit Insurance Corporation (FDIC) maheystaa bangigu? Su'aashaas jawaabteeda Hereri team comment-ga haku pin 📌 gareyaan fadlan.
@ridwaanhassan8790
Жыл бұрын
Federal Deposit Insurance Corporation (FDIC) cid aan haysan Banki kama furan karto Mareykanka
@cicfantastic6699
Жыл бұрын
Allaha la garab galo waa arin wanaagsane.
@muhubojama1231
Жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah brother sidee ayaan kugula xariiri karaa waxaan rabey in aan information idinka waydiiyo dadka raba in ay qaataan guri aan ribo aheyn
@AbdisamadHuseinAbdi
Жыл бұрын
This is great opportunity
@atisar3246
Жыл бұрын
Hereri❤❤
@hodanahmed9167
Жыл бұрын
MashaAllah alle ha barakeeyo waa guul muslimiinta usoo hoyatay waxan rajaynaya mid guulaysta inuu noqdo oo sakhiro iyadoo weliba ay adagtahay in laga furo USA iyadoo imikaba ay jirto la dagaalan diinta islaamka laggula jiro
@Soomaaliyeey-toos
8 ай бұрын
Fadlan canada branch nooga fura
@user-gz5lo4gv6k
Жыл бұрын
One❤
@asisuw
Жыл бұрын
Mashallah, this is needed. However,$10,000, will grow up to $300,000, that is a EXAGGRRTION!
@ayanmohmed510
Жыл бұрын
Taasa macaquul ma ah lakiin waa ku dhirasho waa ina aad Waxa biloowdo una insha Allah dhaqaluhu waa iska imaan good 👍
@ibrahimdhere
Жыл бұрын
Are the Deposits insured by the FDIC? Intaas le ii weydii walaal?
@abudarda00
Жыл бұрын
Suaal fiican laakin uma maleynayo
@somalitrucker
Жыл бұрын
Halaisheego
@mohamedelmi9020
Жыл бұрын
Off course they do
@ibrahimdhere
Жыл бұрын
@@mohamedelmi9020 I wish a business journalist would sit with the dude and ask him all those important questions. Just wondering the chances of the bank thriving knowing well the American banking system is based on interest? Too many questions but hopefully they came through with the answers
@cabdallayare8749
Жыл бұрын
❤❤❤
@januarySl2024
Жыл бұрын
I hope in aanu noqon goob laga maalgeliyo Shabaab iyo Daaciish. Dawladaha Somaalidu way badan yihiin laakiin baankigan rinji bluu ah oo kii Somaalia ah ayaa lagu malmalaasay
@raxaweynroyalty4804
Жыл бұрын
Please do your investigation. The building he is Claiming does not list his bank. This is so fishy. Don’t just give your money to him without investigation.
@user-st1gh7ts6c
Жыл бұрын
Soomalida dalkii joogtaa ma ka qayb qaadan karaysaa baankaa in lacag la dhigto
@hindarooble4075
Жыл бұрын
Qof dibada joohaa ma ka qayb gali karaaaaa ple
@laylaomar-vv1wt
6 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤
@Ahmed5166
Жыл бұрын
Suaal? Share holder ku ma u furan yahay Somaliada Canada?
@kaneecgroup
Жыл бұрын
soomaaliyey yaan la idin dhicin howshaan waa iska ruwaayada
@LJama6119
Жыл бұрын
marnaba ma aqbalidoonaan bank islami ah. waa la shirqooli si loo xiro. bank-yadu ma aha ganacsi loo ogol yahay qofkasta. family-yo kooban ayaa maamula bank-yada aduunka. they have big dreams ilaahay ha u sahlo.
@HassanAliHassan1960
Жыл бұрын
Scww. Bro hilibka McDonald baqti waaye maa tiray? Are you sure
@hana7ish
Жыл бұрын
Are the Deposits insured by the FDIC?
@KaamilBeerlule-lp3vo
Жыл бұрын
Ma a wanku farxeynaaa Lkn in loo bixiyo magaca bank magaaloyinka soomiya magaalo kamida magaceeda sas buu ku quruxbadnaan lahaaa🎉
@nasirabdalla8811
Жыл бұрын
Jawhar, Jamame ama Marka baan jeclan laha in logu magac daro
@muntazissa6837
Жыл бұрын
aniga ma so gelayo madama noqotqy somalia shanta somalidaba in loo furay ahayd maha soamalia qudha markaa sidasi darteed kuma jiro
@abdirashidyousufomer6665
Жыл бұрын
Somalida aan america joogin ma ka qayb gali karaan? Sida Africada kale iyo wadankiiba kuwa jooga.
@maahiribraahin4862
Жыл бұрын
Cabdi salanow midba maanta lahaa hereri warkiisa waa hala soo wada tahriibo Lakin anigu waan ogahay hurumaray iyo dadka somaliyed hal abuurka leh ayaad nala wadaagta sxb
@somalitrucker
Жыл бұрын
Meshan sifican aan ugaranaya waa in oo tago
@hana7ish
Жыл бұрын
SO who own the Bank?
@abdinaasir1125
Жыл бұрын
Kumahadsanis Abdisalan hawshaad somalida uhayso.
@cabdishukuur1407
Жыл бұрын
qof Soomaliya jooga maka qayb qaadan karaa shares-ka?
@NewsFusion24
Жыл бұрын
Sida reer miyiga ayaad comment wax ku warsanaysaa? Markasaad leeday waxbaan share? Orod website kooda tag oo baadi doon tag.
@ihavenoidea6889
Жыл бұрын
Northeast ga yaa Bank u aadaayoo is nacay
@GQ-sz2xn
Жыл бұрын
Vote kii aya qabyald noqday masajid ki aya qabiil lagu dhaqa yaa is aaminaya 😂😂😂😂😂😂
@omarabdi1042
Жыл бұрын
Lol ninka hadlayaaa waaa cadcadka reer xamar waa dhex dhexaad niyada khayr u sheeg
@dahirhassan1991
Жыл бұрын
Cabdisalaan bank islaamka ah majiree somalia kuwa jooga ayaa farri ku godan tahay macadala mid dhul gaalo jooga
@GQ-sz2xn
Жыл бұрын
YAA AAMINAYA QABYAALAD XUN AYA BILAABANTAY
@abdirashidlohos9166
Жыл бұрын
Asc brother adigoo ah raali bal noo faah faahi siday qabyaalada ku bilaabatay Bal noo faaiidee
@mahadhodey2774
Жыл бұрын
Waa dahabshil oo magac kale labaxday waxaad ka arki kartaa calamadooda
@safiyoahmed5864
Жыл бұрын
Calamada aad shegeyso waa janalka aad hada ka firsaneyso
@bileabddiAndi
Жыл бұрын
Abdi salaan hareeri adiga miyaa ka masul ah hadii qof lacagtiisa ku qasaaro? arimaha dhinaca dhaqaalaha finance-ka ah waa inaad ka talo bixin hadii adan aqoonteeda leheen ,hadii ee dhacdo inaad ka hadasho sidaan oo kale waa inaad ka afeefataa oo aad dadka u sheegtaa in eysan ka talo qadan oo ey la xariraan qolada aqoonta u leh . Arinkaa waa halis waana lagugu dacweyn karaa …madama aad talo ka bixisay adigoo aadan ka afeefan.
@ResonatingRealms
Жыл бұрын
He's not giving advice. He's just interviewing him.
@bileabddiAndi
Жыл бұрын
@@ResonatingRealms you know If someone talks about finance on their KZitem channel, they should provide a disclaimer at the beginning of each video If they don't provide a disclaimer, they could be held responsible for any financial losses their viewers experience.
@ResonatingRealms
Жыл бұрын
I was with you until you said At 16:32 " $10000 haduu gashto, 3 sano guduhood $300k iyo kabadan in ay unoqoto" impossible! Macquul ma aha!
@rod12456
Жыл бұрын
Don't dream too high brother
@ResonatingRealms
Жыл бұрын
Kkkk😂😂😂. Ok, brother.
@jamalahmed7459
Жыл бұрын
Yes. Somalis we are very emotional people what ever we do and in business can lead you to lose more than you gain.If read the comments, it all about MashaAllah. Ask the taught questions.? And when you satisfy. Say Masha Allah. Be aware of FOM. My attention is to encourage us to be vigilant. If I say or hurt someone pls for give me only Allah knows my attention. I wish success the brothers and the sisters when ever they are pursuing Hallal Business. Jizaka Allah all of you.
@rod12456
Жыл бұрын
@@jamalahmed7459 yes is true your are emotional . The critic is not the ideal of the bank. but buy share for 10k get yield 300k for 36 months 😂😂😂😂
@abdullahiyusuf5699
Жыл бұрын
Waxaan isleeyahay dowlada somalia ha ka faaidayso. Hagadato bankgiga. Faaido badan ayay wadanka somalia u qaban doontaa.
@KING_ZACK_275
Жыл бұрын
Cabdisalaan herari laandheere habar yoonisa 🔥🦁
@mohamedabdullahi5461
Жыл бұрын
@@abdikerinmohamedworsame2223 beenaale ma ahan habar jecelo waa habar yoonis waa nin garxajis
@khaderabdi5574
Жыл бұрын
😂waxay raban lacagtina ku shaqestan. Shirkadaha somalida oo dhan why bank aduunka ayay la shqenayan. bank adunka interest ayay ku shaqeya fa iidada lacagtina dhasho ayay ka fa iidayaan 🤔 ee somaliyey lashaqesta adunka wadad qooto qooto bes raban 🫢
@magacaygamaxamuud7253
Жыл бұрын
interest ?
@khaderabdi5574
Жыл бұрын
@@magacaygamaxamuud7253 wali ma aragtay bank adunka interest la aan shaqeyo ! Shacabka Somalia cabsi lagu bera galada hala shaqesanina anaga idinla shaqeneyno 😂 asaga noo dhaxenayo why 🤔
@musemuse1507
Жыл бұрын
saxiib bank yadii American meeqaa musalifay markaas ayaad hada leedihiin Bank ayaan fureynaa waar dadka lacagta haka qasaarinina
Somalis are serial investors, research based and investigate finer details of things. Imagine what was to happen if somalia was peaceful and structured. My people are super aggressive in business
@abdinaasir1125
Жыл бұрын
Waxan kulatalinlahaa walalkan in uu mashruucyada Bank-ka qaar sir u ahaato intay awoodyeelanayaan sida tusale ahaan “McDonald’s-ka in ay suuqa kucidhiidhin doonan” Sababtuna waa in shirkadaha leh ay iskudayikaraan in ay Bangigan curdinkaa hor istaagaan. Waatalo
@OmarAli-gr2cf
Жыл бұрын
War nacaskanani sakhraaan wayn waye hooyadaaa kunjeeer was ma xolaaa nu nagay markaaad dahabshill iyo telesom oo dhiiga dhulbahante lagu dadinayo qayb baad ka rahay uk waad ku soo laban doon taaaa
@muhubojama1231
Жыл бұрын
How I can contact you please
@adanguled5396
Жыл бұрын
Check the phone number and email, it’s on the screen.
Пікірлер: 127